{"id":4654,"date":"2021-01-22T21:04:51","date_gmt":"2021-01-22T18:04:51","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=4654"},"modified":"2021-01-23T17:53:22","modified_gmt":"2021-01-23T14:53:22","slug":"wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Warfaafinta oo Shahaado-Sharaf ku Maamuustay Akadeemiye-Goboleedka AGA"},"content":{"rendered":"<h4>Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawaladda Federaalka Soomaaliya ayaa Shahaado Sharaf qiimo badan waxa ay habeenkii xalay ahaa oo ku beegnaa 21\/1\/2021 guddoonsiisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA).<\/h4>\n<h4>Shahaado-sharafataan la guddoonsiiyay AGA ayaa waxaa ku qornaa in ay Akadeemiyadu ku mutaysatay <strong>dadaalkeeda, hawl-karnimadeeda iyo kaalinta weyn ee ay Akadeemiyadu ka qaadato horumarinta afka Soomaaliga iyo gacantii ay ka gaysatay dib u soo nooleynta iyo hirgalinta wargeyska Dalka<\/strong>.<\/h4>\n<h4>Bixinta shahaado-sharaftaan ayaa waxa ay qeyb ka ahayd xaflad ballaaran oo ay Wasaaradda Warfaafinta ku xusaysay munaasabadda 21 Janaayo oo ku astaysan maalinta saxaafadda Soomaaliyeed.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddaas masuuliintii sare ee khudbadaha ka jeediyey waxaa ka mid ahaa Guddoomiyaha AGA Dr. Maxamed Daahir Afrax oo si qoto dheer uga hadlay taariikhda iyo heerarkii kala duwanaa oo ay soo martay warbaahinta Soomaaliyeed iyo sida uu ku dhashay wargayskii <strong>Xiddigta Oktoobar<\/strong> oo ahaa wargayskii ugu horeeyay ee ku soo baxay Afka Soomaaliga 21kii Jannaayo 1973kii, ka dib markii farta rasmiga ah lagu la go\u2019aamiyey 21kii Oktoobar 1972kii.<\/h4>\n<h4>Dr. Maxamed Daahir Afrax oo munaasabaddaasi ka soo jeediyay khudbad aad loo jeclaystay ayaa sheegay in ay xasuus gaar ah ku leedahay xilligii la bilaabay in la qoro farta Soomaaliyeed, waxaana uu caddeeyay waqtigaasi oo qiimihiisa lahaa inuu ka soo qeyb-qaatey sidii loo horumarin lahaa qoraalkii farta Soomaaliga oo xilligaasi aheyd mid curdun ah.<\/h4>\n<h4>Dr. Afrax ayaa si qota dheer u iftiimiyay Af-Soomaaliga iyo saxafaaddu in ay yihiin lammaane aan kala maarmin oo haddii ay iskaashadaan wax badan oo wanaag ah laga dhaxli karo, asagoo tibaaxay labaduba in ay meel weyn ku leeyihiin taariikh-nololeedkiisa.<\/h4>\n<h4>Wuxuu hoosta ka xarriiqay in aaney saxaafaddu jiri karin la\u2019aanta afka dadka lala hadlayo, isaga oo dhinaca kalana xusay in aanu afku horumarka loo baahan yahay gaari karin haddii uusan helin warbaahin tayaysa, isla markaana diiwaan-galisa oo dadka gaarsiisa.<\/h4>\n<h4>\u201cDhibaatooyinka Af-Soomaaligu ka dhaxlay burburkii iyo qaran-jabkii dhacay waxaa ka mid ah tayo-beelka Af-Soomaaliga loo adeegsado dhinacyada kala duwan ee nolosha oo ay ka mid tahay warbaahintu. Si dhibaatooyinkaas looga baxo waxaa loo baahan yahay gurmad ummadeed iyo mid qaran oo la isla socda, si la isu-kaashado sidii afkeenna hooyo looga badbaadin lahaa halista ku soo fool yeelatay, sida afafka qalaad oo ku soo duulay kaalintii uu lahaan jireyna ka saaray\u201d ayuu yiri Dr Afrax.<\/h4>\n<h4>Ugu dambayntii Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax waxa uu u mahad-celiyay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, oo soo agaasintay xuskaasi qiimaha badan, sidoo kale waxa uu Guddoomiayha AGA uga mahadnaqay\u00a0Wasaaradda Warfaafinta\u00a0Shahaado Sharafta ay ku maamuustay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA).<\/h4>\n<h4>Dr. Afrax waxa uu gaba-gabadii hadalkiisa ku sheegay inuu Wasaaradda Warfaafinta uu ugu hambalyeeynayo soo saarista wargeyska <strong>Ilayska Dalka<\/strong>, asagoo ku boorriyey in loo baahan yahay in ay warbaahinta qaranku tusaale fiican oo lagu daydo noqoto xagga tayaynta AfSoomaaliga iyo xirfadda saxaafadda.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4659\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140651307_887498338665690_2106528148384748466_n-1024x576.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140651307_887498338665690_2106528148384748466_n-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140651307_887498338665690_2106528148384748466_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140651307_887498338665690_2106528148384748466_n-768x432.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140651307_887498338665690_2106528148384748466_n-150x84.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140651307_887498338665690_2106528148384748466_n-600x337.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140651307_887498338665690_2106528148384748466_n-696x391.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140651307_887498338665690_2106528148384748466_n-1068x600.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140651307_887498338665690_2106528148384748466_n-747x420.jpg 747w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140651307_887498338665690_2106528148384748466_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4655\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/141739724_414383876662990_6501352020852217072_n-1024x576.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/141739724_414383876662990_6501352020852217072_n-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/141739724_414383876662990_6501352020852217072_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/141739724_414383876662990_6501352020852217072_n-768x432.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/141739724_414383876662990_6501352020852217072_n-150x84.