{"id":4022,"date":"2020-10-17T17:20:09","date_gmt":"2020-10-17T17:20:09","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=4022"},"modified":"2020-10-20T17:25:07","modified_gmt":"2020-10-20T17:25:07","slug":"tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/","title":{"rendered":"Tababar ku Saabsan Afka iyo Dhaqanka oo Muqdisho loogu qabtay  70 Warfidiyeen"},"content":{"rendered":"<h4>Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 70 warfidiyeen u qabatay tababar la xiriira barashada Afsoomaaliga iyo dhaqanka, tababarkaan oo socday muddo saddex maalmood ayaa soo geba-geboobay 17 Oktoobar 2020.<\/h4>\n<h4>Warfidiyeenada ka qayb-qaadanayey ayaa ka kala socday warbaahinta dowladda, warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo 10 arday oo iyana ka socotay Jaamacadda Ummadda, kulliyadda barashada warfaafinta, tababarkaan ayaa waxaa bixinayey xubno ka tirsan Akademiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo kala ahaa Axmed Faarax Cali Idaajaa oo ka mid ah maqaawiirta Akadeemiyada iyo Maxamed Xasan Cirro oo ka socday xarunta dhaqanka Awjamac ee magaalada Nairobi, ahna u qaybsanaha AGA ee Kenya.<\/h4>\n<h4>Casharada oo aad u xiiso badnaa ayaa xoogga waxaa lagu saaray sida ay warbaahintu u tahay halka barbaarisa afka, loona bahan yahay inay qaataan doorkooda ku aadan wax barista, Axmed Faarax Cali Idaajaa oo ka hadlay tababarka ayaa arintaas sheegay.<\/h4>\n<h4>\u201cWeriyaha waxaa saaran masuuliyad wadan iyo ummad, bulshada ayaa sugaysa, isagaa wax laga baranayaa, haddii uusan aqoon u lahayn afkiisii hooyo ee uu war-tebinta ku sheegayo waa dhibaato, waxayna keenaysaa marin habaabin dadkii dhegeysanayey\u201d<\/h4>\n<h4>Axmed Faarax Idajaa ayaana ku booriyey dowladda Soomaaliyeed iyo warbaahinta gaarka loo leeyahay in xoogga la saaro tababarista dhinaca aqoonta afka ah ee la siinayo dhallinyarada ka shaqaysa qaybaha warbaahinta.<\/h4>\n<h4>Idaajaa ayaa aad uga hadlay khaladaadka afka iyo ereyada sida khaldan warbaahintu u adeegsadaan, iyadoo warfidiyeenada tababarka ka soo qayb galayna su\u2019aalo ku saabsan afka ay goobta ka soo jeediyeen.<\/h4>\n<h4>Casharada waxaa kale oo lagu baranayey dhaqanka, iyadoo uu soo jeediyey Maxamed Xasan Cirro, waxayna casharadaasi ku saabsanaayeen siday weriyaha muhiim ugu tahay barashada dhaqaka.<\/h4>\n<h4>\u201cInaad barataaan dhaqankiina, waxay idin siinaysaa aqoon aad u yeelataan dadka, deegaanka iyo dalka, waxaanad baranaysaa waxyaalaha aasaaska u ah sharafta iyo karaamada dadka oo aad dhowrtaan, inaad dhaqanka barataanna waxay idin leedahay faa\u2019iido dheeraad ah oo waxay dhisaysaa anshax iyo hal karnimada shaqo oo la xiriirta hal abuurkiina warfidiyeen, \u00a0dhaqanka barta\u201d ayuu yiri Maxamed Cirro.<\/h4>\n<h4>Gunaanadkii waxaa soo xiray tababarka Wasiirka Warfaafinta DFS Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, wuxuuna sheegay inuu yahay tababarka noocaan ahi kii ugu horeeyey ee ay warfidiyeenada u qabteen, uuna yahay muhiim, joogtayna doonaa.<\/h4>\n<h4>Wakhtiyo badan warbaahinta ayaa ahayd goobaha muhiimka ah ee hormarisa afka, xilliyadii danbese waxaa warbaahina ka shaqo galay da\u2019yar aan aqoon badan u lahayn afka, taasoo dib u dhac ku noqotay kobicii af Soomaaligu uu ka waday dhinaca warbaahinta, tababarkaanna wuxuu noqonayaa fursad bilow ah.<\/h4>\n<h4>Xafiiska AGA Kenya.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4023\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_8a2e131e-64b3-4601-a9d2-aca6d164ca2a-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_8a2e131e-64b3-4601-a9d2-aca6d164ca2a-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_8a2e131e-64b3-4601-a9d2-aca6d164ca2a-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_8a2e131e-64b3-4601-a9d2-aca6d164ca2a-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_8a2e131e-64b3-4601-a9d2-aca6d164ca2a-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_8a2e131e-64b3-4601-a9d2-aca6d164ca2a-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_8a2e131e-64b3-4601-a9d2-aca6d164ca2a-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_8a2e131e-64b3-4601-a9d2-aca6d164ca2a-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_8a2e131e-64b3-4601-a9d2-aca6d164ca2a-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_8a2e131e-64b3-4601-a9d2-aca6d164ca2a-1120x840.jpg 1120w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_8a2e131e-64b3-4601-a9d2-aca6d164ca2a-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_8a2e131e-64b3-4601-a9d2-aca6d164ca2a-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_8a2e131e-64b3-4601-a9d2-aca6d164ca2a-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_8a2e131e-64b3-4601-a9d2-aca6d164ca2a.