{"id":455,"date":"2018-05-25T13:19:27","date_gmt":"2018-05-25T13:19:27","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=455"},"modified":"2018-05-25T13:33:53","modified_gmt":"2018-05-25T13:33:53","slug":"buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/","title":{"rendered":"BUUGGA HEYBSO DHAQANKAAGA WAA BUUG AAN MARNABA LAGA DHARGEYN AKHRISKIISA"},"content":{"rendered":"<p>Buugga Haybso Dhaqankaaga waa buuggii ugu horreeyey ee uu soo bandhigo Guddoomiyaha Aqalka sare Md. Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Buuggan oo aad loola dhacay ayaa waxa uu ka kooban yahay illaa 142 bog, waxaana uu si qoto dheer uga hadlayaa dhaqanka, luqadda iyo Hiddaha Soomaaliyeed ee ma-guuraanka ah.<\/p>\n<p>Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ah qoraha buuggaani ayaa tilmaamay sababta uu qalinka ugu qaaatay inay tahay afkii hooyo ee Soomaaliga oo sii lumaya, isagoo intaas ku daray in Seddex arimood oo waa-weyn dartood inuu u qorey buuggaan, kuwaasi oo kala ah:-<\/p>\n<p>1-Dhulkii Miiga oo laga soo guuray oo dadkii Soomaaliyeed ay u soo bateen magaalooyinka, taas oo uu sheegay inay hoos ay u dhigtay dhaqankii iyo afkii hodoonka ahaa ee Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>2-Magaalooyinka oo aad looga hadlo luqado shisheeye sida Englishka iyo Carabiga iyo kuwo kale, iyda oo uu sheegay inay dhaawaceen ku hadalkii afkeena Hooyo.<\/p>\n<p>3- Dadkii Soomaaliyeed oo Qurba joog u batay oo saameyn weyn ku yeeshay lumida afka Hooyo ee Soomaaliga.<\/p>\n<p>Soo saarista buugga Heybso Dhaqankaaga ayaa waxay ku soo beegmaysaa xilli daddaal weyn loogu jiro horumarinta Afka Soomaaliga, Akhriskiisa iyo Qoraalkiisa, waxaana la filayaa inuu waddada u xaaro dhiiri-gelinna uu u noqdo madax fara badan oo hayso macluumaad muhiim ah ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wallaal \u00a0kasta oo xiisaynaysa buuggaan qiimaha badan ayaa waxay ka\u00a0 heli kartaa Xarumaha cilmiga, Maktabadaha, \u00a0goobaha Aqoon faafinta iyo qaar ka mid ah Website-yada ay Soomaalidu leedahay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-457\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/heybso.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/heybso.jpg 640w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/heybso-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Buugga Haybso Dhaqankaaga waa buuggii ugu horreeyey ee uu soo bandhigo Guddoomiyaha Aqalka sare Md. Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Buuggan oo aad loola dhacay ayaa waxa uu ka kooban yahay illaa 142 bog, waxaana uu si qoto dheer uga hadlayaa dhaqanka, luqadda iyo Hiddaha Soomaaliyeed ee ma-guuraanka ah. Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ah qoraha buuggaani ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":457,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[10],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>BUUGGA HEYBSO DHAQANKAAGA WAA BUUG AAN MARNABA LAGA DHARGEYN AKHRISKIISA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"BUUGGA HEYBSO DHAQANKAAGA WAA BUUG AAN MARNABA LAGA DHARGEYN AKHRISKIISA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Buugga Haybso Dhaqankaaga waa buuggii ugu horreeyey ee uu soo bandhigo Guddoomiyaha Aqalka sare Md. Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Buuggan oo aad loola dhacay ayaa waxa uu ka kooban yahay illaa 142 bog, waxaana uu si qoto dheer uga hadlayaa dhaqanka, luqadda iyo Hiddaha Soomaaliyeed ee ma-guuraanka ah. Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ah qoraha buuggaani ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-05-25T13:19:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-05-25T13:33:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/heybso.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"BUUGGA HEYBSO DHAQANKAAGA WAA BUUG AAN MARNABA LAGA DHARGEYN AKHRISKIISA\",\"datePublished\":\"2018-05-25T13:19:27+00:00\",\"dateModified\":\"2018-05-25T13:33:53+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/\"},\"wordCount\":240,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Buugaag\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/\",\"name\":\"BUUGGA HEYBSO DHAQANKAAGA WAA BUUG AAN MARNABA LAGA DHARGEYN AKHRISKIISA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-05-25T13:19:27+00:00\",\"dateModified\":\"2018-05-25T13:33:53+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"BUUGGA HEYBSO DHAQANKAAGA WAA BUUG AAN MARNABA LAGA DHARGEYN AKHRISKIISA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"BUUGGA HEYBSO DHAQANKAAGA WAA BUUG AAN MARNABA LAGA DHARGEYN AKHRISKIISA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"BUUGGA HEYBSO DHAQANKAAGA WAA BUUG AAN MARNABA LAGA DHARGEYN AKHRISKIISA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Buugga Haybso Dhaqankaaga waa buuggii ugu horreeyey ee uu soo bandhigo Guddoomiyaha Aqalka sare Md. Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Buuggan oo aad loola dhacay ayaa waxa uu ka kooban yahay illaa 142 bog, waxaana uu si qoto dheer uga hadlayaa dhaqanka, luqadda iyo Hiddaha Soomaaliyeed ee ma-guuraanka ah. Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ah qoraha buuggaani ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-05-25T13:19:27+00:00","article_modified_time":"2018-05-25T13:33:53+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/heybso.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"BUUGGA HEYBSO DHAQANKAAGA WAA BUUG AAN MARNABA LAGA DHARGEYN AKHRISKIISA","datePublished":"2018-05-25T13:19:27+00:00","dateModified":"2018-05-25T13:33:53+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/"},"wordCount":240,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Buugaag"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/","name":"BUUGGA HEYBSO DHAQANKAAGA WAA BUUG AAN MARNABA LAGA DHARGEYN AKHRISKIISA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-05-25T13:19:27+00:00","dateModified":"2018-05-25T13:33:53+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-heybso-dhaqankaaga-waa-buug-aan-marnaba-laga-dhargeyn-akhriskiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"BUUGGA HEYBSO DHAQANKAAGA WAA BUUG AAN MARNABA LAGA DHARGEYN AKHRISKIISA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=455"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":463,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/455\/revisions\/463"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/457"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=455"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=455"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=455"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}