{"id":393,"date":"2018-04-25T20:29:08","date_gmt":"2018-04-25T20:29:08","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=393"},"modified":"2018-04-28T16:53:18","modified_gmt":"2018-04-28T16:53:18","slug":"hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/","title":{"rendered":"HAWL-WADEENO KA TIRSAN  AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GALAY CARWADII BUUGGAAGTA KISMAANYO"},"content":{"rendered":"<p>Hawl-wadeenno ka mid ah Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa ka qeyb galay Carwadii Buugaagta Kismaanyo, Carwadaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa intii u dhaxaysay 23-25 Abriil waxa ay si xiiso leh \u00a0uga socotay xarunta \u00a0Dawlad-Goboleedka Jubbaland ee magaalada Kismaanyo.<\/p>\n<p>Qoraaga Dayax Axmed Illey oo ka tirsan Masuuliyiinta Akadeemiyada AGA ayaa hadal ay halkaasi ka soo jeedisay waxa ay uga\u00a0 war-bixisay hawlaha iyo waxqabadka Akadeemiyada \u00a0 ee ku aaddan dhinaca daryeelka iyo nooleynta afka Soomaaliga, waxaana ay ka qeyb galayashii carwadaas ay gaarsiisay salaan iyo hambalyo ay uga sidday Gudoomiyaha Akadeemiye- Goboleedka AfSoomaaliga, Prof. Maxamed Daahir Afrax.<\/p>\n<p>Dayax Axmed oo u waramaysay Mareegta ama Degalka (Website) AGA ayaa sheegtay inay raalli ka tahay \u00a0sida \u00a0ay u qabsoontay carwadaas, waxaana ay caddeysay inay ku faraxsan tahay inay halkaasi \u00a0\u00a0ku soo bandhigto buuggeeda la magac baxay Habeen-eersi. Waxayna \u00a0 intaasi raacisay inay ka qeyb qaaday Dood-Cilmiyeed looga \u00a0hadlayay doorka ay gabdhuhu ku leeyihiin qoraalka iyo buugaagta.<\/p>\n<p>Carwadaas \u00a0oo sannadkiiba mar lagu qabto magaalada Kismaanyo\u00a0 ayaa \u00a0fuitaankeedii \u00a0\u00a0iyo xiritaankeedii \u00a0waxaa ka soo qeyb galay Madaxweyne-ku-xigeenka Jubbaland Md, Maxamuud Sayid Aadan oo sheegay inay Jubbaland ka go\u2019an tahay \u00a0dhiiri galinta bahda qorayaasha Soomaaliyeed, isagoo u mahad celiyay dadkii soo qaban-qaabiyay carwadaas iyo qorayaashii ka soo qeyb-galay.<\/p>\n<p>Waa sannadkii Labaad ee magaalada Kismaanyo ay martigalinayso carwadaas, waxaana sannadkaan nasiib u yeeshay inay ka soo qeyb galaan \u00a0in ka badan Labbaatan qorayaal ah oo lagu martiqaaday bandhigaasi, kuwaasi oo ka kala yimid daafaha Caalamka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-394\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/31162256_1674110669343372_4064460043355947008_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/31162256_1674110669343372_4064460043355947008_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/31162256_1674110669343372_4064460043355947008_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-395\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/31289591_1074836596007151_4990499488234733568_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/31289591_1074836596007151_4990499488234733568_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/31289591_1074836596007151_4990499488234733568_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/31289591_1074836596007151_4990499488234733568_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-396\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/31230248_1074728702684607_6237363622801047552_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/31230248_1074728702684607_6237363622801047552_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/31230248_1074728702684607_6237363622801047552_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/31230248_1074728702684607_6237363622801047552_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-397\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/31288251_1074820442675433_6360387695365062656_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/31288251_1074820442675433_6360387695365062656_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/31288251_1074820442675433_6360387695365062656_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/31288251_1074820442675433_6360387695365062656_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-398\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/28685300_1046223278868483_2761438405947650009_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"392\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/28685300_1046223278868483_2761438405947650009_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/28685300_1046223278868483_2761438405947650009_n-300x123.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/28685300_1046223278868483_2761438405947650009_n-768x314.