{"id":450,"date":"2018-05-24T09:19:25","date_gmt":"2018-05-24T09:19:25","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=450"},"modified":"2018-05-24T09:26:40","modified_gmt":"2018-05-24T09:26:40","slug":"akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/","title":{"rendered":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA  OO BILOWDAY U DIYAAR GAROWGA  SHAN SANNO GUURADA AKADEEMIYADAAS"},"content":{"rendered":"<p>Madaxda iyo xubnaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa bilaabay qaban-qaabada xuska sannad-guurada Shannaad ee Akadeemiyadaasi, shirar ku saabsan u diyaar garowga munaasabadaasi ayaa xilligaan si is-daba joog ah uga socda xarunta Aga ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Barre Sare Mustafa C\/llaahi Feyruus oo ka mid ah masuuliyiinta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay sidii hannaan sare loogu xusi lahaa Shan sanno guurada Aga, waxaana uu carrabka ku dhuftay weyneynta munaasabdaasi darteed in loo magacaabay Guddiyo kala duwan oo hawshoodu ay tahay diyaarinta xuskaasi.<\/p>\n<p>Xubno ka mid ah hawl-wadeenada Aga oo iyguna halkaasi ka hadlay ayaa soo bandhigay tallooyin ku saabsan qaabka ugu wanaagsan ee loo qaban karo xuskaas, iyaga oo balan-qaaday inay wax walba ka hormarin doonaan sidii loogu guuleysan lahaa munaasabadaasi.<\/p>\n<p>Xuska Shan sanno guurada Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo sannadkaan si balaaran loo qaban-qaabinayo ayaa loogu tala galay inuu xuskaasi noqdo mid u qalma oo ka tarjumi kara Shan Gu\u2019 jirsiga Akadeemiyadaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-451\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/33222902_1778946705499143_2676924923707916288_n.jpg\" alt=\"\" width=\"261\" height=\"112\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda iyo xubnaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa bilaabay qaban-qaabada xuska sannad-guurada Shannaad ee Akadeemiyadaasi, shirar ku saabsan u diyaar garowga munaasabadaasi ayaa xilligaan si is-daba joog ah uga socda xarunta Aga ee magaalada Muqdisho. Barre Sare Mustafa C\/llaahi Feyruus oo ka mid ah masuuliyiinta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay sidii hannaan sare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":452,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO BILOWDAY U DIYAAR GAROWGA SHAN SANNO GUURADA AKADEEMIYADAAS - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO BILOWDAY U DIYAAR GAROWGA SHAN SANNO GUURADA AKADEEMIYADAAS - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxda iyo xubnaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa bilaabay qaban-qaabada xuska sannad-guurada Shannaad ee Akadeemiyadaasi, shirar ku saabsan u diyaar garowga munaasabadaasi ayaa xilligaan si is-daba joog ah uga socda xarunta Aga ee magaalada Muqdisho. Barre Sare Mustafa C\/llaahi Feyruus oo ka mid ah masuuliyiinta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay sidii hannaan sare [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-05-24T09:19:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-05-24T09:26:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/33338133_1778946688832478_2161772398603403264_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"439\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"125\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO BILOWDAY U DIYAAR GAROWGA SHAN SANNO GUURADA AKADEEMIYADAAS\",\"datePublished\":\"2018-05-24T09:19:25+00:00\",\"dateModified\":\"2018-05-24T09:26:40+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/\"},\"wordCount\":164,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/\",\"name\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO BILOWDAY U DIYAAR GAROWGA SHAN SANNO GUURADA AKADEEMIYADAAS - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-05-24T09:19:25+00:00\",\"dateModified\":\"2018-05-24T09:26:40+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO BILOWDAY U DIYAAR GAROWGA SHAN SANNO GUURADA AKADEEMIYADAAS\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO BILOWDAY U DIYAAR GAROWGA SHAN SANNO GUURADA AKADEEMIYADAAS - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO BILOWDAY U DIYAAR GAROWGA SHAN SANNO GUURADA AKADEEMIYADAAS - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Madaxda iyo xubnaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa bilaabay qaban-qaabada xuska sannad-guurada Shannaad ee Akadeemiyadaasi, shirar ku saabsan u diyaar garowga munaasabadaasi ayaa xilligaan si is-daba joog ah uga socda xarunta Aga ee magaalada Muqdisho. Barre Sare Mustafa C\/llaahi Feyruus oo ka mid ah masuuliyiinta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay sidii hannaan sare [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-05-24T09:19:25+00:00","article_modified_time":"2018-05-24T09:26:40+00:00","og_image":[{"width":439,"height":125,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/33338133_1778946688832478_2161772398603403264_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO BILOWDAY U DIYAAR GAROWGA SHAN SANNO GUURADA AKADEEMIYADAAS","datePublished":"2018-05-24T09:19:25+00:00","dateModified":"2018-05-24T09:26:40+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/"},"wordCount":164,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/","name":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO BILOWDAY U DIYAAR GAROWGA SHAN SANNO GUURADA AKADEEMIYADAAS - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-05-24T09:19:25+00:00","dateModified":"2018-05-24T09:26:40+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-bilowday-u-diyaar-garowga-shan-sanno-guurada-akadeemiyadaas\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO BILOWDAY U DIYAAR GAROWGA SHAN SANNO GUURADA AKADEEMIYADAAS"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=450"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":454,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/450\/revisions\/454"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/452"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=450"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=450"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=450"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}