{"id":474,"date":"2018-06-03T07:43:41","date_gmt":"2018-06-03T07:43:41","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=474"},"modified":"2018-06-03T07:58:56","modified_gmt":"2018-06-03T07:58:56","slug":"gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/","title":{"rendered":"GUDOOMIYAHA LAANTA K\/GALBEED EE AKADEEMIYADA AGA OO KA HADLAY WAXQABADKA LAANTAAS."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Laanta K\/Galbeed ee Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 (AGA) \u00a0Prof. Maxamed Cali Kalaay ayaa si faah-faahsan uga hadlay waxqabadka laantaas, War-saxaafadeed\u00a0 laga soo saarey xarunta laantaas \u00a0ayaa u qornaa sidatan:-<\/p>\n<h4>Ujeedo: <u>Warbixin Kooban oo la xiriirta Waxqabadka Laanta \u00a0Baydhabo ee Aga <\/u><\/h4>\n<p>Laga soo bilaabo tan iyo intii la aas-aasay Laanta Baydhabo, waxaan ku guuleysanay:-<\/p>\n<ul>\n<li>In sannad walba la qabto xuska caalamiga ah ee Afka Hooyo iyo guud ahaan munaasabadaha la xiriira daryeelka iyo nooleynta afka Soomaaliga.<\/li>\n<li>In Reer koofur Galbeed la fahamsiiyo jiritaanka Akadeemiye- Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo ujeedooyinkeeda.<\/li>\n<li>In aan qabano weegaar cilmiyeedyo iyo Aqoon is-weydaarsiyo Ardayda Dugsiyada Sare, Jaamiciinta iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka lagu barayo hawlaha ay u\u00a0 xil saaran tahay AGA.<\/li>\n<li>In Bulshada Reer Koofur Galbeed aan ku dhiiri-galino soo nooleynta Afkooda Hooyo iyo Dhaqankiisa.<\/li>\n<li>In Qalinleyda iyo Qoraayaasha lagu Barraarujiyo Qorista Buuggaagta si Jiilka soo koraayo loogu reebo wax ay raad-raacaan.<\/li>\n<li>Qabashada Tartan Suugaaneedyo kor loogu soo qaadayo Hal-abuurrada Reer Koonfur Galbeed ee soo baxayo.<\/li>\n<li>In Dib loo xasuusiyo da\u2019yarta sida uu ahaa dhaqankooda suuban, iyadoo aan barnaamijkaasi wadnay muddo 2 bilood ah, kaasi oo aan u bixinay (GEED FADHI),\u00a0Barnaamijkaas ayaa ahaa mid la isugu keenayo 8 Wiillal iyo 8 Gabdhood oo waxbartay, 2 Qof oo Dhaqan-yaqaan ah iyo 2 Abwaan,\u00a0 kuwaasi oo \u00a0isu-geyntooda ay noqonayso tiro dhan (20) xubnood, barnaamijkaas ayaa\u00a0 Jimco walba waxaa\u00a0 looga hadlaa Mowduuc gaar ah, sida (Qaabka Diyada loo kala qaadan jiray, Qaabka ay Soomaalidii hore la isu Guursan jirtay,\u00a0 Iwm).<\/li>\n<\/ul>\n<h4><u>Xiriirka aan la leenahay Laamaha kale ee AGA.<\/u><\/h4>\n<p><u>Laamaha kale ee aan bah-wadaagta nahay sida Muqdisho, Garowe, Hargaysa, Jabuuti,\u00a0 Jig-jiga iyo kuwa kale ee ku baahsan caalamka waxaan wada leenahay xiriir fiican oo dhan walba ka dhamaystiran.<\/u><\/p>\n<h4><u>Shirarka aan ka qayb galnay ee AGA.<\/u><\/h4>\n<ul>\n<li>Shirweynihii AGA lagu Daah-furayey ee Magaalada Muqdisho.<\/li>\n<li>Casuumadii Martiqaadka Qoraayada iyo Qallinleyda ee Muqdisho.<\/li>\n<li>Shirkii 28 Diseember 2017 ee lagu Daah-furayay Madasha AGA ee horumarinta afka Soomaaliga iyo Hal-abuurkiisa<\/li>\n<li>Sidoo kale waxaan ka soo qeyb galanay furtitaanka Tababbaro, Aqoon wadaag iyo barnaamijyo kale oo lagu qabanayay Xarunta Dhexe ee Aga ee Muqdisho.<\/li>\n<\/ul>\n<h4><u>\u00a0<\/u><u>Himolooyinka \u00a0Laanta Baydhabo <\/u><\/h4>\n<ol>\n<li>In Bilaha 7aad iyo 8aad ee sannadka 2018 ay noo qorshaysan tahay in aan qabano Bandhigga Buuggaagta Baydhabo.<\/li>\n<li>Inaan qabano Bandhig Dhaqameed bilaha 9-aad ama 10-aad.<\/li>\n<li>In aan sii dar-dargelino wacyi gelinta Bulshada ee ku aadan in Afka Hooyo uu noqdo mid laga dhaqan geliyo Xafiisyada Dawladda, Iskuulada iyo Jaamacadaha Koofur Galbeed.<\/li>\n<li>In aan abuurno xarun aan ku fulino Hawlaha AGA Laanta Baydhabo.<\/li>\n<\/ol>\n<h4>Fiiro gaar ah:-<\/h4>\n<p>Tan iyo inta AGA Laanta Baydhabo la furay waxaa kor u soo kacay jaceylka ay ummaddu u qabto \u00a0Qoritaanka, akhriska iyo daryeelka \u00a0Af Soomaaliga \u00a0iyo Suugaantiisa, waxaan filaynaa in Buuggaag badan ay soo bixi doonaan.<\/p>\n<p>Wa Billahi Towfiiq<\/p>\n<h5>Diyaariye:- Prof. Maxamed Cali Kalaay<\/h5>\n<h5>Madaxa AGA Laanta Baydhabo<\/h5>\n<h5>Telefoon: +25261-5590134<\/h5>\n<p><u>\u00a0<\/u><\/p>\n<h5><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-475\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/DSC00308-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/DSC00308-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/DSC00308-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/DSC00308-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-476\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/20171228_101931-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/20171228_101931-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/20171228_101931-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/20171228_101931-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-477\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/28168497_1768833693180000_7371685319638399027_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/28168497_1768833693180000_7371685319638399027_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/28168497_1768833693180000_7371685319638399027_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/28168497_1768833693180000_7371685319638399027_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/h5>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Laanta