{"id":3985,"date":"2020-10-16T04:48:23","date_gmt":"2020-10-16T04:48:23","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3985"},"modified":"2020-10-16T05:47:02","modified_gmt":"2020-10-16T05:47:02","slug":"golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirada Puntland oo Ansixiyay Xeerka Ilaalinta Afka Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4>Golaha Wasiirada Dawlad-Goboleedka Puntland ayaa shalay oo ku beegneyd 15\/10\/2020-ka waxa ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen xeer cusub oo ku aadan ilaalinta afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Hindise sharciyeedkan uu ansixiyay Golaha Wasiirada Puntland ayaa Golaha waxaa u soo bandhiggay Wasiiru Dawlaha Warfaafinta iyo Dhaqanka Puntland Dr. Cabdi-fitaax Nuur Ashkir oo ka tirsan Somali Pen iyo Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA).<\/h4>\n<h4>Wasiir Ashkir oo la hadlayay warbaahinta Puntland \u00a0ayaa sheegay xeerkan inay ka soo shaqeeynayeen in muddo ah, waxaana uu tilmaamay xeerkan inuu wax badan ku soo kordhin doono sidii loo ilaalin lahaa afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>\u201cMarkii aan dareennay halista ku soo fool leh afkeena hooyo ayaa ka Wasaarad-ahaan waxa aan go\u2019aansanay sidii aan uga hortagi laheyn khatartaas, nasiib wanaag dadaal dheer kadib, waxa aan ku guuleysanay sameynta xeerkan oo ay haatan ansixiyeen Golaha Wasiirada, waxaana filayaa in ay dhawaan xeerkan meel-mariyaan Golaha Wakiilada Puntland, dabeedna lagu soo saaro Faafinta Rasmiga ah\u201d ayuu yiri Wasiir Ashkir oo caddeeyay xeerkani in uu tilmaamayo \u00a0in afka Soomaaliga lagu dhigto waxbarashada heerarkeeda kala duwan.<\/h4>\n<h4>Wasiiru Dawlaha Warfaafinta Puntland ayaa iftiimiyay marka laga soo tago hooyada in afka laga ilaaliyo seddex qeybood oo kala ah: Maamulka, Waxbarashada iyo Warbaahinta, waxaana uu hoosta ka xariiqay haddii xeerkani si fiican loo taabagaliyo inuu waarayo oo ay jirayo afka Soomaaliga, isaga oo ugu baaqay Dawladda Federaalka inay muujiso hiilo ku aadan afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Warbixin ay sannadkii 2004-tii ay soo saartay Hay\u2019adda Unesco ayaa lagu sheegay in afafka dunida oo dhan 7 Kun oo af in 93% ay khatar ku jiraan, kuwaasi oo uu ku jiryo afka Soomaaliga!<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3995\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/121475923_2706992446222109_6830516646859150176_n.jpg\" alt=\"\" width=\"420\" height=\"280\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/121475923_2706992446222109_6830516646859150176_n.jpg 420w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/121475923_2706992446222109_6830516646859150176_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/121475923_2706992446222109_6830516646859150176_n-150x100.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 420px) 100vw, 420px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirada Dawlad-Goboleedka Puntland ayaa shalay oo ku beegneyd 15\/10\/2020-ka waxa ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen xeer cusub oo ku aadan ilaalinta afka Soomaaliga. Hindise sharciyeedkan uu ansixiyay Golaha Wasiirada Puntland ayaa Golaha waxaa u soo bandhiggay Wasiiru Dawlaha Warfaafinta iyo Dhaqanka Puntland Dr. Cabdi-fitaax Nuur Ashkir oo ka tirsan Somali Pen iyo Akadeemiye-Goboleedka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3995,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Golaha Wasiirada Puntland oo Ansixiyay Xeerka Ilaalinta Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha Wasiirada Puntland oo Ansixiyay Xeerka Ilaalinta Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Wasiirada Dawlad-Goboleedka Puntland ayaa shalay oo ku beegneyd 15\/10\/2020-ka waxa ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen xeer cusub oo ku aadan ilaalinta afka Soomaaliga. Hindise sharciyeedkan uu ansixiyay Golaha Wasiirada Puntland ayaa Golaha waxaa u soo bandhiggay Wasiiru Dawlaha Warfaafinta iyo Dhaqanka Puntland Dr. Cabdi-fitaax Nuur Ashkir oo ka tirsan Somali Pen iyo Akadeemiye-Goboleedka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-16T04:48:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-10-16T05:47:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/121475923_2706992446222109_6830516646859150176_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Golaha Wasiirada Puntland oo Ansixiyay Xeerka Ilaalinta Afka Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2020-10-16T04:48:23+00:00\",\"dateModified\":\"2020-10-16T05:47:02+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":264,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/\",\"name\":\"Golaha Wasiirada Puntland oo Ansixiyay Xeerka Ilaalinta Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-10-16T04:48:23+00:00\",\"dateModified\":\"2020-10-16T05:47:02+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha Wasiirada Puntland oo Ansixiyay Xeerka Ilaalinta Afka Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha Wasiirada Puntland oo Ansixiyay Xeerka Ilaalinta Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Golaha Wasiirada Puntland oo Ansixiyay Xeerka Ilaalinta Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Golaha Wasiirada Dawlad-Goboleedka Puntland ayaa shalay oo ku beegneyd 15\/10\/2020-ka waxa ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen xeer cusub oo ku aadan ilaalinta afka Soomaaliga. Hindise sharciyeedkan uu ansixiyay Golaha Wasiirada Puntland ayaa Golaha waxaa u soo bandhiggay Wasiiru Dawlaha Warfaafinta iyo Dhaqanka Puntland Dr. Cabdi-fitaax Nuur Ashkir oo ka tirsan Somali Pen iyo Akadeemiye-Goboleedka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-10-16T04:48:23+00:00","article_modified_time":"2020-10-16T05:47:02+00:00","og_image":[{"width":420,"height":280,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/121475923_2706992446222109_6830516646859150176_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Golaha Wasiirada Puntland oo Ansixiyay Xeerka Ilaalinta Afka Soomaaliga","datePublished":"2020-10-16T04:48:23+00:00","dateModified":"2020-10-16T05:47:02+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/"},"wordCount":264,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/","name":"Golaha Wasiirada Puntland oo Ansixiyay Xeerka Ilaalinta Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-10-16T04:48:23+00:00","dateModified":"2020-10-16T05:47:02+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-ansixiyay-xeerka-ilaalinta-afka-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha Wasiirada Puntland oo Ansixiyay Xeerka Ilaalinta Afka Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3985"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3985"}],"version-history":[{"count":10,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3985\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4000,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3985\/revisions\/4000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3995"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3985"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3985"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3985"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}