{"id":4293,"date":"2020-11-25T04:07:00","date_gmt":"2020-11-25T04:07:00","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=4293"},"modified":"2020-11-25T04:17:14","modified_gmt":"2020-11-25T04:17:14","slug":"shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/","title":{"rendered":"Shahaado Sharaf Qiimo Badan oo la Guddoonsiiyay Guddoomiyaha AGA"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), ahna Guddoomiye-sharafeedka Somali Pen \u00a0Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa shalay oo ku beegneyd 24\/11\/2020, waxaa magaalada Muqdisho lagu guddoonsiiyay shahaado sharaf qiimo badan, taasi oo uu guddoonsiiyay naadiga Somali Pen laantiisa Koonfurta Soomaaliya.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Somali Pen ee laanta Koonfurta Soomaaliya Cabdi-naasir Yuusuf Macallin oo \u00a0shahaadaasi \u00a0guddoonsiiyay Guddoomiyaha AGA \u00a0ayaa caddeeyay Dr. Maxamed Daahir in uu shahaadadaas ku mutaystay <strong>\u201cKaalinta weyn ee uu ka qaatay horumarinta afka iyo dhaqanka Soomaaliyeed, ilaalinta sooyaalka Soomaaliyeed iyo yagleelidda Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA)\u201d.<\/strong><\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), ahna Guddoomiye-sharafeedka Somali Pen Dr. Maxamed Daahir Afrax oo isna halkaasi hadal kooban ka soo jeediyay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay shahaadadaasi qiimaha badan oo ay Somali Pen guddoonsiisay, waxaana uu tilmaamay inuu Somali Pen uga mahadcelinayo shahaadadaasi ay ku sharfeen.<\/h4>\n<h4>Dhawaan ayay aheyd markii Guddoomiayha AGA loo aqoonsadey <strong>Haldoorka sannadka 2020<\/strong>, iyada oo dhinaca kalana bishii Oktoober ee sannadkan ay shahaado heer sare ah guddoonsiisay Jaamacadda caanka ah ee Bariga Afrika ee xarunteeda weyn ay ku taallo magaalada Garowe.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4295\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126814417_696729527694032_2526463956474458628_n-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126814417_696729527694032_2526463956474458628_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126814417_696729527694032_2526463956474458628_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126814417_696729527694032_2526463956474458628_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126814417_696729527694032_2526463956474458628_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126814417_696729527694032_2526463956474458628_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126814417_696729527694032_2526463956474458628_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126814417_696729527694032_2526463956474458628_n-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126814417_696729527694032_2526463956474458628_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126814417_696729527694032_2526463956474458628_n-1119x840.jpg 1119w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126814417_696729527694032_2526463956474458628_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126814417_696729527694032_2526463956474458628_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126814417_696729527694032_2526463956474458628_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126814417_696729527694032_2526463956474458628_n.jpg 1242w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4296\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126885153_2914966818716861_4819481915450456623_n-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126885153_2914966818716861_4819481915450456623_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126885153_2914966818716861_4819481915450456623_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126885153_2914966818716861_4819481915450456623_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126885153_2914966818716861_4819481915450456623_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126885153_2914966818716861_4819481915450456623_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126885153_2914966818716861_4819481915450456623_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126885153_2914966818716861_4819481915450456623_n-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126885153_2914966818716861_4819481915450456623_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126885153_2914966818716861_4819481915450456623_n-1119x840.jpg 1119w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126885153_2914966818716861_4819481915450456623_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126885153_2914966818716861_4819481915450456623_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126885153_2914966818716861_4819481915450456623_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126885153_2914966818716861_4819481915450456623_n.jpg 1242w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), ahna Guddoomiye-sharafeedka Somali Pen \u00a0Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa shalay oo ku beegneyd 24\/11\/2020, waxaa magaalada Muqdisho lagu guddoonsiiyay shahaado sharaf qiimo badan, taasi oo uu guddoonsiiyay naadiga Somali Pen laantiisa Koonfurta Soomaaliya. Guddoomiyaha Somali Pen ee laanta Koonfurta Soomaaliya Cabdi-naasir Yuusuf Macallin oo \u00a0shahaadaasi \u00a0guddoonsiiyay Guddoomiyaha AGA \u00a0ayaa caddeeyay Dr. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4295,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[42,32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shahaado Sharaf Qiimo Badan oo la Guddoonsiiyay Guddoomiyaha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shahaado Sharaf Qiimo Badan oo la Guddoonsiiyay Guddoomiyaha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), ahna Guddoomiye-sharafeedka Somali Pen \u00a0Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa shalay oo ku beegneyd 24\/11\/2020, waxaa magaalada Muqdisho lagu guddoonsiiyay shahaado sharaf qiimo badan, taasi oo uu guddoonsiiyay naadiga Somali Pen laantiisa Koonfurta Soomaaliya. Guddoomiyaha Somali Pen ee laanta Koonfurta Soomaaliya Cabdi-naasir Yuusuf Macallin oo \u00a0shahaadaasi \u00a0guddoonsiiyay Guddoomiyaha AGA \u00a0ayaa caddeeyay Dr. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-25T04:07:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-11-25T04:17:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126814417_696729527694032_2526463956474458628_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1242\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"932\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Shahaado Sharaf Qiimo Badan oo la Guddoonsiiyay Guddoomiyaha AGA\",\"datePublished\":\"2020-11-25T04:07:00+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-25T04:17:14+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/\"},\"wordCount\":173,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"2020\",\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/\",\"name\":\"Shahaado Sharaf Qiimo Badan oo la Guddoonsiiyay Guddoomiyaha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-11-25T04:07:00+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-25T04:17:14+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shahaado Sharaf Qiimo Badan oo la Guddoonsiiyay Guddoomiyaha AGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shahaado Sharaf Qiimo Badan oo la Guddoonsiiyay Guddoomiyaha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shahaado Sharaf Qiimo Badan oo la Guddoonsiiyay Guddoomiyaha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), ahna Guddoomiye-sharafeedka Somali Pen \u00a0Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa shalay oo ku beegneyd 24\/11\/2020, waxaa magaalada Muqdisho lagu guddoonsiiyay shahaado sharaf qiimo badan, taasi oo uu guddoonsiiyay naadiga Somali Pen laantiisa Koonfurta Soomaaliya. Guddoomiyaha Somali Pen ee laanta Koonfurta Soomaaliya Cabdi-naasir Yuusuf Macallin oo \u00a0shahaadaasi \u00a0guddoonsiiyay Guddoomiyaha AGA \u00a0ayaa caddeeyay Dr. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-11-25T04:07:00+00:00","article_modified_time":"2020-11-25T04:17:14+00:00","og_image":[{"width":1242,"height":932,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/126814417_696729527694032_2526463956474458628_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Shahaado Sharaf Qiimo Badan oo la Guddoonsiiyay Guddoomiyaha AGA","datePublished":"2020-11-25T04:07:00+00:00","dateModified":"2020-11-25T04:17:14+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/"},"wordCount":173,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["2020","Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/","name":"Shahaado Sharaf Qiimo Badan oo la Guddoonsiiyay Guddoomiyaha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-11-25T04:07:00+00:00","dateModified":"2020-11-25T04:17:14+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/shahaado-sharaf-qiimo-badan-oo-la-guddoonsiiyay-guddoomiyaha-aga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shahaado Sharaf Qiimo Badan oo la Guddoonsiiyay Guddoomiyaha AGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4293"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4293"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4293\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4301,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4293\/revisions\/4301"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4295"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4293"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4293"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4293"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}