K\/Galbeed ee Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 (AGA) \u00a0Prof. Maxamed Cali Kalaay ayaa si faah-faahsan uga hadlay waxqabadka laantaas, War-saxaafadeed\u00a0 laga soo saarey xarunta laantaas \u00a0ayaa u qornaa sidatan:- Ujeedo: Warbixin Kooban oo la xiriirta Waxqabadka Laanta \u00a0Baydhabo ee Aga Laga soo bilaabo tan iyo intii la aas-aasay Laanta Baydhabo, waxaan ku guuleysanay:- In sannad walba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":481,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>GUDOOMIYAHA LAANTA K\/GALBEED EE AKADEEMIYADA AGA OO KA HADLAY WAXQABADKA LAANTAAS. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"GUDOOMIYAHA LAANTA K\/GALBEED EE AKADEEMIYADA AGA OO KA HADLAY WAXQABADKA LAANTAAS. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha Laanta K\/Galbeed ee Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 (AGA) \u00a0Prof. Maxamed Cali Kalaay ayaa si faah-faahsan uga hadlay waxqabadka laantaas, War-saxaafadeed\u00a0 laga soo saarey xarunta laantaas \u00a0ayaa u qornaa sidatan:- Ujeedo: Warbixin Kooban oo la xiriirta Waxqabadka Laanta \u00a0Baydhabo ee Aga Laga soo bilaabo tan iyo intii la aas-aasay Laanta Baydhabo, waxaan ku guuleysanay:- In sannad walba [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-06-03T07:43:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-06-03T07:58:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/Prof.Kalay_.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"901\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"507\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"GUDOOMIYAHA LAANTA K\/GALBEED EE AKADEEMIYADA AGA OO KA HADLAY WAXQABADKA LAANTAAS.\",\"datePublished\":\"2018-06-03T07:43:41+00:00\",\"dateModified\":\"2018-06-03T07:58:56+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/\"},\"wordCount\":465,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/\",\"name\":\"GUDOOMIYAHA LAANTA K\/GALBEED EE AKADEEMIYADA AGA OO KA HADLAY WAXQABADKA LAANTAAS. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-06-03T07:43:41+00:00\",\"dateModified\":\"2018-06-03T07:58:56+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"GUDOOMIYAHA LAANTA K\/GALBEED EE AKADEEMIYADA AGA OO KA HADLAY WAXQABADKA LAANTAAS.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"GUDOOMIYAHA LAANTA K\/GALBEED EE AKADEEMIYADA AGA OO KA HADLAY WAXQABADKA LAANTAAS. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"GUDOOMIYAHA LAANTA K\/GALBEED EE AKADEEMIYADA AGA OO KA HADLAY WAXQABADKA LAANTAAS. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Gudoomiyaha Laanta K\/Galbeed ee Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 (AGA) \u00a0Prof. Maxamed Cali Kalaay ayaa si faah-faahsan uga hadlay waxqabadka laantaas, War-saxaafadeed\u00a0 laga soo saarey xarunta laantaas \u00a0ayaa u qornaa sidatan:- Ujeedo: Warbixin Kooban oo la xiriirta Waxqabadka Laanta \u00a0Baydhabo ee Aga Laga soo bilaabo tan iyo intii la aas-aasay Laanta Baydhabo, waxaan ku guuleysanay:- In sannad walba [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-06-03T07:43:41+00:00","article_modified_time":"2018-06-03T07:58:56+00:00","og_image":[{"width":901,"height":507,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/Prof.Kalay_.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"GUDOOMIYAHA LAANTA K\/GALBEED EE AKADEEMIYADA AGA OO KA HADLAY WAXQABADKA LAANTAAS.","datePublished":"2018-06-03T07:43:41+00:00","dateModified":"2018-06-03T07:58:56+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/"},"wordCount":465,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/","name":"GUDOOMIYAHA LAANTA K\/GALBEED EE AKADEEMIYADA AGA OO KA HADLAY WAXQABADKA LAANTAAS. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-06-03T07:43:41+00:00","dateModified":"2018-06-03T07:58:56+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-laanta-koonfur-galbeed-ee-akadeemiyada-aga-oo-ka-hadlay-waxqabadka-laantaas\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"GUDOOMIYAHA LAANTA K\/GALBEED EE AKADEEMIYADA AGA OO KA HADLAY WAXQABADKA LAANTAAS."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=474"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":482,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/474\/revisions\/482"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/481"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=474"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=474"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=474"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}