{"id":4413,"date":"2020-12-17T10:57:46","date_gmt":"2020-12-17T10:57:46","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=4413"},"modified":"2020-12-17T11:01:16","modified_gmt":"2020-12-17T11:01:16","slug":"naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/","title":{"rendered":"Naadiga Somali Pen iyo Jaamacadda Green Hope oo si Wadajir ah u qabtay Aqoon-wadaag ku Saabsan Aqoonyahanka iyo Kaalintiisa Bulshada"},"content":{"rendered":"<h4>Aqoon-wadaag ay si wadajir u soo wada qaban-qaabiyeen Naadiga Qoraalka iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed ee (Somali Pen) iyo maamulka Jaamacada Green Hope, hal ku dhiggiisuna uu ahaa<strong> \u201cAqoonyahanka iyo Kaalintiisa Bulshada\u201d<\/strong> ayaa maanta oo ku beegan 17\/12\/2020 waxa uu ka dhacay xarunta jaamacaddaasi ee magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>Madashii aqoon-wadaagaasi oo si weyn loo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb-galay masuulyiin ka kala socotay Somali Pen, maamulka Green Hope, aqoonyahanno, ehelada afka iyo suugaanta, wakiillo ka matalayay naadiayada akhriska iyo qoraalka, waxgarad iyo boqollaal ka mid ah dhallinyarada wax barata jaamacadda Green Hope ee G\/Banaadir.<\/h4>\n<h4>Munaasabddii aqoon-cilmiyeedkaasi waxaa ugu horreyntii ka hadlay Guddoomiyaha jaamacadda Green Hope, Prof. Xuseen Tooxoow Faarax wuxuuna u mahad-celiyay naadiga Somali Pen oo dadaal weyn ugu jira horumarinta afka, dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed, isaga oo caddeeyay in la sii joogteyn doono aqoon-wadaaga noocaan oo kale ah, si ay ardaydu uga faa\u2019iidaysato.<\/h4>\n<h4>\u201cWaxaa la idinka doonayaa inaad qayb ka noqotaan dadaalka ay waddo Somali Pen ee lagu horumarinayo afka Hooyo\u201d ayuu yiri Prof. Tooxoow oo intaas ku daray in haddii Afka la ilaashan waayo uu dhiman karayo.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Naadiga Somali Pen ee laanta Muqdisho, Cabdi-naasir Yuusuf Macallin oo isna goobta ka hadlay ayaa si weyn uga sheekeeyay marxaladihii ay soo martay Somali Pen, waxaana uu xusay in dadaallo badan lagu bixiyay horumarinta Afka hooyo, iyada oo marar kala duwan la qabtay tababbarro ku aaddan qoraalka afka iyo sidii loo xoojin lahaa.<\/h4>\n<h4>\u201cSomali Pen waxay xarunteeda weyn ku taallaa Jamhuuriyadda Jabuuti, waxaana udub-dhiggeedii gacan weyn ka geystay Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo muujiyay xil-kasnimo weyn oo ku aaddan horumarinta afka iyo u hiil-doonkiisa,\u201d ayuu yiri Guddoomiye C\/naasir Yuusuf.<\/h4>\n<h4>Sidoo kale, wuxuu hadalkiisa ku daray in hadduusan ahayn Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ah aas-aasihii Somali Pen, haatanna ah Guddoomiya Akadeemiye-goboleedka AfSoomaaliga (AGA), ahna Guddoomiye sharafeedka Somali Pen aysan maanta soo gaarteen halka ay iminka joogto Somali Pen oo u tagaan daryeelka afka iyo dhaqankiisa iyo sidii loo ilaalin lahaa erayga qoran iyo awooddiisa.<\/h4>\n<h4>Intaas kaddib, waxaa goobta ka hadlay Bare sare. Mustafa C\/llaahi Fayruus oo ah Guddoomiye Ku-xigeenka guud ee Somali Pen iyo xeel-dheere afka Soomaaliga ah, waxaana uu ku dheeraaday ka hadalka aqoonyahanka iyo kaalintiisa bulshada, isaga oo iftiimiyay in Afka Soomaaliga uu udub-dhexaad u yahay jiritaanka ummadnimo ee bulshada Soomaaliyeed.<\/h4>\n<h4>\u201cAqoonyahan waa qof meel walba ka dhameystiran, sida suugaan-yahan, saynis-yahan, xisaab-yahan iyo fiisikis-yahan, kuwaasi oo dhammaantood u taagan aqoon dhameystiran, sidaas darteed waxaa la rabaa in aqoontaas looga faa\u2019iideeyo bulshada Soomaaliyeed\u201d ayuu yiri Bare sare Mustafa Fayruus.<\/h4>\n<h4>Dhanka kale, Bare sare Mustafa wuxuu ka qayb-galayaasha aqoon-wadaagaasi kula dardaarmay sidii Afka Soomaaliga loo horumarin lahaa, maadaama afka uu yahay hanti ma-guurto ah oo aan haysanno.<\/h4>\n<h4>Xoghayaha Somali Pen ee laanta Koonfurta Soomaaliya, Axmed Maxamuud Dhicisoow (Yaanyo) ayaa ugu dambayntii u mahadceliyay maamulka jaamacadda Green Hope oo uu sheegay in aqoon-cilmiyeedkan la\u2019aantood aan halkaan lagu qaban qaban lahayn, wuxuuna sheegay in barnaamijyada noocan oo kale ah ay gaarsiin doonaan dhammaan jaamacadaha dalka ka jira, si looga wada qeyb-qaato horumarinta afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Gaba-gabadii aqoon-wadaaggaasi ayaa ka qeyb-galayaashii aqoon-cilmiyeedkaasi waxa ay su\u2019aalo kala duwan weydiiyeen mas\u2019uuliyiintii naadiga Somali PEN, waxaana su\u2019aalahaasi si waafi ah uga jawaabay madaxdii kulanka ka hadashay.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4425\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131913736_2653437658301026_2539566068044362140_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131913736_2653437658301026_2539566068044362140_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131913736_2653437658301026_2539566068044362140_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131913736_2653437658301026_2539566068044362140_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131913736_2653437658301026_2539566068044362140_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131913736_2653437658301026_2539566068044362140_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131913736_2653437658301026_2539566068044362140_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131913736_2653437658301026_2539566068044362140_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131913736_2653437658301026_2539566068044362140_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131913736_2653437658301026_2539566068044362140_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131913736_2653437658301026_2539566068044362140_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4426\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131914970_3536682696426924_798869903228601658_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131914970_3536682696426924_798869903228601658_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131914970_3536682696426924_798869903228601658_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131914970_3536682696426924_798869903228601658_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131914970