{"id":4305,"date":"2020-11-26T15:51:55","date_gmt":"2020-11-26T15:51:55","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=4305"},"modified":"2021-01-20T13:55:25","modified_gmt":"2021-01-20T10:55:25","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo Jaamacadaha Dalka ku Boorriyay inay Qaataan Qalin-baddelasho halkii ay ka oran Lahaayeen Qalin-jabin"},"content":{"rendered":"<div class=\"\" data-block=\"true\" data-editor=\"975sb\" data-offset-key=\"7fpv2-0-0\">\n<div data-offset-key=\"7fpv2-0-0\"><em style=\"color: #111111; font-family: Roboto, sans-serif; font-size: 19px; line-height: 29px; text-align: justify;\">Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo la hadlayay 911 arday oo dhammaystay waxbarashada heerka koowaad ee Jaamacadda Somaville ayaa ugu hambalyeeyay ardaydaas guusha ay ka gaareen waxbarashadooda.<\/em><\/div>\n<\/div>\n<h4 class=\"_1mf _1mj\" data-offset-key=\"9l9vr-0-0\"><em>Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ardaydaas la hadlayay shalay oo ku beegneyd 25\/11\/2020, ayaa si cilmiyaysan uga warramay qiimaha ay leedahay waxbarashadu, waxaana uu hoosta ka xarriiqay in Jaamacadda Somaville ay ka mug weyn tahay sidii uu filayay, isaga oo Jaamacaddaas ku bogaadiyay in ay soo saartay aqoonyahanno kala duwan.<\/em><\/h4>\n<h4 class=\"_1mf _1mj\" data-offset-key=\"c3n77-0-0\"><em>\u201cMaamulka iyo macallimiinta Somaville waxa aan u soo jeedinayaa inay iska daayaan isticmaalka ereyga Qalin-jabin, waxaana talo ahaan la wadaagayaa inay qaataan Qalin-baddelasho halkii ay ka oran lahaayeen Qalin-jabin, marka la dhammeeyo qeyb ka mid ah waxbarashada ma aha in qalinka la jabiyo ee waa in qalinka la badeshaa, si waxbarashada horey loogu sii wado, fadlan qalinka ha laga daayo jabinta, waxaana idiin soo jeedinayaa in aan qalinka la tuurin oo la sii wado\u201d ayuu yiri Dr. Afrax oo caddeeyay sidaan oo kale inuu horey jaamacado kalana uga sheegay arrintaasi.<\/em><\/h4>\n<h4 class=\"_1mf _1mj\" data-offset-key=\"9mdv8-0-0\"><em>Guddoomiyaha AGA ayaa soo dhaweeyay qorshaha cusub ee Jaamacadda Somaville ee ku aaddan inay bilaabayso qeyb cusub oo la xiriirta barashada daraasaadka Soomaaliga (Somali Study), waxaana uu halkaasi ka ballanqaaday in ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ay gacan ka siin doonto barashada aqoonta uu xambaarsan yahay Afka Soomaaliga iyo Suugaantiisa, isaga oo ka codsaday Somaville in ay hormuud uga noqoto jaamacadaha kale ee dalka darsidda Afka-Soomaaliga iyo Hal-abuurkiisa.<\/em><\/h4>\n<div data-offset-key=\"9mdv8-0-0\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4306\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127012340_396075838285094_6672128425777305431_n-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127012340_396075838285094_6672128425777305431_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127012340_396075838285094_6672128425777305431_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127012340_396075838285094_6672128425777305431_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127012340_396075838285094_6672128425777305431_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127012340_396075838285094_6672128425777305431_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127012340_396075838285094_6672128425777305431_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127012340_396075838285094_6672128425777305431_n-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127012340_396075838285094_6672128425777305431_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127012340_396075838285094_6672128425777305431_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127012340_396075838285094_6672128425777305431_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127012340_396075838285094_6672128425777305431_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127012340_396075838285094_6672128425777305431_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/div>\n<div data-offset-key=\"9mdv8-0-0\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4324\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127220384_727014031555644_6948186512548176633_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127220384_727014031555644_6948186512548176633_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127220384_727014031555644_6948186512548176633_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127220384_727014031555644_6948186512548176633_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127220384_727014031555644_6948186512548176633_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127220384_727014031555644_6948186512548176633_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127220384_727014031555644_6948186512548176633_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127220384_727014031555644_6948186512548176633_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/div>\n<div data-offset-key=\"9mdv8-0-0\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4326\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127619947_137087211211621_7890137462330988719_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127619947_137087211211621_7890137462330988719_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127619947_137087211211621_7890137462330988719_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127619947_137087211211621_7890137462330988719_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127619947_137087211211621_7890137462330988719_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127619947_137087211211621_7890137462330988719_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127619947_137087211211621_7890137462330988719_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127619947_137087211211621_7890137462330988719_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/div>\n<div data-offset-key=\"9mdv8-0-0\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4307\" style=\"color: #222222; font-family: Verdana, Geneva, sans-serif; font-size: 15px; line-height: 