{"id":4598,"date":"2021-01-07T05:02:05","date_gmt":"2021-01-07T05:02:05","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=4598"},"modified":"2021-01-07T05:12:05","modified_gmt":"2021-01-07T05:12:05","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Wariye Axmed Cabdi Nuur"},"content":{"rendered":"<h4><em>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy guud ahaan shacbiga Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda warbaahinta \u00a0iyo eheladii uu ka geeriyooday Wariye Axmed Cabdi Nuur oo 6\/1\/2021 ku geeriyootay magaalada London!<\/em><\/h4>\n<h4><em>Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay in Marxuum Axmed Cabdi Nuur uu kaalin muuqata ka soo qaatey waxbarashada iyo wacyigilinta bulshada Soomaaliyeed, iyada oo uu xusay in wariyuhu uu ka mid ahaa tiirarkii warbaahinta Soomaaliyeed ee safka hore kaga jirey xoojinta dhaqanka, afka iyo hal-abuurka Soomaaliyeed.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha AGA ayaa hoosta ka xariiqay in geerida wariyahaasi ay wada taabatay ummadda Soomaaliyeed, waxaana uu Alle uga baryay inuu Jannadiisa ka waraabiyo, qoyskii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Allaha u naxariistee wariye Axmed Cabdi Nuur ayaa sannadkii 1955 waxa uu ku dhashay magaalada Ceelbuur, waxaana uu ka mid ahaa wariyaashii ugu magaca dheeraa \u00a0ee afka Soomaaliga, isaga oo muddo dheer ka soo shaqeeyay Raadiyo Muqdisho iyo BBC-da laanteeda afka Soomaaliga.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4599\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Axmed-Cabdi-Nuur.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"400\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Axmed-Cabdi-Nuur.jpg 750w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Axmed-Cabdi-Nuur-300x160.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Axmed-Cabdi-Nuur-150x80.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Axmed-Cabdi-Nuur-600x320.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Axmed-Cabdi-Nuur-696x371.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy guud ahaan shacbiga Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda warbaahinta \u00a0iyo eheladii uu ka geeriyooday Wariye Axmed Cabdi Nuur oo 6\/1\/2021 ku geeriyootay magaalada London! Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay in Marxuum Axmed Cabdi Nuur uu kaalin muuqata ka soo qaatey waxbarashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4599,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Wariye Axmed Cabdi Nuur - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Wariye Axmed Cabdi Nuur - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy guud ahaan shacbiga Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda warbaahinta \u00a0iyo eheladii uu ka geeriyooday Wariye Axmed Cabdi Nuur oo 6\/1\/2021 ku geeriyootay magaalada London! Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay in Marxuum Axmed Cabdi Nuur uu kaalin muuqata ka soo qaatey waxbarashada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-07T05:02:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-01-07T05:12:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Axmed-Cabdi-Nuur.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Wariye Axmed Cabdi Nuur\",\"datePublished\":\"2021-01-07T05:02:05+00:00\",\"dateModified\":\"2021-01-07T05:12:05+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/\"},\"wordCount\":167,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Wariye Axmed Cabdi Nuur - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-01-07T05:02:05+00:00\",\"dateModified\":\"2021-01-07T05:12:05+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Wariye Axmed Cabdi Nuur\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Wariye Axmed Cabdi Nuur - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Wariye Axmed Cabdi Nuur - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy guud ahaan shacbiga Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda warbaahinta \u00a0iyo eheladii uu ka geeriyooday Wariye Axmed Cabdi Nuur oo 6\/1\/2021 ku geeriyootay magaalada London! Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay in Marxuum Axmed Cabdi Nuur uu kaalin muuqata ka soo qaatey waxbarashada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-01-07T05:02:05+00:00","article_modified_time":"2021-01-07T05:12:05+00:00","og_image":[{"width":750,"height":400,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Axmed-Cabdi-Nuur.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Wariye Axmed Cabdi Nuur","datePublished":"2021-01-07T05:02:05+00:00","dateModified":"2021-01-07T05:12:05+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/"},"wordCount":167,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Wariye Axmed Cabdi Nuur - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-01-07T05:02:05+00:00","dateModified":"2021-01-07T05:12:05+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wariye-axmed-cabdi-nuur\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Wariye Axmed Cabdi Nuur"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4598"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4598"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4598\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4603,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4598\/revisions\/4603"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4599"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4598"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4598"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4598"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}