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/141739724_414383876662990_6501352020852217072_n-600x337.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/141739724_414383876662990_6501352020852217072_n-696x391.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/141739724_414383876662990_6501352020852217072_n-1068x600.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/141739724_414383876662990_6501352020852217072_n-747x420.jpg 747w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/141739724_414383876662990_6501352020852217072_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4661\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/141736729_831461670749807_2632780505606287866_n-1024x576.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/141736729_831461670749807_2632780505606287866_n-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/141736729_831461670749807_2632780505606287866_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/141736729_831461670749807_2632780505606287866_n-768x432.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/141736729_831461670749807_2632780505606287866_n-150x84.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/141736729_831461670749807_2632780505606287866_n-600x337.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/141736729_831461670749807_2632780505606287866_n-696x391.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/141736729_831461670749807_2632780505606287866_n-1068x600.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/141736729_831461670749807_2632780505606287866_n-747x420.jpg 747w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/141736729_831461670749807_2632780505606287866_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4658\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140335027_229912985346093_1988837600780090343_n-1024x576.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140335027_229912985346093_1988837600780090343_n-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140335027_229912985346093_1988837600780090343_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140335027_229912985346093_1988837600780090343_n-768x432.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140335027_229912985346093_1988837600780090343_n-150x84.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140335027_229912985346093_1988837600780090343_n-600x337.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140335027_229912985346093_1988837600780090343_n-696x391.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140335027_229912985346093_1988837600780090343_n-1068x600.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140335027_229912985346093_1988837600780090343_n-747x420.jpg 747w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140335027_229912985346093_1988837600780090343_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4656\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/139972972_236727428043462_9094480423416064462_n-1024x576.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/139972972_236727428043462_9094480423416064462_n-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/139972972_236727428043462_9094480423416064462_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/139972972_236727428043462_9094480423416064462_n-768x432.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/139972972_236727428043462_9094480423416064462_n-150x84.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/139972972_236727428043462_9094480423416064462_n-600x337.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/139972972_236727428043462_9094480423416064462_n-696x391.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/139972972_236727428043462_9094480423416064462_n-1068x600.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/139972972_236727428043462_9094480423416064462_n-747x420.jpg 747w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/139972972_236727428043462_9094480423416064462_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4665\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140728100_204264048083697_2515245130130772097_n-1024x576.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140728100_204264048083697_2515245130130772097_n-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140728100_204264048083697_2515245130130772097_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140728100_204264048083697_2515245130130772097_n-768x432.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140728100_204264048083697_2515245130130772097_n-150x84.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140728100_204264048083697_2515245130130772097_n-600x337.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140728100_204264048083697_2515245130130772097_n-696x391.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140728100_204264048083697_2515245130130772097_n-1068x600.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140728100_204264048083697_2515245130130772097_n-747x420.jpg 747w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140728100_204264048083697_2515245130130772097_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4664\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140395538_231560305120981_5248911337097147425_n-1024x576.