{"id":4430,"date":"2020-12-18T04:42:20","date_gmt":"2020-12-18T04:42:20","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=4430"},"modified":"2020-12-18T04:46:51","modified_gmt":"2020-12-18T04:46:51","slug":"wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/","title":{"rendered":"Wakiilka AGA ee Galmudug oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Cadaado"},"content":{"rendered":"<h4>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ( AGA) u qaabbilsan Galmudug Abwaan Calideeq Maxameed Xaashi oo safar shaqo oo la Xiriira Hiilka Afka Soomaaliga iyo Hal-abuurkiisa ku maraya deegaannada Galmudug, ayaa waxa uu maammulka Maktabadda Cadaado guddoonsiiyay Buugaag iyo nuqullo ka mid ah caddadyo kala duwan oo ka mid ah Warsidaha AGA.<\/h4>\n<h4>Buugaagta Wakiilka AGA ee Galmudug uu ku wareejiyay Maktabadda Cadaado ayaa waxaa ka mid ahaa Maana-faay, hal-door &amp; Buugga Waxqabadkii AGA ee sannadkii 2019.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Maktabadda Guud ee Cadaado Mudane Bile Axmed Faarax iyo Guddoomiye ku-geenkiisa Mudane Cabdishakuur Cismaan Jimcaale ayaa buugaagta ka guddoomay Wakiilka AGA ee Galmudug Abwaan Calideeq.<\/h4>\n<h4>Masuulliyiinta Maktabadda Cadaado ayaa waxay uga mahad-celiyeen AGA deeqda buugaagta ah ee uu soo gaarsiiyay Wakiilka AGA ee Galmudug Abwaan Calideeq Maxammed Xaashi.<\/h4>\n<h4>Horay ayaa Wakiilka AGA ee Galmudug waxa uu buugaag u guddoonsiiyay Maktabado &amp; xarumo kale oo aqooneed oo ka mid ah deegaannada Galmudug.<\/h4>\n<h4>Hawl-galka AGA ee Galmudug ayaa horraantii sannadkan sii dhammaanaya ee 2020 wuxuu ka billaabay deegaannada Galmudug dhaqdhaqaaq ku aadan Hiilka AfSoomaaliga ah, oo iskugu jira wacyi-galin, taageerid iyo cilmi-baaris.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4434\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131930873_138271974565270_2256538560273937916_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131930873_138271974565270_2256538560273937916_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131930873_138271974565270_2256538560273937916_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131930873_138271974565270_2256538560273937916_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131930873_138271974565270_2256538560273937916_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131930873_138271974565270_2256538560273937916_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131930873_138271974565270_2256538560273937916_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131930873_138271974565270_2256538560273937916_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4433\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131906688_316087799546357_6231605523664476444_n.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131906688_316087799546357_6231605523664476444_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131906688_316087799546357_6231605523664476444_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131906688_316087799546357_6231605523664476444_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131906688_316087799546357_6231605523664476444_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131906688_316087799546357_6231605523664476444_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131906688_316087799546357_6231605523664476444_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131906688_316087799546357_6231605523664476444_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4432\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131781436_708644033372878_8624301015292286964_n.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131781436_708644033372878_8624301015292286964_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131781436_708644033372878_8624301015292286964_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131781436_708644033372878_8624301015292286964_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131781436_708644033372878_8624301015292286964_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131781436_708644033372878_8624301015292286964_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131781436_708644033372878_8624301015292286964_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131781436_708644033372878_8624301015292286964_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4431\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131572225_424128328759717_3582631402266124807_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131572225_424128328759717_3582631402266124807_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131572225_424128328759717_3582631402266124807_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131572225_424128328759717_3582631402266124807_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131572225_424128328759717_3582631402266124807_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131572225_424128328759717_3582631402266124807_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131572225_424128328759717_3582631402266124807_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131572225_424128328759717_3582631402266124807_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ( AGA) u qaabbilsan Galmudug Abwaan Calideeq Maxameed Xaashi oo safar shaqo oo la Xiriira Hiilka Afka Soomaaliga iyo Hal-abuurkiisa ku maraya deegaannada Galmudug, ayaa waxa uu maammulka Maktabadda Cadaado guddoonsiiyay Buugaag iyo nuqullo ka mid ah caddadyo kala duwan oo ka mid ah Warsidaha AGA. Buugaagta Wakiilka AGA ee Galmudug uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4434,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[42,32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wakiilka AGA ee Galmudug oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Cadaado - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wakiilka AGA ee Galmudug oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Cadaado - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ( AGA) u qaabbilsan Galmudug Abwaan Calideeq Maxameed Xaashi oo safar shaqo oo la Xiriira Hiilka Afka Soomaaliga iyo Hal-abuurkiisa ku maraya deegaannada Galmudug, ayaa waxa uu maammulka Maktabadda Cadaado guddoonsiiyay Buugaag iyo nuqullo ka mid ah caddadyo kala duwan oo ka mid ah Warsidaha AGA. Buugaagta Wakiilka AGA ee Galmudug uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-18T04:42:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-12-18T04:46:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131930873_138271974565270_2256538560273937916_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Wakiilka AGA ee Galmudug oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Cadaado\",\"datePublished\":\"2020-12-18T04:42:20+00:00\",\"dateModified\":\"2020-12-18T04:46:51+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/\"},\"wordCount\":182,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"2020\",\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/\",\"name\":\"Wakiilka AGA ee Galmudug oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Cadaado - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-12-18T04:42:20+00:00\",\"dateModified\":\"2020-12-18T04:46:51+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wakiilka AGA ee Galmudug oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Cadaado\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wakiilka AGA ee Galmudug oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Cadaado - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wakiilka AGA ee Galmudug oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Cadaado - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ( AGA) u qaabbilsan Galmudug Abwaan Calideeq Maxameed Xaashi oo safar shaqo oo la Xiriira Hiilka Afka Soomaaliga iyo Hal-abuurkiisa ku maraya deegaannada Galmudug, ayaa waxa uu maammulka Maktabadda Cadaado guddoonsiiyay Buugaag iyo nuqullo ka mid ah caddadyo kala duwan oo ka mid ah Warsidaha AGA. Buugaagta Wakiilka AGA ee Galmudug uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-12-18T04:42:20+00:00","article_modified_time":"2020-12-18T04:46:51+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131930873_138271974565270_2256538560273937916_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Wakiilka AGA ee Galmudug oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Cadaado","datePublished":"2020-12-18T04:42:20+00:00","dateModified":"2020-12-18T04:46:51+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/"},"wordCount":182,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["2020","Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/","name":"Wakiilka AGA ee Galmudug oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Cadaado - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-12-18T04:42:20+00:00","dateModified":"2020-12-18T04:46:51+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-galmudug-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabada-cadaado\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wakiilka AGA ee Galmudug oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Cadaado"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4430"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4430"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4430\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4439,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4430\/revisions\/4439"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4434"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4430"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4430"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4430"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}