{"id":4034,"date":"2020-10-23T10:55:57","date_gmt":"2020-10-23T10:55:57","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=4034"},"modified":"2020-10-23T10:55:57","modified_gmt":"2020-10-23T10:55:57","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo Duruus ku Saabsan Marxaladihii Afka Soomaaliga ka soo Jeediyay Madasha PDRC"},"content":{"rendered":"<h4>Xalay oo ku beegneyd 22\/10\/2020-ka waxaa magaalada Garoowe ee Dowlad Goboleedka Puntland lagu qabtay madasha PDRC Talks oo ay soo qaban-qaabisay hay&#8217;adda Puntland Development and Research Center (PDRC), waxaana ka soo qayb-galay Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee BFS, Xildhibaanno heer Dowlad Goboleed, Golaha Wasiirrada Puntland, Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), Shaqaalaha rayidka ah, ururrada bulshada, naadiyada akhriska iyo qoraalka ee Puntland iyo warbaahinta maxalliga ah.<\/h4>\n<h4>Ugu horrayn waxaa martida fagaaraha PDRC ee bishan u mahad-celiyay Agaasimaha PDRC Cali Faarax Cali, isaga oo sheegay in mowduuca bishaan loo soo xulay dadkii mudnaa.<\/h4>\n<h4>Mawduuca oo ku saabsanaa Haddimadii Burburka iyo Hayaankii Hiilka Afka Hooyo ayaa waxaa si hufan u faaqiday xeel-dheerayaal muddo ku soo jiray fankaan, waxaana ka mid ahaa Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax, Qoraa sare Axmed Faarax Cali &#8220;Idaajaa&#8221;oo ka mid ah maqaawiirta Akadeemiye-Goboleedka AGA , Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdulle &#8220;Shaacir&#8221; \u00a0Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Puntland; Dr. Cabdullaahi Rooble, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Puntland; Mudane Ashkir iyo Sanator Juriille oo ka mid ah Aqalka Sare ee BFS.<\/h4>\n<h4>Dr. Afrax oo qaatay mudnaanta khudbadda (Keynote Speech) ayaa gorfeeyay jiitankii iyo halgankii loo soo maray AfSoomaaliga, sidii loogu faro-adaygay in la helo far-Soomaali qoran oo la wada fahmi karo. Waxa uu Afrax timaamay afar marxaladood oo uu soo maray hayaankii afka hooyo asaga oo ku sheegay;<\/h4>\n<h4><strong>Xilligii baadigoobka far Soomaaliga (1920-1960s)<\/strong><\/h4>\n<h4><strong>Hirgelintii farta iyo Horumarintii Af Soomaaliga (1970-1980s)<\/strong><\/h4>\n<h4><strong>Xilligii daalaa-dhaca iyo dib-u-noqodka<\/strong><\/h4>\n<h4><strong>Xilligii sare kaca iyo samata-bixinta ummadda iyo afkeeda<\/strong><\/h4>\n<h4>Dr. Afrax ayaa carrabka ku adkeeyay sababaha uu afka hooyo hiilka ugu baahan yahay in ay ugu wayntahay; In uu yahay furaha aqoonta iyo in uu yahay Nuxurka waddaniyadda iyo isku keenidda Soomaali meel walba oo ay joogaan.<\/h4>\n<h4>Qoraa sare Axmed Faarax Cali &#8220;Idaajaa&#8221; oo ah suugaanyahan iyo Ruug-caddaa Saxaafadeed, kana mid ah maqaawiirta AGA ayaa si wayn u muujiyay sidii Soomaalidii hore ay suugaanta ugu adeegsan jireen dhaqanka xukunka, dhaqanka guurka iyo anshaxa wanaagsan asaga oo halkaas ka mariyay gabayo ay ka muuqatay waddaniyada, af-jacayl iyo hodonnimo.<\/h4>\n<h4>Sidoo kale waxaa khudbad qiimo badan jeediyay Abwaan Yuusuf Shaacir isaga oo sharraxaad dheeri ah ka bixiyay sida suugaanta ay door wanaagsan uga qaadato nabadaynta iyo daminta colaadaha.<\/h4>\n<h4>Ugu dambayn Wasiiru Dowlaha Waxbarashada Puntland ayaa sheegay in ay toddobaadkii hore ansixiyeen Xeerka hiilka Afka Hooyo iyo Daryeelkiisa waxana uu ballan qaaday in muddo laba sano ay manaahijta waxbarasho ee Puntland loogu rogi doono Af Soomaali.<\/h4>\n<h4>Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha DFS, Cabdi Faarax Juxa ayaa soo xiray munaasabadda asaga mahadcelin diirran u jeediyay martida iyo ka soo qaybgalayaasha.<\/h4>\n<h4>Waxaa Diyaariyay:- <strong>Rooble Axmed Iidle (Qalbi-taajir)<\/strong><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4035\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122088408_653124418696402_649449009958742107_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122088408_653124418696402_649449009958742107_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122088408_653124418696402_649449009958742107_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122088408_653124418696402_649449009958742107_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122088408_653124418696402_649449009958742107_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122088408_653124418696402_649449009958742107_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122088408_653124418696402_649449009958742107_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4036\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122376832_403295520836813_3570927386529442972_n.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122376832_403295520836813_3570927386529442972_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122376832_403295520836813_3570927386529442972_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122376832_403295520836813_3570927386529442972_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122376832_403295520836813_3570927386529442972_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122376832_403295520836813_3570927386529442972_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122376832_403295520836813_3570927386529442972_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4037\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122094627_425709301750892_4334821966418563840_n.