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140395538_231560305120981_5248911337097147425_n-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140395538_231560305120981_5248911337097147425_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140395538_231560305120981_5248911337097147425_n-768x432.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140395538_231560305120981_5248911337097147425_n-150x84.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140395538_231560305120981_5248911337097147425_n-600x337.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140395538_231560305120981_5248911337097147425_n-696x391.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140395538_231560305120981_5248911337097147425_n-1068x600.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140395538_231560305120981_5248911337097147425_n-747x420.jpg 747w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140395538_231560305120981_5248911337097147425_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawaladda Federaalka Soomaaliya ayaa Shahaado Sharaf qiimo badan waxa ay habeenkii xalay ahaa oo ku beegnaa 21\/1\/2021 guddoonsiisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA). Shahaado-sharafataan la guddoonsiiyay AGA ayaa waxaa ku qornaa in ay Akadeemiyadu ku mutaysatay dadaalkeeda, hawl-karnimadeeda iyo kaalinta weyn ee ay Akadeemiyadu ka qaadato horumarinta afka Soomaaliga iyo gacantii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4659,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasaaradda Warfaafinta oo Shahaado-Sharaf ku Maamuustay Akadeemiye-Goboleedka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasaaradda Warfaafinta oo Shahaado-Sharaf ku Maamuustay Akadeemiye-Goboleedka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawaladda Federaalka Soomaaliya ayaa Shahaado Sharaf qiimo badan waxa ay habeenkii xalay ahaa oo ku beegnaa 21\/1\/2021 guddoonsiisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA). Shahaado-sharafataan la guddoonsiiyay AGA ayaa waxaa ku qornaa in ay Akadeemiyadu ku mutaysatay dadaalkeeda, hawl-karnimadeeda iyo kaalinta weyn ee ay Akadeemiyadu ka qaadato horumarinta afka Soomaaliga iyo gacantii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-22T18:04:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-01-23T14:53:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140651307_887498338665690_2106528148384748466_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"607\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Wasaaradda Warfaafinta oo Shahaado-Sharaf ku Maamuustay Akadeemiye-Goboleedka AGA\",\"datePublished\":\"2021-01-22T18:04:51+00:00\",\"dateModified\":\"2021-01-23T14:53:22+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/\"},\"wordCount\":460,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/\",\"name\":\"Wasaaradda Warfaafinta oo Shahaado-Sharaf ku Maamuustay Akadeemiye-Goboleedka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-01-22T18:04:51+00:00\",\"dateModified\":\"2021-01-23T14:53:22+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasaaradda Warfaafinta oo Shahaado-Sharaf ku Maamuustay Akadeemiye-Goboleedka AGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasaaradda Warfaafinta oo Shahaado-Sharaf ku Maamuustay Akadeemiye-Goboleedka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasaaradda Warfaafinta oo Shahaado-Sharaf ku Maamuustay Akadeemiye-Goboleedka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawaladda Federaalka Soomaaliya ayaa Shahaado Sharaf qiimo badan waxa ay habeenkii xalay ahaa oo ku beegnaa 21\/1\/2021 guddoonsiisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA). Shahaado-sharafataan la guddoonsiiyay AGA ayaa waxaa ku qornaa in ay Akadeemiyadu ku mutaysatay dadaalkeeda, hawl-karnimadeeda iyo kaalinta weyn ee ay Akadeemiyadu ka qaadato horumarinta afka Soomaaliga iyo gacantii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-01-22T18:04:51+00:00","article_modified_time":"2021-01-23T14:53:22+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":607,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/140651307_887498338665690_2106528148384748466_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Wasaaradda Warfaafinta oo Shahaado-Sharaf ku Maamuustay Akadeemiye-Goboleedka AGA","datePublished":"2021-01-22T18:04:51+00:00","dateModified":"2021-01-23T14:53:22+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/"},"wordCount":460,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/","name":"Wasaaradda Warfaafinta oo Shahaado-Sharaf ku Maamuustay Akadeemiye-Goboleedka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-01-22T18:04:51+00:00","dateModified":"2021-01-23T14:53:22+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-shahaado-sharaf-ku-maamuustay-akadeemiye-goboleedka-aga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasaaradda Warfaafinta oo Shahaado-Sharaf ku Maamuustay Akadeemiye-Goboleedka AGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4654"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4654"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4654\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4668,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4654\/revisions\/4668"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4659"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4654"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4654"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4654"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}