{"id":3942,"date":"2020-10-07T15:33:50","date_gmt":"2020-10-07T15:33:50","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3942"},"modified":"2020-10-07T15:46:04","modified_gmt":"2020-10-07T15:46:04","slug":"bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/","title":{"rendered":"Bare Sare Cabdalla Mansuur oo Sheegay Afka Soomaaliga inuu yahay Af ay u dhan Yihiin Naxwihiisa iyo Qoraalkiisa"},"content":{"rendered":"<h4>Bare sare Cabdalla Cumar Mansuur oo ka mid ah maqaawiirta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka hadlayay Shirka Tala-bixinta iyo Dib-u-dhiska Guddiga 4-aad ee Af Soomaaliga ayaa sheegay Afka Soomaaliga inuu yahay Af ay u dhan yihiin naxwihiisa, qoraalkiisa iyo Qaamuuskiisa, hase yeeshee ay jiraan wax yar oo ka dhimman.<\/h4>\n<h4>\u00a0\u201cAfkeena hooyo waa af ku filan intii la doono in wax lagu gudbiyo, waa suuragal inuu u baahan yahay kicin, qof aan akhrin xeerka af Soomaaliga ayaa ku doodayo inuu afkeena hooyo yahay mid qabyo ah, taasina waa waxba kama jiraan\u201d ayuu yiri Prof. Cabdalla Mansuur oo ku talliyay in loo hawlgalo \u00a0mideynta, erey bixinta iyo in si cilmiyaysan looga shaqeeyo horumarinta afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Aqoonyahan Cabadlla Mansuur ayaa tilmaamay 30-kii sanno ee la soo dhaafay in ay dibadda ka wadeen nooleynta iyo hiilka afka Soomaaliga, waxaana uu iftiimiyay horumarinta afka inay u baahan tahay Dawlad xoog badan oo garab iyo gashaan u noqoto kor u qaadida afka Soomaaliga.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3943\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120837071_1981567291979033_1389153317620874391_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120837071_1981567291979033_1389153317620874391_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120837071_1981567291979033_1389153317620874391_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120837071_1981567291979033_1389153317620874391_n-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120837071_1981567291979033_1389153317620874391_n-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120837071_1981567291979033_1389153317620874391_n-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120837071_1981567291979033_1389153317620874391_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120837071_1981567291979033_1389153317620874391_n-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120837071_1981567291979033_1389153317620874391_n-630x840.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bare sare Cabdalla Cumar Mansuur oo ka mid ah maqaawiirta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka hadlayay Shirka Tala-bixinta iyo Dib-u-dhiska Guddiga 4-aad ee Af Soomaaliga ayaa sheegay Afka Soomaaliga inuu yahay Af ay u dhan yihiin naxwihiisa, qoraalkiisa iyo Qaamuuskiisa, hase yeeshee ay jiraan wax yar oo ka dhimman. \u00a0\u201cAfkeena hooyo waa af ku filan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3945,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Bare Sare Cabdalla Mansuur oo Sheegay Afka Soomaaliga inuu yahay Af ay u dhan Yihiin Naxwihiisa iyo Qoraalkiisa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Bare Sare Cabdalla Mansuur oo Sheegay Afka Soomaaliga inuu yahay Af ay u dhan Yihiin Naxwihiisa iyo Qoraalkiisa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Bare sare Cabdalla Cumar Mansuur oo ka mid ah maqaawiirta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka hadlayay Shirka Tala-bixinta iyo Dib-u-dhiska Guddiga 4-aad ee Af Soomaaliga ayaa sheegay Afka Soomaaliga inuu yahay Af ay u dhan yihiin naxwihiisa, qoraalkiisa iyo Qaamuuskiisa, hase yeeshee ay jiraan wax yar oo ka dhimman. \u00a0\u201cAfkeena hooyo waa af ku filan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-07T15:33:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-10-07T15:46:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Bare Sare Cabdalla Mansuur oo Sheegay Afka Soomaaliga inuu yahay Af ay u dhan Yihiin Naxwihiisa iyo Qoraalkiisa\",\"datePublished\":\"2020-10-07T15:33:50+00:00\",\"dateModified\":\"2020-10-07T15:46:04+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/\"},\"wordCount\":175,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/\",\"name\":\"Bare Sare Cabdalla Mansuur oo Sheegay Afka Soomaaliga inuu yahay Af ay u dhan Yihiin Naxwihiisa iyo Qoraalkiisa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-10-07T15:33:50+00:00\",\"dateModified\":\"2020-10-07T15:46:04+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Bare Sare Cabdalla Mansuur oo Sheegay Afka Soomaaliga inuu yahay Af ay u dhan Yihiin Naxwihiisa iyo Qoraalkiisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Bare Sare Cabdalla Mansuur oo Sheegay Afka Soomaaliga inuu yahay Af ay u dhan Yihiin Naxwihiisa iyo Qoraalkiisa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Bare Sare Cabdalla Mansuur oo Sheegay Afka Soomaaliga inuu yahay Af ay u dhan Yihiin Naxwihiisa iyo Qoraalkiisa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Bare sare Cabdalla Cumar Mansuur oo ka mid ah maqaawiirta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka hadlayay Shirka Tala-bixinta iyo Dib-u-dhiska Guddiga 4-aad ee Af Soomaaliga ayaa sheegay Afka Soomaaliga inuu yahay Af ay u dhan yihiin naxwihiisa, qoraalkiisa iyo Qaamuuskiisa, hase yeeshee ay jiraan wax yar oo ka dhimman. \u00a0\u201cAfkeena hooyo waa af ku filan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-10-07T15:33:50+00:00","article_modified_time":"2020-10-07T15:46:04+00:00","og_image":[{"width":480,"height":360,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Bare Sare Cabdalla Mansuur oo Sheegay Afka Soomaaliga inuu yahay Af ay u dhan Yihiin Naxwihiisa iyo Qoraalkiisa","datePublished":"2020-10-07T15:33:50+00:00","dateModified":"2020-10-07T15:46:04+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/"},"wordCount":175,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/","name":"Bare Sare Cabdalla Mansuur oo Sheegay Afka Soomaaliga inuu yahay Af ay u dhan Yihiin Naxwihiisa iyo Qoraalkiisa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-10-07T15:33:50+00:00","dateModified":"2020-10-07T15:46:04+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bare-sare-cabdalla-mansuur-oo-sheegay-afka-soomaaliga-inuu-yahay-af-ay-u-dhan-yihiin-naxwihiisa-iyo-qoraalkiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Bare Sare Cabdalla Mansuur oo Sheegay Afka Soomaaliga inuu yahay Af ay u dhan Yihiin Naxwihiisa iyo Qoraalkiisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3942"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3942"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3942\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3948,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3942\/revisions\/3948"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3945"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3942"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3942"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3942"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}