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hawl-wadeenno ka mid ah Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa ka qeyb galay Carwadii Buugaagta Kismaanyo, Carwadaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa intii u dhaxaysay 23-25 Abriil waxa ay si xiiso leh \u00a0uga socotay xarunta \u00a0Dawlad-Goboleedka Jubbaland ee magaalada Kismaanyo. Qoraaga Dayax Axmed Illey oo ka tirsan Masuuliyiinta Akadeemiyada AGA ayaa hadal ay halkaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":395,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>HAWL-WADEENO KA TIRSAN AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GALAY CARWADII BUUGGAAGTA KISMAANYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"HAWL-WADEENO KA TIRSAN AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GALAY CARWADII BUUGGAAGTA KISMAANYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hawl-wadeenno ka mid ah Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa ka qeyb galay Carwadii Buugaagta Kismaanyo, Carwadaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa intii u dhaxaysay 23-25 Abriil waxa ay si xiiso leh \u00a0uga socotay xarunta \u00a0Dawlad-Goboleedka Jubbaland ee magaalada Kismaanyo. Qoraaga Dayax Axmed Illey oo ka tirsan Masuuliyiinta Akadeemiyada AGA ayaa hadal ay halkaasi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-04-25T20:29:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-04-28T16:53:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/31289591_1074836596007151_4990499488234733568_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"HAWL-WADEENO KA TIRSAN AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GALAY CARWADII BUUGGAAGTA KISMAANYO\",\"datePublished\":\"2018-04-25T20:29:08+00:00\",\"dateModified\":\"2018-04-28T16:53:18+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/\"},\"wordCount\":253,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/\",\"name\":\"HAWL-WADEENO KA TIRSAN AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GALAY CARWADII BUUGGAAGTA KISMAANYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-04-25T20:29:08+00:00\",\"dateModified\":\"2018-04-28T16:53:18+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"HAWL-WADEENO KA TIRSAN AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GALAY CARWADII BUUGGAAGTA KISMAANYO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"HAWL-WADEENO KA TIRSAN AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GALAY CARWADII BUUGGAAGTA KISMAANYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"HAWL-WADEENO KA TIRSAN AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GALAY CARWADII BUUGGAAGTA KISMAANYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Hawl-wadeenno ka mid ah Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa ka qeyb galay Carwadii Buugaagta Kismaanyo, Carwadaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa intii u dhaxaysay 23-25 Abriil waxa ay si xiiso leh \u00a0uga socotay xarunta \u00a0Dawlad-Goboleedka Jubbaland ee magaalada Kismaanyo. Qoraaga Dayax Axmed Illey oo ka tirsan Masuuliyiinta Akadeemiyada AGA ayaa hadal ay halkaasi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-04-25T20:29:08+00:00","article_modified_time":"2018-04-28T16:53:18+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/31289591_1074836596007151_4990499488234733568_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"HAWL-WADEENO KA TIRSAN AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GALAY CARWADII BUUGGAAGTA KISMAANYO","datePublished":"2018-04-25T20:29:08+00:00","dateModified":"2018-04-28T16:53:18+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/"},"wordCount":253,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/","name":"HAWL-WADEENO KA TIRSAN AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GALAY CARWADII BUUGGAAGTA KISMAANYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-04-25T20:29:08+00:00","dateModified":"2018-04-28T16:53:18+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/hawl-wadeeno-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-ka-qeyb-galay-carwadii-buuggaagta-kismaanyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"HAWL-WADEENO KA TIRSAN AKADEEMIYADA AGA OO KA QEYB GALAY CARWADII BUUGGAAGTA KISMAANYO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/393"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=393"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/393\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":401,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/393\/revisions\/401"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/395"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}