_3536682696426924_798869903228601658_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131914970_3536682696426924_798869903228601658_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131914970_3536682696426924_798869903228601658_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131914970_3536682696426924_798869903228601658_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131914970_3536682696426924_798869903228601658_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131914970_3536682696426924_798869903228601658_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131914970_3536682696426924_798869903228601658_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4417\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131898245_693965051291069_1105004586816335241_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131898245_693965051291069_1105004586816335241_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131898245_693965051291069_1105004586816335241_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131898245_693965051291069_1105004586816335241_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131898245_693965051291069_1105004586816335241_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131898245_693965051291069_1105004586816335241_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131898245_693965051291069_1105004586816335241_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131898245_693965051291069_1105004586816335241_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131898245_693965051291069_1105004586816335241_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131898245_693965051291069_1105004586816335241_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131898245_693965051291069_1105004586816335241_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4421\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131901684_381154762987595_7963714895338821496_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131901684_381154762987595_7963714895338821496_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131901684_381154762987595_7963714895338821496_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131901684_381154762987595_7963714895338821496_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131901684_381154762987595_7963714895338821496_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131901684_381154762987595_7963714895338821496_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131901684_381154762987595_7963714895338821496_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131901684_381154762987595_7963714895338821496_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131901684_381154762987595_7963714895338821496_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131901684_381154762987595_7963714895338821496_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131901684_381154762987595_7963714895338821496_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4423\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902929_1323273114715594_4174910657661402781_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902929_1323273114715594_4174910657661402781_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902929_1323273114715594_4174910657661402781_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902929_1323273114715594_4174910657661402781_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902929_1323273114715594_4174910657661402781_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902929_1323273114715594_4174910657661402781_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902929_1323273114715594_4174910657661402781_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902929_1323273114715594_4174910657661402781_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902929_1323273114715594_4174910657661402781_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902929_1323273114715594_4174910657661402781_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902929_1323273114715594_4174910657661402781_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4420\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900901_2780496902223560_5957389449472188520_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900901_2780496902223560_5957389449472188520_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900901_2780496902223560_5957389449472188520_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900901_2780496902223560_5957389449472188520_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900901_2780496902223560_5957389449472188520_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900901_2780496902223560_5957389449472188520_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900901_2780496902223560_5957389449472188520_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900901_2780496902223560_5957389449472188520_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900901_2780496902223560_5957389449472188520_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900901_2780496902223560_5957389449472188520_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900901_2780496902223560_5957389449472188520_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4416\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131897478_236518574560034_8183129152441655094_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131897478_236518574560034_8183129152441655094_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131897478_236518574560034_8183129152441655094_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131897478_236518574560034_8183129152441655094_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131897478_236518574560034_8183129152441655094_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131897478_236518574560034_8183129152441655094_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131897478_236518574560034_8183129152441655094_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131897478_236518574560034_8183129152441655094_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131897478_236518574560034_8183129152441655094_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131897