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122094627_425709301750892_4334821966418563840_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122094627_425709301750892_4334821966418563840_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122094627_425709301750892_4334821966418563840_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122094627_425709301750892_4334821966418563840_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122094627_425709301750892_4334821966418563840_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122094627_425709301750892_4334821966418563840_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4038\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122094058_354467505886085_3666438512344994515_n.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122094058_354467505886085_3666438512344994515_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122094058_354467505886085_3666438512344994515_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122094058_354467505886085_3666438512344994515_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122094058_354467505886085_3666438512344994515_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122094058_354467505886085_3666438512344994515_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122094058_354467505886085_3666438512344994515_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4039\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122069289_396612751353483_5958806221146691977_n.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122069289_396612751353483_5958806221146691977_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122069289_396612751353483_5958806221146691977_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122069289_396612751353483_5958806221146691977_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122069289_396612751353483_5958806221146691977_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122069289_396612751353483_5958806221146691977_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122069289_396612751353483_5958806221146691977_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4040\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122299207_990853961395768_841876691928593538_n.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122299207_990853961395768_841876691928593538_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122299207_990853961395768_841876691928593538_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122299207_990853961395768_841876691928593538_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122299207_990853961395768_841876691928593538_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122299207_990853961395768_841876691928593538_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122299207_990853961395768_841876691928593538_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4041\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122683414_343611476963338_1557980282609847224_n.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122683414_343611476963338_1557980282609847224_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122683414_343611476963338_1557980282609847224_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122683414_343611476963338_1557980282609847224_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122683414_343611476963338_1557980282609847224_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122683414_343611476963338_1557980282609847224_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122683414_343611476963338_1557980282609847224_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4042\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122121753_2960255024076410_2036482491060320190_n.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122121753_2960255024076410_2036482491060320190_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122121753_2960255024076410_2036482491060320190_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122121753_2960255024076410_2036482491060320190_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122121753_2960255024076410_2036482491060320190_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122121753_2960255024076410_2036482491060320190_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122121753_2960255024076410_2036482491060320190_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4043\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122211452_1781625065319335_4014979418980831964_n.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122211452_1781625065319335_4014979418980831964_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122211452_1781625065319335_4014979418980831964_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122211452_1781625065319335_4014979418980831964_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122211452_1781625065319335_4014979418980831964_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122211452_1781625065319335_4014979418980831964_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122211452_1781625065319335_4014979418980831964_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4044\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3251e115-bbba-4d26-9a2b-358aedd813eb-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"944\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3251e115-bbba-4d26-9a2b-358aedd813eb-1.