1.74;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127490336_1334113020268564_2201455609625236282_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127490336_1334113020268564_2201455609625236282_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127490336_1334113020268564_2201455609625236282_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127490336_1334113020268564_2201455609625236282_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127490336_1334113020268564_2201455609625236282_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127490336_1334113020268564_2201455609625236282_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127490336_1334113020268564_2201455609625236282_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127490336_1334113020268564_2201455609625236282_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4308\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127564367_1334113386935194_604619853104797875_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127564367_1334113386935194_604619853104797875_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127564367_1334113386935194_604619853104797875_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127564367_1334113386935194_604619853104797875_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127564367_1334113386935194_604619853104797875_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127564367_1334113386935194_604619853104797875_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127564367_1334113386935194_604619853104797875_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127564367_1334113386935194_604619853104797875_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/div>\n<div data-offset-key=\"8n947-0-0\"><\/div>\n<div class=\"\" style=\"text-align: justify;\" data-block=\"true\" data-editor=\"975sb\" data-offset-key=\"17dp4-0-0\">\n<div class=\"_1mf _1mj\" data-offset-key=\"17dp4-0-0\"><span style=\"line-height: 1.74;\">Warbaahina AGA | Muqdisho<\/span><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"\" data-block=\"true\" data-editor=\"975sb\" data-offset-key=\"7e18q-0-0\">\n<div class=\"_1mf _1mj\" style=\"text-align: justify;\" data-offset-key=\"7e18q-0-0\"><span data-offset-key=\"7e18q-0-0\">Email: Info@aga.so<\/span><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo la hadlayay 911 arday oo dhammaystay waxbarashada heerka koowaad ee Jaamacadda Somaville ayaa ugu hambalyeeyay ardaydaas guusha ay ka gaareen waxbarashadooda. Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ardaydaas la hadlayay shalay oo ku beegneyd 25\/11\/2020, ayaa si cilmiyaysan uga warramay qiimaha ay leedahay waxbarashadu, waxaana uu hoosta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4325,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[42,32,18,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo Jaamacadaha Dalka ku Boorriyay inay Qaataan Qalin-baddelasho halkii ay ka oran Lahaayeen Qalin-jabin - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo Jaamacadaha Dalka ku Boorriyay inay Qaataan Qalin-baddelasho halkii ay ka oran Lahaayeen Qalin-jabin - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo la hadlayay 911 arday oo dhammaystay waxbarashada heerka koowaad ee Jaamacadda Somaville ayaa ugu hambalyeeyay ardaydaas guusha ay ka gaareen waxbarashadooda. Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ardaydaas la hadlayay shalay oo ku beegneyd 25\/11\/2020, ayaa si cilmiyaysan uga warramay qiimaha ay leedahay waxbarashadu, waxaana uu hoosta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-26T15:51:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-01-20T10:55:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127589885_143773903753966_3994705137990048755_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo Jaamacadaha Dalka ku Boorriyay inay Qaataan Qalin-baddelasho halkii ay ka oran Lahaayeen Qalin-jabin\",\"datePublished\":\"2020-11-26T15:51:55+00:00\",\"dateModified\":\"2021-01-20T10:55:25+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/\"},\"wordCount\":257,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"2020\",\"Dhacdooyin Cusub\",\"Erey Bixin\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Jaamacadaha Dalka ku Boorriyay inay Qaataan Qalin-baddelasho halkii ay ka oran Lahaayeen Qalin-jabin - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-11-26T15:51:55+00:00\",\"dateModified\":\"2021-01-20T10:55:25+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Jaamacadaha Dalka ku Boorriyay inay Qaataan Qalin-baddelasho halkii ay ka oran Lahaayeen Qalin-jabin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo Jaamacadaha Dalka ku Boorriyay inay Qaataan Qalin-baddelasho halkii ay ka oran Lahaayeen Qalin-jabin - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo Jaamacadaha Dalka ku Boorriyay inay Qaataan Qalin-baddelasho halkii ay ka oran Lahaayeen Qalin-jabin - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo la hadlayay 911 arday oo dhammaystay waxbarashada heerka koowaad ee Jaamacadda Somaville ayaa ugu hambalyeeyay ardaydaas guusha ay ka gaareen waxbarashadooda. Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ardaydaas la hadlayay shalay oo ku beegneyd 25\/11\/2020, ayaa si cilmiyaysan uga warramay qiimaha ay leedahay waxbarashadu, waxaana uu hoosta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-11-26T15:51:55+00:00","article_modified_time":"2021-01-20T10:55:25+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/127589885_143773903753966_3994705137990048755_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo Jaamacadaha Dalka ku Boorriyay inay Qaataan Qalin-baddelasho halkii ay ka oran Lahaayeen Qalin-jabin","datePublished":"2020-11-26T15:51:55+00:00","dateModified":"2021-01-20T10:55:25+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/"},"wordCount":257,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["2020","Dhacdooyin Cusub","Erey Bixin","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo Jaamacadaha Dalka ku Boorriyay inay Qaataan Qalin-baddelasho halkii ay ka oran Lahaayeen Qalin-jabin - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-11-26T15:51:55+00:00","dateModified":"2021-01-20T10:55:25+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaamacaddaha-wadanka-ku-booriyay-inay-qaataan-qalin-badalasho-halkii-ay-ka-oran-lahaayeen-qalin-jabin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo Jaamacadaha Dalka ku Boorriyay inay Qaataan Qalin-baddelasho halkii ay ka oran Lahaayeen Qalin-jabin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4305"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4305"}],"version-history":[{"count":15,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4305\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4640,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4305\/revisions\/4640"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4325"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4305"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4305"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4305"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}