478_236518574560034_8183129152441655094_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131897478_236518574560034_8183129152441655094_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4419\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900897_3443200095803401_2526858301497300970_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900897_3443200095803401_2526858301497300970_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900897_3443200095803401_2526858301497300970_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900897_3443200095803401_2526858301497300970_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900897_3443200095803401_2526858301497300970_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900897_3443200095803401_2526858301497300970_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900897_3443200095803401_2526858301497300970_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900897_3443200095803401_2526858301497300970_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900897_3443200095803401_2526858301497300970_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900897_3443200095803401_2526858301497300970_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900897_3443200095803401_2526858301497300970_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4415\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131895897_452587429470314_2385274183999415445_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131895897_452587429470314_2385274183999415445_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131895897_452587429470314_2385274183999415445_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131895897_452587429470314_2385274183999415445_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131895897_452587429470314_2385274183999415445_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131895897_452587429470314_2385274183999415445_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131895897_452587429470314_2385274183999415445_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131895897_452587429470314_2385274183999415445_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131895897_452587429470314_2385274183999415445_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131895897_452587429470314_2385274183999415445_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131895897_452587429470314_2385274183999415445_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4414\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131892454_863863011108741_8658732355284651210_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131892454_863863011108741_8658732355284651210_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131892454_863863011108741_8658732355284651210_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131892454_863863011108741_8658732355284651210_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131892454_863863011108741_8658732355284651210_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131892454_863863011108741_8658732355284651210_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131892454_863863011108741_8658732355284651210_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131892454_863863011108741_8658732355284651210_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131892454_863863011108741_8658732355284651210_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131892454_863863011108741_8658732355284651210_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131892454_863863011108741_8658732355284651210_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4424\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131906346_427776394921863_3253322005475309188_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131906346_427776394921863_3253322005475309188_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131906346_427776394921863_3253322005475309188_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131906346_427776394921863_3253322005475309188_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131906346_427776394921863_3253322005475309188_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131906346_427776394921863_3253322005475309188_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131906346_427776394921863_3253322005475309188_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131906346_427776394921863_3253322005475309188_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131906346_427776394921863_3253322005475309188_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131906346_427776394921863_3253322005475309188_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131906346_427776394921863_3253322005475309188_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4418\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900124_145677443708995_2676744710511878832_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900124_145677443708995_2676744710511878832_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900124_145677443708995_2676744710511878832_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900124_145677443708995_2676744710511878832_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900124_145677443708995_2676744710511878832_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900124_145677443708995_2676744710511878832_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900124_145677443708995_2676744710511878832_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900124_145677443708995_2676744710511878832_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900124_145677443708995_2676744710511878832_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900124_145677443708995_2676744710511878832_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131900124_145677443708995_2676744710511878832_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4422\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902455_687562405456805_5651702935486457667_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902455_687562405456805_5651702935486457667_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902455_687562405456805_5651702935486457667_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902455_687562405456805_5651702935486457667_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902455_687562405456805_5651702935486457667_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902455_687562405456805_5651702935486457667_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902455_687562405456805_5651702935486457667_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902455_687562405456805_5651702935486457667_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902455_687562405456805_5651702935486457667_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902455_687562405456805_5651702935486457667_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131902455_687562405456805_5651702935486457667_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<h4><strong>Waxaa