{"id":4607,"date":"2020-12-26T09:00:08","date_gmt":"2020-12-26T06:00:08","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=4607"},"modified":"2021-01-16T12:14:56","modified_gmt":"2021-01-16T09:14:56","slug":"wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/","title":{"rendered":"Wasiirro ka Tirsan Dawladda Federaalka oo Bogaadiyay Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AGA"},"content":{"rendered":"<h4>Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Federaalka Soomaaliya\u00a0 Md, Cismaan Abuukar dubbad iyo Md, C\/llaahi Shiikh Cali (Qaloocow) ayaa caddeeyay sannadka 2020-ka in ay Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay ku talaabsatay horumar iyo waxqabad la taaban karo.<\/h4>\n<h4>Md, Dubbad iyo Md, Qaloocow ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan waxqabadka lagu faani karo oo ay samaysay Akadeemiye-Goboleedka AGA, iyaga oo xusay in ay ku faraxsan yihiin guulaha ay Akadeemiyadu ka gaartay dhinacyada hiilka afka hooyo, tababar-siinta dhallinyarada jecel akhriska iyo qoraalka, ku baraarujinta bulshada qiimaha uu leeyahay afkooda hooyo iyo isku xirka bahda dhaqanka, afka iyo hal-abuurka.<\/h4>\n<h4>Wasiiradda ayaa balanqaaday in ay ka go\u2019an tahay sidii ay gacan uga gaysan lahaayeen taageerida adeegyada ay u xil-saaran tahay Akadeemiye-Goboleedka AGA, iyaga oo halkaasi uga mahadnaqay Guddoomiyaha AGA Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ay sheegeen inuu yahay aqoonyahan daacad ah oo noloshiisa inteeda badan galiyay daryeelka afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Hadalkaan ayaa Wasiiraddu waxa ay ka jeediyeen munaasabaddii lagu soo bandhigayay waxqabadkii AGA ee sannadkan sii dhammaanayo, taasi oo ka \u00a0dhacday\u00a024\/12\/2020 magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4608\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/133393650_3793929250670424_6973494742862188216_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4477\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/132746267_3403691463085989_4882285817380837320_n-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/132746267_3403691463085989_4882285817380837320_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/132746267_3403691463085989_4882285817380837320_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/132746267_3403691463085989_4882285817380837320_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/132746267_3403691463085989_4882285817380837320_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/132746267_3403691463085989_4882285817380837320_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/132746267_3403691463085989_4882285817380837320_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/132746267_3403691463085989_4882285817380837320_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/132746267_3403691463085989_4882285817380837320_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/132746267_3403691463085989_4882285817380837320_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/132746267_3403691463085989_4882285817380837320_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/132746267_3403691463085989_4882285817380837320_n.jpg 1032w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Federaalka Soomaaliya\u00a0 Md, Cismaan Abuukar dubbad iyo Md, C\/llaahi Shiikh Cali (Qaloocow) ayaa caddeeyay sannadka 2020-ka in ay Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay ku talaabsatay horumar iyo waxqabad la taaban karo. Md, Dubbad iyo Md, Qaloocow ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan waxqabadka lagu faani karo oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4608,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirro ka Tirsan Dawladda Federaalka oo Bogaadiyay Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirro ka Tirsan Dawladda Federaalka oo Bogaadiyay Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Federaalka Soomaaliya\u00a0 Md, Cismaan Abuukar dubbad iyo Md, C\/llaahi Shiikh Cali (Qaloocow) ayaa caddeeyay sannadka 2020-ka in ay Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay ku talaabsatay horumar iyo waxqabad la taaban karo. Md, Dubbad iyo Md, Qaloocow ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan waxqabadka lagu faani karo oo ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-26T06:00:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-01-16T09:14:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/133393650_3793929250670424_6973494742862188216_n-e1610788243501.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"533\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Wasiirro ka Tirsan Dawladda Federaalka oo Bogaadiyay Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AGA\",\"datePublished\":\"2020-12-26T06:00:08+00:00\",\"dateModified\":\"2021-01-16T09:14:56+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/\"},\"wordCount\":181,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/\",\"name\":\"Wasiirro ka Tirsan Dawladda Federaalka oo Bogaadiyay Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-12-26T06:00:08+00:00\",\"dateModified\":\"2021-01-16T09:14:56+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirro ka Tirsan Dawladda Federaalka oo Bogaadiyay Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirro ka Tirsan Dawladda Federaalka oo Bogaadiyay Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirro ka Tirsan Dawladda Federaalka oo Bogaadiyay Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Federaalka Soomaaliya\u00a0 Md, Cismaan Abuukar dubbad iyo Md, C\/llaahi Shiikh Cali (Qaloocow) ayaa caddeeyay sannadka 2020-ka in ay Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay ku talaabsatay horumar iyo waxqabad la taaban karo. Md, Dubbad iyo Md, Qaloocow ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan waxqabadka lagu faani karo oo ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-12-26T06:00:08+00:00","article_modified_time":"2021-01-16T09:14:56+00:00","og_image":[{"width":533,"height":400,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/133393650_3793929250670424_6973494742862188216_n-e1610788243501.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Wasiirro ka Tirsan Dawladda Federaalka oo Bogaadiyay Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AGA","datePublished":"2020-12-26T06:00:08+00:00","dateModified":"2021-01-16T09:14:56+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/"},"wordCount":181,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/","name":"Wasiirro ka Tirsan Dawladda Federaalka oo Bogaadiyay Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-12-26T06:00:08+00:00","dateModified":"2021-01-16T09:14:56+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-bogaadiyay-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-aga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirro ka Tirsan Dawladda Federaalka oo Bogaadiyay Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4607"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4607"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4607\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4614,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4607\/revisions\/4614"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4608"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4607"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4607"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4607"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}