{"id":4336,"date":"2020-12-01T13:36:53","date_gmt":"2020-12-01T13:36:53","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=4336"},"modified":"2020-12-01T13:45:03","modified_gmt":"2020-12-01T13:45:03","slug":"kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/","title":{"rendered":"Kulan ay Guddoomiyaha AGA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka kaga wadahadleen sidii la isaga Kaashan lahaa Qoraal-baridda Ciidanka Cirka"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax iyo Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed S\/Guuto Maxamuud Shiikh Cali \u201cDable-bayloot\u201dayaa waxay kulan muhiim ah ku yeesheen xafiiska Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha AGA ayaa kulanka ku furay erayo uu ku soo dhaweynayey Taliyaha iyo masuuliintii la soctey, ugana mahadceliyey booqashada ay ugu yimaadeen.\u00a0Kadibna waxaa hadalka qaatay Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya oo u mahadceliyey Guddoomiyaha, si weynna u bogaadiyey kaalinta AGA iyo hoggaankeedu kaga jiraan horumarinta afka hooyo iyo hal-abuurkiisa.<\/h4>\n<h4>Kadibna wuxuu si faahfaahsan uga warramay hawlaha ay qabtaan, qorshayaasha ay ka leeyihiin in kor loo qaado aqoonta ciidanka ee dhinacyada akhiriska iyo qoraalka, waddaniyadda iyo waxbarashada asaasiga ah intaba. Wuxuu kaloo faahfaahiyey ujeeddada booqashadooda oo ah codsi ay Akadeemiye-Goboleedka ka codsanayaan in gacan laga siiyo arrimahaas.<\/h4>\n<h4>Agaasimaha Madasha Amni, oo qeybka ah dhinacyada waxbarashadaasi fulinaya, Md.Cabdi-qafaar Yaasiin ayaa ka warbixiyay halka ay iminka waxbarashadu marayso, isaga oo sheegay inuu rajaynayo in ay Akadeemiyadu wax badan ku soo kordhin doono waxbarshada ciidanka cirka Soomaaliyeed.<\/h4>\n<h4>Intaa ka dib, Guddoomiyaha AGA Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay dadaalka socda iyo halka ay iminka marayso hawsha socoto ee ku aaddan waxbarashada Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, waxaana uu caddeeyay inay Akadeemiyada ka go\u2019an tahay sidii ay u gacan uga gaysan laheyd barnaamijka socda ee la xiriira waxbaridda ciidanka ee dhinacyada la tilmaamay, isaga oo sheegay inuu soo dhaweynayo in ay ciidanku wax ku bartaan afkooda hooyo ee hodonka ah iyo in la jeclaysiiyo dalkooda iyo dadkooda.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddii kulankaasi oo ku dhacday jawi wanaagsan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa madaxa waxbarashada Madasha Amni, Al-ustaad Ibraahim Maxamed Shiikh (Nuunow) iyo Wakiilka Akadeemiyada AGA ee waxbarshadaas Macallin C\/qaadir Cabdi Axmed (Jubba).<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4338\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/128578727_478428213121078_7045820742503311829_n-1024x677.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"460\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/128578727_478428213121078_7045820742503311829_n-1024x677.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/128578727_478428213121078_7045820742503311829_n-300x198.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/128578727_478428213121078_7045820742503311829_n-768x508.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/128578727_478428213121078_7045820742503311829_n-150x99.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/128578727_478428213121078_7045820742503311829_n-600x397.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/128578727_478428213121078_7045820742503311829_n-696x460.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/128578727_478428213121078_7045820742503311829_n-1068x706.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/128578727_478428213121078_7045820742503311829_n-635x420.jpg 635w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/128578727_478428213121078_7045820742503311829_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4337\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/127872628_373527017237295_5037395417488968012_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1008\" height=\"490\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/127872628_373527017237295_5037395417488968012_n.jpg 1008w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/127872628_373527017237295_5037395417488968012_n-300x146.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/127872628_373527017237295_5037395417488968012_n-768x373.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/127872628_373527017237295_5037395417488968012_n-150x73.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/127872628_373527017237295_5037395417488968012_n-600x292.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/127872628_373527017237295_5037395417488968012_n-696x338.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/127872628_373527017237295_5037395417488968012_n-864x420.jpg 864w\" sizes=\"(max-width: 1008px) 100vw, 1008px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax iyo Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed S\/Guuto Maxamuud Shiikh Cali \u201cDable-bayloot\u201dayaa waxay kulan muhiim ah ku yeesheen xafiiska Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka. Guddoomiyaha AGA ayaa kulanka ku furay erayo uu ku soo dhaweynayey Taliyaha iyo masuuliintii la soctey, ugana mahadceliyey booqashada ay ugu yimaadeen.