{"id":4348,"date":"2020-12-08T05:25:15","date_gmt":"2020-12-08T05:25:15","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=4348"},"modified":"2020-12-08T05:57:10","modified_gmt":"2020-12-08T05:57:10","slug":"4348-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo Shir-guddoomiyay Kulan looga Hadlayay Dar-dargalinta Hawlaha Akadeemiyada AGA"},"content":{"rendered":"<h4>Kulan ay ka soo qeyb-galeen Guddoonka iyo hawl-wadeenka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, loogana hadlayay sidii loo dhamaystiri lahaa hawlihii u qorshaysnaa AGA sannadka sii dhammaanayo iyo sidii loo diyaar-garoobi lahaa soo dhaweynta sannadka cusub ayaa shalay oo ku beegneyd 7\/12\/2020, waxaa lagu qabtay xafiiska Akadeemiye-Goboleedka ee magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo shirkaasi shir-guddoominayay ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay sidii la isaga kaashan lahaa dardar-galinta hawlaha ay u xil-saaran tahay AGA, waxaana uu iftiimiyay shaqooyinka laga sugayo inay Akadeemiyadu qabato ka hor inta aanu dhammaanin sannadka 2020-ka oo ay maalmo yar ka harsan yihiin.<\/h4>\n<h4>\u201cLaba oo shaqo oo miisaankooda leh ayaa doonaynaa inaan qabano ka hor inta aanu sannadka soo gaba-gaboobin, shaqada koowad ee aan qabanayno <strong>waa xus loogu tala-galay Boqol-guuradii ka soo wareegtay halgankii Sayidka,<\/strong> hawsha labaadna <strong>waa munaasabad loo qorsheeyay in lagu soo gunaanado shaqooyinkii ay Akadeemiyadu soo qabatay sannadka 2020-ka oo sii idlaanayo<\/strong>\u201d ayuu yiri Dr. Afrax oo ku boorriyay xubnaha goosan hawleedka AGA ee Muqdisho inay dhexda u xertaan meel marinta shaqooyinkaasi sugayo.<\/h4>\n<h4>Bare sare Mustaf C\/llaahi Feysruus oo ka mid ah madaxda Akadeemiyada oo isna kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay inay meel fiican marayaan hawlaha Akadeemiyada, isaga oo caddeeyay in sida ugu haboon loo qaban doono shaqooyinka la qorsheeyay in sannadkaan lagu soo gaba-gabeeyo.<\/h4>\n<h4>Qaar ka mid ah madaxda Guddiyo dhawr ah oo u xil-saarnaa shaqooyin kala duwan ayaa halkaasi ku soo bandhiggay halka ay u marayaan shaqooyinkii loo ikmadey, iyaga oo hoosta xarriiqay in 95% ay soo dhammaadeen hawlahaasi.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4350\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1172-Copy-1024x768-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1172-Copy-1024x768-1.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1172-Copy-1024x768-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1172-Copy-1024x768-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1172-Copy-1024x768-1-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1172-Copy-1024x768-1-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1172-Copy-1024x768-1-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1172-Copy-1024x768-1-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1172-Copy-1024x768-1-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1172-Copy-1024x768-1-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1172-Copy-1024x768-1-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4352\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1177-Copy-1024x768-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1177-Copy-1024x768-1.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1177-Copy-1024x768-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1177-Copy-1024x768-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1177-Copy-1024x768-1-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1177-Copy-1024x768-1-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1177-Copy-1024x768-1-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1177-Copy-1024x768-1-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1177-Copy-1024x768-1-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1177-Copy-1024x768-1-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1177-Copy-1024x768-1-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4349\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1166-Copy-1024x768-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1166-Copy-1024x768-1.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1166-Copy-1024x768-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1166-Copy-1024x768-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1166-Copy-1024x768-1-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1166-Copy-1024x768-1-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1166-Copy-1024x768-1-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1166-Copy-1024x768-1-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1166-Copy-1024x768-1-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1166-Copy-1024x768-1-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/IMG_1166-Copy-1024x768-1-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay ka soo qeyb-galeen Guddoonka iyo hawl-wadeenka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, loogana hadlayay sidii loo dhamaystiri lahaa hawlihii u qorshaysnaa AGA sannadka sii dhammaanayo iyo sidii loo diyaar-garoobi lahaa soo dhaweynta sannadka cusub ayaa shalay oo ku beegneyd 7\/12\/2020, waxaa lagu qabtay xafiiska Akadeemiye-Goboleedka ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4357,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[42,32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo Shir-guddoomiyay Kulan looga Hadlayay Dar-dargalinta Hawlaha Akadeemiyada AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo Shir-guddoomiyay Kulan looga Hadlayay Dar-dargalinta Hawlaha Akadeemiyada AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan ay ka soo qeyb-galeen Guddoonka iyo hawl-wadeenka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, loogana hadlayay sidii loo dhamaystiri lahaa hawlihii u qorshaysnaa AGA sannadka sii dhammaanayo iyo sidii loo diyaar-garoobi lahaa soo dhaweynta sannadka cusub ayaa shalay oo ku beegneyd 7\/12\/2020, waxaa lagu qabtay xafiiska Akadeemiye-Goboleedka ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-08T05:25:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-12-08T05:57:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/maxresdefault-1024x576-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo Shir-guddoomiyay Kulan looga Hadlayay Dar-dargalinta Hawlaha Akadeemiyada AGA\",\"datePublished\":\"2020-12-08T05:25:15+00:00\",\"dateModified\":\"2020-12-08T05:57:10+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/\"},\"wordCount\":259,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"2020\",\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Shir-guddoomiyay Kulan looga Hadlayay Dar-dargalinta Hawlaha Akadeemiyada AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-12-08T05:25:15+00:00\",\"dateModified\":\"2020-12-08T05:57:10+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Shir-guddoomiyay Kulan looga Hadlayay Dar-dargalinta Hawlaha Akadeemiyada AGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo Shir-guddoomiyay Kulan looga Hadlayay Dar-dargalinta Hawlaha Akadeemiyada AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo Shir-guddoomiyay Kulan looga Hadlayay Dar-dargalinta Hawlaha Akadeemiyada AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Kulan ay ka soo qeyb-galeen Guddoonka iyo hawl-wadeenka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, loogana hadlayay sidii loo dhamaystiri lahaa hawlihii u qorshaysnaa AGA sannadka sii dhammaanayo iyo sidii loo diyaar-garoobi lahaa soo dhaweynta sannadka cusub ayaa shalay oo ku beegneyd 7\/12\/2020, waxaa lagu qabtay xafiiska Akadeemiye-Goboleedka ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-12-08T05:25:15+00:00","article_modified_time":"2020-12-08T05:57:10+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":576,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/maxresdefault-1024x576-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo Shir-guddoomiyay Kulan looga Hadlayay Dar-dargalinta Hawlaha Akadeemiyada AGA","datePublished":"2020-12-08T05:25:15+00:00","dateModified":"2020-12-08T05:57:10+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/"},"wordCount":259,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["2020","Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo Shir-guddoomiyay Kulan looga Hadlayay Dar-dargalinta Hawlaha Akadeemiyada AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-12-08T05:25:15+00:00","dateModified":"2020-12-08T05:57:10+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/4348-2\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo Shir-guddoomiyay Kulan looga Hadlayay Dar-dargalinta Hawlaha Akadeemiyada AGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4348"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4348"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4348\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4359,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4348\/revisions\/4359"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4357"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4348"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4348"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4348"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}