Diyaariyay: Qoraa Amiin Yuusuf Khasaaro<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Aqoon-wadaag ay si wadajir u soo wada qaban-qaabiyeen Naadiga Qoraalka iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed ee (Somali Pen) iyo maamulka Jaamacada Green Hope, hal ku dhiggiisuna uu ahaa \u201cAqoonyahanka iyo Kaalintiisa Bulshada\u201d ayaa maanta oo ku beegan 17\/12\/2020 waxa uu ka dhacay xarunta jaamacaddaasi ee magaalada Muqdisho. Madashii aqoon-wadaagaasi oo si weyn loo agaasimay ayaa waxaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4415,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[42,32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Naadiga Somali Pen iyo Jaamacadda Green Hope oo si Wadajir ah u qabtay Aqoon-wadaag ku Saabsan Aqoonyahanka iyo Kaalintiisa Bulshada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Naadiga Somali Pen iyo Jaamacadda Green Hope oo si Wadajir ah u qabtay Aqoon-wadaag ku Saabsan Aqoonyahanka iyo Kaalintiisa Bulshada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Aqoon-wadaag ay si wadajir u soo wada qaban-qaabiyeen Naadiga Qoraalka iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed ee (Somali Pen) iyo maamulka Jaamacada Green Hope, hal ku dhiggiisuna uu ahaa \u201cAqoonyahanka iyo Kaalintiisa Bulshada\u201d ayaa maanta oo ku beegan 17\/12\/2020 waxa uu ka dhacay xarunta jaamacaddaasi ee magaalada Muqdisho. Madashii aqoon-wadaagaasi oo si weyn loo agaasimay ayaa waxaa ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-17T10:57:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-12-17T11:01:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131895897_452587429470314_2385274183999415445_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Naadiga Somali Pen iyo Jaamacadda Green Hope oo si Wadajir ah u qabtay Aqoon-wadaag ku Saabsan Aqoonyahanka iyo Kaalintiisa Bulshada\",\"datePublished\":\"2020-12-17T10:57:46+00:00\",\"dateModified\":\"2020-12-17T11:01:16+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/\"},\"wordCount\":552,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"2020\",\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/\",\"name\":\"Naadiga Somali Pen iyo Jaamacadda Green Hope oo si Wadajir ah u qabtay Aqoon-wadaag ku Saabsan Aqoonyahanka iyo Kaalintiisa Bulshada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-12-17T10:57:46+00:00\",\"dateModified\":\"2020-12-17T11:01:16+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Naadiga Somali Pen iyo Jaamacadda Green Hope oo si Wadajir ah u qabtay Aqoon-wadaag ku Saabsan Aqoonyahanka iyo Kaalintiisa Bulshada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Naadiga Somali Pen iyo Jaamacadda Green Hope oo si Wadajir ah u qabtay Aqoon-wadaag ku Saabsan Aqoonyahanka iyo Kaalintiisa Bulshada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Naadiga Somali Pen iyo Jaamacadda Green Hope oo si Wadajir ah u qabtay Aqoon-wadaag ku Saabsan Aqoonyahanka iyo Kaalintiisa Bulshada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Aqoon-wadaag ay si wadajir u soo wada qaban-qaabiyeen Naadiga Qoraalka iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed ee (Somali Pen) iyo maamulka Jaamacada Green Hope, hal ku dhiggiisuna uu ahaa \u201cAqoonyahanka iyo Kaalintiisa Bulshada\u201d ayaa maanta oo ku beegan 17\/12\/2020 waxa uu ka dhacay xarunta jaamacaddaasi ee magaalada Muqdisho. Madashii aqoon-wadaagaasi oo si weyn loo agaasimay ayaa waxaa ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-12-17T10:57:46+00:00","article_modified_time":"2020-12-17T11:01:16+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131895897_452587429470314_2385274183999415445_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Naadiga Somali Pen iyo Jaamacadda Green Hope oo si Wadajir ah u qabtay Aqoon-wadaag ku Saabsan Aqoonyahanka iyo Kaalintiisa Bulshada","datePublished":"2020-12-17T10:57:46+00:00","dateModified":"2020-12-17T11:01:16+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/"},"wordCount":552,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["2020","Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/","name":"Naadiga Somali Pen iyo Jaamacadda Green Hope oo si Wadajir ah u qabtay Aqoon-wadaag ku Saabsan Aqoonyahanka iyo Kaalintiisa Bulshada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-12-17T10:57:46+00:00","dateModified":"2020-12-17T11:01:16+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-iyo-jaamacadda-green-hope-oo-si-wadajir-ah-u-qabtay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-aqoonyahanka-iyo-kaalintiisa-bulshada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Naadiga Somali Pen iyo Jaamacadda Green Hope oo si Wadajir ah u qabtay Aqoon-wadaag ku Saabsan Aqoonyahanka iyo Kaalintiisa Bulshada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4413"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4413"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4413\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4429,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4413\/revisions\/4429"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4415"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4413"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4413"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4413"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}