\u00a0Kadibna waxaa hadalka qaatay Taliyaha Ciidanka Cirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4338,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[42,32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kulan ay Guddoomiyaha AGA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka kaga wadahadleen sidii la isaga Kaashan lahaa Qoraal-baridda Ciidanka Cirka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kulan ay Guddoomiyaha AGA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka kaga wadahadleen sidii la isaga Kaashan lahaa Qoraal-baridda Ciidanka Cirka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax iyo Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed S\/Guuto Maxamuud Shiikh Cali \u201cDable-bayloot\u201dayaa waxay kulan muhiim ah ku yeesheen xafiiska Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka. Guddoomiyaha AGA ayaa kulanka ku furay erayo uu ku soo dhaweynayey Taliyaha iyo masuuliintii la soctey, ugana mahadceliyey booqashada ay ugu yimaadeen.\u00a0Kadibna waxaa hadalka qaatay Taliyaha Ciidanka Cirka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-01T13:36:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-12-01T13:45:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/128578727_478428213121078_7045820742503311829_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"714\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Kulan ay Guddoomiyaha AGA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka kaga wadahadleen sidii la isaga Kaashan lahaa Qoraal-baridda Ciidanka Cirka\",\"datePublished\":\"2020-12-01T13:36:53+00:00\",\"dateModified\":\"2020-12-01T13:45:03+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/\"},\"wordCount\":296,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"2020\",\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/\",\"name\":\"Kulan ay Guddoomiyaha AGA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka kaga wadahadleen sidii la isaga Kaashan lahaa Qoraal-baridda Ciidanka Cirka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-12-01T13:36:53+00:00\",\"dateModified\":\"2020-12-01T13:45:03+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kulan ay Guddoomiyaha AGA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka kaga wadahadleen sidii la isaga Kaashan lahaa Qoraal-baridda Ciidanka Cirka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kulan ay Guddoomiyaha AGA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka kaga wadahadleen sidii la isaga Kaashan lahaa Qoraal-baridda Ciidanka Cirka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kulan ay Guddoomiyaha AGA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka kaga wadahadleen sidii la isaga Kaashan lahaa Qoraal-baridda Ciidanka Cirka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax iyo Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed S\/Guuto Maxamuud Shiikh Cali \u201cDable-bayloot\u201dayaa waxay kulan muhiim ah ku yeesheen xafiiska Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka. Guddoomiyaha AGA ayaa kulanka ku furay erayo uu ku soo dhaweynayey Taliyaha iyo masuuliintii la soctey, ugana mahadceliyey booqashada ay ugu yimaadeen.\u00a0Kadibna waxaa hadalka qaatay Taliyaha Ciidanka Cirka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-12-01T13:36:53+00:00","article_modified_time":"2020-12-01T13:45:03+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":714,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/128578727_478428213121078_7045820742503311829_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Kulan ay Guddoomiyaha AGA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka kaga wadahadleen sidii la isaga Kaashan lahaa Qoraal-baridda Ciidanka Cirka","datePublished":"2020-12-01T13:36:53+00:00","dateModified":"2020-12-01T13:45:03+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/"},"wordCount":296,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["2020","Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/","name":"Kulan ay Guddoomiyaha AGA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka kaga wadahadleen sidii la isaga Kaashan lahaa Qoraal-baridda Ciidanka Cirka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-12-01T13:36:53+00:00","dateModified":"2020-12-01T13:45:03+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-ay-guddoomiyaha-aga-iyo-taliyaha-ciidanka-cirka-kaga-wadahadleen-sidii-la-isaga-kaashan-lahaa-qoraal-baridda-ciidanka-cirka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kulan ay Guddoomiyaha AGA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka kaga wadahadleen sidii la isaga Kaashan lahaa Qoraal-baridda Ciidanka Cirka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4336"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4336"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4336\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4341,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4336\/revisions\/4341"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4338"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4336"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4336"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4336"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}