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4024\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_304a1144-ec1c-40ee-80a7-2e1bf56dfc8d-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_304a1144-ec1c-40ee-80a7-2e1bf56dfc8d-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_304a1144-ec1c-40ee-80a7-2e1bf56dfc8d-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_304a1144-ec1c-40ee-80a7-2e1bf56dfc8d-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_304a1144-ec1c-40ee-80a7-2e1bf56dfc8d-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_304a1144-ec1c-40ee-80a7-2e1bf56dfc8d-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_304a1144-ec1c-40ee-80a7-2e1bf56dfc8d-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_304a1144-ec1c-40ee-80a7-2e1bf56dfc8d-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_304a1144-ec1c-40ee-80a7-2e1bf56dfc8d-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_304a1144-ec1c-40ee-80a7-2e1bf56dfc8d-1120x840.jpg 1120w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_304a1144-ec1c-40ee-80a7-2e1bf56dfc8d-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_304a1144-ec1c-40ee-80a7-2e1bf56dfc8d-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_304a1144-ec1c-40ee-80a7-2e1bf56dfc8d-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_304a1144-ec1c-40ee-80a7-2e1bf56dfc8d.jpg 1152w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 70 warfidiyeen u qabatay tababar la xiriira barashada Afsoomaaliga iyo dhaqanka, tababarkaan oo socday muddo saddex maalmood ayaa soo geba-geboobay 17 Oktoobar 2020. Warfidiyeenada ka qayb-qaadanayey ayaa ka kala socday warbaahinta dowladda, warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo 10 arday oo iyana ka socotay Jaamacadda Ummadda, kulliyadda barashada warfaafinta, tababarkaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4023,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Tababar ku Saabsan Afka iyo Dhaqanka oo Muqdisho loogu qabtay 70 Warfidiyeen - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Tababar ku Saabsan Afka iyo Dhaqanka oo Muqdisho loogu qabtay 70 Warfidiyeen - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 70 warfidiyeen u qabatay tababar la xiriira barashada Afsoomaaliga iyo dhaqanka, tababarkaan oo socday muddo saddex maalmood ayaa soo geba-geboobay 17 Oktoobar 2020. Warfidiyeenada ka qayb-qaadanayey ayaa ka kala socday warbaahinta dowladda, warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo 10 arday oo iyana ka socotay Jaamacadda Ummadda, kulliyadda barashada warfaafinta, tababarkaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-17T17:20:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-10-20T17:25:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_8a2e131e-64b3-4601-a9d2-aca6d164ca2a.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Tababar ku Saabsan Afka iyo Dhaqanka oo Muqdisho loogu qabtay 70 Warfidiyeen\",\"datePublished\":\"2020-10-17T17:20:09+00:00\",\"dateModified\":\"2020-10-20T17:25:07+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/\"},\"wordCount\":400,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/\",\"name\":\"Tababar ku Saabsan Afka iyo Dhaqanka oo Muqdisho loogu qabtay 70 Warfidiyeen - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-10-17T17:20:09+00:00\",\"dateModified\":\"2020-10-20T17:25:07+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Tababar ku Saabsan Afka iyo Dhaqanka oo Muqdisho loogu qabtay 70 Warfidiyeen\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Tababar ku Saabsan Afka iyo Dhaqanka oo Muqdisho loogu qabtay 70 Warfidiyeen - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Tababar ku Saabsan Afka iyo Dhaqanka oo Muqdisho loogu qabtay 70 Warfidiyeen - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 70 warfidiyeen u qabatay tababar la xiriira barashada Afsoomaaliga iyo dhaqanka, tababarkaan oo socday muddo saddex maalmood ayaa soo geba-geboobay 17 Oktoobar 2020. Warfidiyeenada ka qayb-qaadanayey ayaa ka kala socday warbaahinta dowladda, warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo 10 arday oo iyana ka socotay Jaamacadda Ummadda, kulliyadda barashada warfaafinta, tababarkaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-10-17T17:20:09+00:00","article_modified_time":"2020-10-20T17:25:07+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":960,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/thumbnail_8a2e131e-64b3-4601-a9d2-aca6d164ca2a.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Tababar ku Saabsan Afka iyo Dhaqanka oo Muqdisho loogu qabtay 70 Warfidiyeen","datePublished":"2020-10-17T17:20:09+00:00","dateModified":"2020-10-20T17:25:07+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/"},"wordCount":400,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/","name":"Tababar ku Saabsan Afka iyo Dhaqanka oo Muqdisho loogu qabtay 70 Warfidiyeen - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-10-17T17:20:09+00:00","dateModified":"2020-10-20T17:25:07+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/tababar-ku-saabsan-afka-iyo-dhaqanka-ah-oo-muqdisho-loogu-qabtay-70-warfidiyeen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Tababar ku Saabsan Afka iyo Dhaqanka oo Muqdisho loogu qabtay 70 Warfidiyeen"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4022"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4022"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4022\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4027,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4022\/revisions\/4027"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4023"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4022"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4022"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4022"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}