{"id":434,"date":"2018-05-14T08:26:05","date_gmt":"2018-05-14T08:26:05","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=434"},"modified":"2018-05-14T08:58:05","modified_gmt":"2018-05-14T08:58:05","slug":"madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/","title":{"rendered":"MADAX KA TIRSAN AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GASHAY DAAH-FURKA BUUGGA KOORA DADAB"},"content":{"rendered":"<p>Munaasabad si balaaran loo soo agaasimay looguna tala galay Daah-furka buugga la yiraahdo KOORA DADAB, ayna ka soo qeyb galeen madax ka kala socotay Dawladda Federaalka, Maamul Goboleedyada, Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), Naadiyadda Akhriska iyo Qoraalka ayaa 10\/5\/2018-ka waxaa \u00a0lagu qabtay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Masuuliyiintii ka socotay Akadeemiayda Aga ee munasabadaasi lagu casuumay ayaa waxay isugu jireen Agaasimaha Waaxda Tababbarada ee Akadeemiyada Al-ustaad C\/llaahi Sh. Cabdi (Gacanka), Xoghaynta Aga ahna Xisaabiyaha Akadeemiyada Seynab Xaaji Axmed iyo qoraa Dayax Axmed\u00a0 oo ka mid ah La-Taliyaasha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga.<\/p>\n<p>Agaasimaha Tababbarada Aga Md, C\/llaahi Gacanka oo ka mid ahaa gorfeeyaashii buugga \u00a0ayaa hadal uu halkaasi ka soo jeediyay waxa uu si cilmiyeysan uga war-bixiyay faa\u2019iidada ay leeyihiin buuggaagta, waaxaa uu ku dheeraadey\u00a0 ka sheekaynta qeybaha uu ka kooban yahay buuggaasi gaar ahaan dhinacyada cishqiga, colaada iyo dhaqanka laga baran karo.<\/p>\n<p>C\/llaahi Gacanka oo hadalkiisa sii wata aya ku tilmaamay buugga Koora Dadab inuu yahay mid qiima badan leh, waxaana uu qiray in qoraha buuggaasi uu dadaal badan galiyay sidii uu akhristayaashiisa ula wadaagi lahaa buug u qalmo, isagoo dhinaca kale u hambalyeeyay qoraagii buuggaasi.<\/p>\n<p>Madaxdii kale oo munaasabadaasi ka hadashay ayaa sheegay inay ku faraxsan yihin soo bandhigida buuggaasi, waxaana ay ku cel-celiyeen in buuggaas uu yahay mid wax badan ay bulshada ka kororsan doonto.<\/p>\n<p>Koora Dadab oo ah buug isku dheeli tiran ayaa dad badan waxay aad uga heleen fariinta uu gudbinayo, buuggaasi oo ka kooban qeybo kala duwan ayaa waxaa laga helayaa macluumaad dhaxalgal ah.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-435\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32350160_1690051331090602_9031716302456094720_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32350160_1690051331090602_9031716302456094720_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32350160_1690051331090602_9031716302456094720_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32350160_1690051331090602_9031716302456094720_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-436\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/IMG-20180513-WA0022-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/IMG-20180513-WA0022-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/IMG-20180513-WA0022-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/IMG-20180513-WA0022-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/IMG-20180513-WA0022.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-437\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/IMG-20180513-WA0018-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/IMG-20180513-WA0018-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/IMG-20180513-WA0018-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/IMG-20180513-WA0018-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/IMG-20180513-WA0018.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-438\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/IMG-20180513-WA0015-683x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"927\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/IMG-20180513-WA0015-683x1024.jpg 683w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/IMG-20180513-WA0015-200x300.jpg 200w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/IMG-20180513-WA0015.jpg 720w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-439\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32313946_1690052447757157_2864184668884828160_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32313946_1690052447757157_2864184668884828160_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32313946_1690052447757157_2864184668884828160_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32313946_1690052447757157_2864184668884828160_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad si balaaran loo soo agaasimay looguna tala galay Daah-furka buugga la yiraahdo KOORA DADAB, ayna ka soo qeyb galeen madax ka kala socotay Dawladda Federaalka, Maamul Goboleedyada, Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), Naadiyadda Akhriska iyo Qoraalka ayaa 10\/5\/2018-ka waxaa \u00a0lagu qabtay magaalada Muqdisho. Masuuliyiintii ka socotay Akadeemiayda Aga ee munasabadaasi lagu casuumay ayaa waxay isugu jireen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":435,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>MADAX KA TIRSAN AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GASHAY DAAH-FURKA BUUGGA KOORA DADAB - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"MADAX KA TIRSAN AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GASHAY DAAH-FURKA BUUGGA KOORA DADAB - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Munaasabad si balaaran loo soo agaasimay looguna tala galay Daah-furka buugga la yiraahdo KOORA DADAB, ayna ka soo qeyb galeen madax ka kala socotay Dawladda Federaalka, Maamul Goboleedyada, Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), Naadiyadda Akhriska iyo Qoraalka ayaa 10\/5\/2018-ka waxaa \u00a0lagu qabtay magaalada Muqdisho. Masuuliyiintii ka socotay Akadeemiayda Aga ee munasabadaasi lagu casuumay ayaa waxay isugu jireen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-05-14T08:26:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-05-14T08:58:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32350160_1690051331090602_9031716302456094720_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"MADAX KA TIRSAN AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GASHAY DAAH-FURKA BUUGGA KOORA DADAB\",\"datePublished\":\"2018-05-14T08:26:05+00:00\",\"dateModified\":\"2018-05-14T08:58:05+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/\"},\"wordCount\":260,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/\",\"name\":\"MADAX KA TIRSAN AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GASHAY DAAH-FURKA BUUGGA KOORA DADAB - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-05-14T08:26:05+00:00\",\"dateModified\":\"2018-05-14T08:58:05+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"MADAX KA TIRSAN AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GASHAY DAAH-FURKA BUUGGA KOORA DADAB\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"MADAX KA TIRSAN AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GASHAY DAAH-FURKA BUUGGA KOORA DADAB - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"MADAX KA TIRSAN AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GASHAY DAAH-FURKA BUUGGA KOORA DADAB - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Munaasabad si balaaran loo soo agaasimay looguna tala galay Daah-furka buugga la yiraahdo KOORA DADAB, ayna ka soo qeyb galeen madax ka kala socotay Dawladda Federaalka, Maamul Goboleedyada, Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), Naadiyadda Akhriska iyo Qoraalka ayaa 10\/5\/2018-ka waxaa \u00a0lagu qabtay magaalada Muqdisho. Masuuliyiintii ka socotay Akadeemiayda Aga ee munasabadaasi lagu casuumay ayaa waxay isugu jireen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-05-14T08:26:05+00:00","article_modified_time":"2018-05-14T08:58:05+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32350160_1690051331090602_9031716302456094720_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"MADAX KA TIRSAN AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GASHAY DAAH-FURKA BUUGGA KOORA DADAB","datePublished":"2018-05-14T08:26:05+00:00","dateModified":"2018-05-14T08:58:05+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/"},"wordCount":260,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/","name":"MADAX KA TIRSAN AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GASHAY DAAH-FURKA BUUGGA KOORA DADAB - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-05-14T08:26:05+00:00","dateModified":"2018-05-14T08:58:05+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-gashay-daah-furka-buugga-koora-dadab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"MADAX KA TIRSAN AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GASHAY DAAH-FURKA BUUGGA KOORA DADAB"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=434"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/434\/revisions\/442"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/435"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=434"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=434"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=434"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}