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3251e115-bbba-4d26-9a2b-358aedd813eb-1-221x300.jpg 221w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3251e115-bbba-4d26-9a2b-358aedd813eb-1-150x204.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3251e115-bbba-4d26-9a2b-358aedd813eb-1-300x407.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3251e115-bbba-4d26-9a2b-358aedd813eb-1-600x814.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3251e115-bbba-4d26-9a2b-358aedd813eb-1-696x944.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3251e115-bbba-4d26-9a2b-358aedd813eb-1-310x420.jpg 310w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3251e115-bbba-4d26-9a2b-358aedd813eb-1-619x840.jpg 619w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xalay oo ku beegneyd 22\/10\/2020-ka waxaa magaalada Garoowe ee Dowlad Goboleedka Puntland lagu qabtay madasha PDRC Talks oo ay soo qaban-qaabisay hay&#8217;adda Puntland Development and Research Center (PDRC), waxaana ka soo qayb-galay Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee BFS, Xildhibaanno heer Dowlad Goboleed, Golaha Wasiirrada Puntland, Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), Shaqaalaha rayidka ah, ururrada bulshada, naadiyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4035,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo Duruus ku Saabsan Marxaladihii Afka Soomaaliga ka soo Jeediyay Madasha PDRC - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo Duruus ku Saabsan Marxaladihii Afka Soomaaliga ka soo Jeediyay Madasha PDRC - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xalay oo ku beegneyd 22\/10\/2020-ka waxaa magaalada Garoowe ee Dowlad Goboleedka Puntland lagu qabtay madasha PDRC Talks oo ay soo qaban-qaabisay hay&#8217;adda Puntland Development and Research Center (PDRC), waxaana ka soo qayb-galay Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee BFS, Xildhibaanno heer Dowlad Goboleed, Golaha Wasiirrada Puntland, Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), Shaqaalaha rayidka ah, ururrada bulshada, naadiyada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-23T10:55:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122088408_653124418696402_649449009958742107_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo Duruus ku Saabsan Marxaladihii Afka Soomaaliga ka soo Jeediyay Madasha PDRC\",\"datePublished\":\"2020-10-23T10:55:57+00:00\",\"dateModified\":\"2020-10-23T10:55:57+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/\"},\"wordCount\":442,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Duruus ku Saabsan Marxaladihii Afka Soomaaliga ka soo Jeediyay Madasha PDRC - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-10-23T10:55:57+00:00\",\"dateModified\":\"2020-10-23T10:55:57+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Duruus ku Saabsan Marxaladihii Afka Soomaaliga ka soo Jeediyay Madasha PDRC\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo Duruus ku Saabsan Marxaladihii Afka Soomaaliga ka soo Jeediyay Madasha PDRC - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo Duruus ku Saabsan Marxaladihii Afka Soomaaliga ka soo Jeediyay Madasha PDRC - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Xalay oo ku beegneyd 22\/10\/2020-ka waxaa magaalada Garoowe ee Dowlad Goboleedka Puntland lagu qabtay madasha PDRC Talks oo ay soo qaban-qaabisay hay&#8217;adda Puntland Development and Research Center (PDRC), waxaana ka soo qayb-galay Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee BFS, Xildhibaanno heer Dowlad Goboleed, Golaha Wasiirrada Puntland, Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), Shaqaalaha rayidka ah, ururrada bulshada, naadiyada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-10-23T10:55:57+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/122088408_653124418696402_649449009958742107_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo Duruus ku Saabsan Marxaladihii Afka Soomaaliga ka soo Jeediyay Madasha PDRC","datePublished":"2020-10-23T10:55:57+00:00","dateModified":"2020-10-23T10:55:57+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/"},"wordCount":442,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo Duruus ku Saabsan Marxaladihii Afka Soomaaliga ka soo Jeediyay Madasha PDRC - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-10-23T10:55:57+00:00","dateModified":"2020-10-23T10:55:57+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-duruus-ku-saabsan-marxaladihii-afka-soomaaliga-ka-soo-jeediyay-madasha-pdrc\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo Duruus ku Saabsan Marxaladihii Afka Soomaaliga ka soo Jeediyay Madasha PDRC"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4034"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4034"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4034\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4045,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4034\/revisions\/4045"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4035"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4034"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4034"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4034"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}