{"id":4328,"date":"2020-11-29T04:34:07","date_gmt":"2020-11-29T04:34:07","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=4328"},"modified":"2020-11-29T11:53:27","modified_gmt":"2020-11-29T11:53:27","slug":"akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/","title":{"rendered":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo soo Dhaweysay Dadaalka ay Ganacsatadu ugu jirto Nooleynta Afka Hooyo"},"content":{"rendered":"<h4 style=\"text-align: justify;\">Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa si diirran u soo dhaweysay dadaalka ay shirkadaha ganacsiga ugu jiraan ka qeyb-qaadashada adeegsiga iyo nooleynta afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4 style=\"text-align: justify;\">Maamulka Akadeemiyada ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin in shirkadda Golis oo ka mid ah shirkadaha Soomaaliyeed inay bilowdo sidii ay imtixaanka shirkadooda ay ugu qaadi laheyd afka hooyo, iyada oo dhawaan imtixaan ay qaadaysay shirkadaasi lagu galay afka hooyo, halkii horey imtixaanada noocaasi oo kale ah lagu qaadi jirey afafka Carabiga ama Englishka.<\/h4>\n<h4 style=\"text-align: justify;\">Horey ayaa dhawr jeer shirkadaha ganacsiga loogu boorriyay inay ka qeyb-qaataan nooleynta, daryeelka iyo hiilka afka Soomaaliga, iyaga oo loogu yeeray boorrarkoda ganacsiga inay ku qoraan afka hooyo.<\/h4>\n<p style=\"text-align: justify;\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4329\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1461529_629036777159703_2042907900_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1461529_629036777159703_2042907900_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1461529_629036777159703_2042907900_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1461529_629036777159703_2042907900_n-768x432.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1461529_629036777159703_2042907900_n-150x84.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1461529_629036777159703_2042907900_n-600x338.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1461529_629036777159703_2042907900_n-696x392.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1461529_629036777159703_2042907900_n-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4330\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127996261_762368561341632_6287479151782464531_n.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"928\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127996261_762368561341632_6287479151782464531_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127996261_762368561341632_6287479151782464531_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127996261_762368561341632_6287479151782464531_n-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127996261_762368561341632_6287479151782464531_n-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127996261_762368561341632_6287479151782464531_n-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127996261_762368561341632_6287479151782464531_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127996261_762368561341632_6287479151782464531_n-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127996261_762368561341632_6287479151782464531_n-630x840.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa si diirran u soo dhaweysay dadaalka ay shirkadaha ganacsiga ugu jiraan ka qeyb-qaadashada adeegsiga iyo nooleynta afka Soomaaliga. Maamulka Akadeemiyada ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin in shirkadda Golis oo ka mid ah shirkadaha Soomaaliyeed inay bilowdo sidii ay imtixaanka shirkadooda ay ugu qaadi laheyd afka hooyo, iyada oo dhawaan imtixaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4329,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye-Goboleedka AGA oo soo Dhaweysay Dadaalka ay Ganacsatadu ugu jirto Nooleynta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo soo Dhaweysay Dadaalka ay Ganacsatadu ugu jirto Nooleynta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa si diirran u soo dhaweysay dadaalka ay shirkadaha ganacsiga ugu jiraan ka qeyb-qaadashada adeegsiga iyo nooleynta afka Soomaaliga. Maamulka Akadeemiyada ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin in shirkadda Golis oo ka mid ah shirkadaha Soomaaliyeed inay bilowdo sidii ay imtixaanka shirkadooda ay ugu qaadi laheyd afka hooyo, iyada oo dhawaan imtixaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-29T04:34:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-11-29T11:53:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1461529_629036777159703_2042907900_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo soo Dhaweysay Dadaalka ay Ganacsatadu ugu jirto Nooleynta Afka Hooyo\",\"datePublished\":\"2020-11-29T04:34:07+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-29T11:53:27+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/\"},\"wordCount\":117,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/\",\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo soo Dhaweysay Dadaalka ay Ganacsatadu ugu jirto Nooleynta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-11-29T04:34:07+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-29T11:53:27+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo soo Dhaweysay Dadaalka ay Ganacsatadu ugu jirto Nooleynta Afka Hooyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo soo Dhaweysay Dadaalka ay Ganacsatadu ugu jirto Nooleynta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo soo Dhaweysay Dadaalka ay Ganacsatadu ugu jirto Nooleynta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa si diirran u soo dhaweysay dadaalka ay shirkadaha ganacsiga ugu jiraan ka qeyb-qaadashada adeegsiga iyo nooleynta afka Soomaaliga. Maamulka Akadeemiyada ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin in shirkadda Golis oo ka mid ah shirkadaha Soomaaliyeed inay bilowdo sidii ay imtixaanka shirkadooda ay ugu qaadi laheyd afka hooyo, iyada oo dhawaan imtixaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-11-29T04:34:07+00:00","article_modified_time":"2020-11-29T11:53:27+00:00","og_image":[{"width":960,"height":540,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1461529_629036777159703_2042907900_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo soo Dhaweysay Dadaalka ay Ganacsatadu ugu jirto Nooleynta Afka Hooyo","datePublished":"2020-11-29T04:34:07+00:00","dateModified":"2020-11-29T11:53:27+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/"},"wordCount":117,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/","name":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo soo Dhaweysay Dadaalka ay Ganacsatadu ugu jirto Nooleynta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-11-29T04:34:07+00:00","dateModified":"2020-11-29T11:53:27+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-ay-ganacsatadu-ugu-jirto-nooleynta-afka-hooyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo soo Dhaweysay Dadaalka ay Ganacsatadu ugu jirto Nooleynta Afka Hooyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4328"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4328"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4328\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4335,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4328\/revisions\/4335"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4329"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4328"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4328"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4328"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}