{"id":3890,"date":"2020-10-04T09:02:50","date_gmt":"2020-10-04T09:02:50","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3890"},"modified":"2022-01-03T08:15:42","modified_gmt":"2022-01-03T05:15:42","slug":"madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/","title":{"rendered":"Madashii AGA ee Bisha Oktoober oo Noqotay Madal Xiisaheeda la Xasuusnaan Doono"},"content":{"rendered":"<h4 style=\"text-align: justify;\">Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa xalay oo ku beegneyd 3\/10\/2020, waxa ay aalada fogaan aragga ee loo yaqaano Zoom-ka ay ku qabatay Madasha AGA ee lagu lafo-guro AfSoomaaliga iyo Tayayntiisa, taasi oo lagu gorfeeyay mowduuc uu hal ku dhigiisu ahaa \u201cAdeegsiga AfSoomaaliga &amp; Aaladaha Warbaahinta\u201d.<\/h4>\n<h4 style=\"text-align: justify;\">Madasha Bishaan waxaa daah-furay Guddoomiyaha Guddiga Warbaahinta, Dhaqanka iyo Isgaarsiinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Khaalid Macoow C\/qaadir, ahna xeeldheere saxaafadeed iyo bare sare oo ka tirsan Kulliyadda saxaafadda ee JUS. Waxaana uu ka sheekeeyay sida ay madashan u xoojinayso is aragga dadka indheer-garadka ah ee ka shaqeeya horumarinta Afka, dhaqanka iyo hal-abuurka, isaga oo soo dhaweeyay mowduuca bishan loo soo xushay madasha AGA iyo aqoonyahankii loo doortay inay ka qeyb-qaataan.<\/h4>\n<h4 style=\"text-align: justify;\">Xildhibaan Khaalid Macoow oo hadalkiisa sii wata ayaa ka hadlay heerarkii kala duwanaa oo ay warbaahintu\u00a0 soo martay iyo qeybaha ay u kala baxdo, waxaana uu tilmaamay in bahda ka hawl-gasha looga baahna yahay inay la yimaadaan aqoon, masuuliyad iyo hal-abuur ku aadan horumarint afka, dhaqanka iyo suugantiisa, isaga oo ku booriyay saxafiyiinta Soomaaliyeed inay ka qeyb-qaataan kobcinta iyo hiilka afkeena hooyo, maadama ay ka mid yihiin macallimiinta ummadda.<\/h4>\n<h4 style=\"text-align: justify;\">Madashaas oo aad u xiiso badneyd ayaa soo jeediyaasheeda waxaa ka mid ah qoraa sare iyo suugaanyahan Axmed Faarax Cali (Idaajaa), oo ah cabqari aad loogu yaqaanno darsidda afka, dhaqanka iyo Suugaanta Soomaalida. Qoraaga ayaa usha ku dhuftay eray bixinta toolmoon ee loo baahan yahay in ay adeegsado warbaahinta,\u00a0 taasi oo uu tilmaamay in ay hodonaynayso kalsoonida lagu qabo isha warkaasi ka baxay.<\/h4>\n<h4 style=\"text-align: justify;\">Sidoo kale waxa uu si cilmiyayasan uga hadlay sidii shalay warbaahinta loo isticmaali jiray, sida hadda looga faa\u2019iideysto iyo sida suurtagalka ah ee berri loo dhigi karo. Waxaana \u00a0uu gaba-gabadii la dardaarmay wariyayaashii ka qayb galay madasha bishan oo uu caddeeyay in ay iyaga gaar u tahay, isaga oo u soo jeediyay inay xil gaar ah iska saaran hadba wararka iyi barnaamijyada ay tabinayaan.<\/h4>\n<h4 style=\"text-align: justify;\">Cabdinuur Sh. Maxamed Isxaaq oo ah Ruugcaddaa Saxaafadeed, kana mid ahaa aqoonyahankii martida u ahaa Madasha AGA ayaa isna taabtay in ay mudan tahay in la xuso erayo guulaystay oo hirgalay, waxaana uu si fiican u iftiimiyey kaalinta AfSoomaaliga iyo adeegsigiisa warbaahineed.<\/h4>\n<h4 style=\"text-align: justify;\">Aqoonyahankii martida ku ahaa madasha AGA ayaa si gaar ah ka qayb-qaatayaasha ula wadaagay qiimihii uu lahaa AfSoomaaliga, barnaamijyadii iyo kaalintii ay warbaahinta Soomaaliyeed ka qaadatay waayihii dadaalka loogu jiray dhigaalka far Soomaaliga, awoodihii Guddiga AfSoomaaliga iyo Ololihii Bar ama Baro. iyaga oo ugu dambayntii iftriimiyay in ay lagama mamarmaan tahay sidii loo xoojin lahaa tayaynta Adeegsiga AfSoomaaliga ee dhinacyada Aaladaha Warbaahinta\u201d .<\/h4>\n<h4 style=\"text-align: justify;\">Saxafi sare Burhaan Axmed Daahir oo madashaasi xiriiniyay ayaa su\u2019aalaha u qeybinayay martida iyo ka qeyb-galayaasha, iyada oo ka hor intii aan la soo gunaanadin madashaasi ay ka qeyb-qaatayaashu su&#8217;aalo guud oo la xiriira mowduuca ay waydiiyeen\u00a0 xeeldheerayaashii barnaamijkaas martida ku ahaa.<\/h4>\n<h4 style=\"text-align: justify;\">Waxaa Diyaariyay:-\u00a0<em><strong>Rooble Axmed Iidle (Qalbi Taajir)<\/strong><\/em><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-3892\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120659460_1503831306456565_8909948600338060140_n-1024x485.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120659460_1503831306456565_8909948600338060140_n-1024x485.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120659460_1503831306456565_8909948600338060140_n-300x142.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120659460_1503831306456565_8909948600338060140_n-768x363.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120659460_1503831306456565_8909948600338060140_n-150x71.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120659460_1503831306456565_8909948600338060140_n-600x284.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120659460_1503831306456565_8909948600338060140_n-696x329.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120659460_1503831306456565_8909948600338060140_n-1068x505.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120659460_1503831306456565_8909948600338060140_n-888x420.jpg 888w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120659460_1503831306456565_8909948600338060140_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3895\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120743292_331349101424766_3097870865514480903_n.jpg\" alt=\"\" width=\"931\" height=\"539\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120743292_331349101424766_3097870865514480903_n.jpg 931w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120743292_331349101424766_3097870865514480903_n-300x174.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120743292_331349101424766_3097870865514480903_n-768x445.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120743292_331349101424766_3097870865514480903_n-150x87.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120743292_331349101424766_3097870865514480903_n-600x347.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120743292_331349101424766_3097870865514480903_n-696x403.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120743292_331349101424766_3097870865514480903_n-725x420.jpg 725w\" sizes=\"(max-width: 931px) 100vw, 931px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-3891\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120576317_981962188953559_1369686301163084200_n-1024x586.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"398\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120576317_981962188953559_1369686301163084200_n-1024x586.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120576317_981962188953559_1369686301163084200_n-300x172.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120576317_981962188953559_1369686301163084200_n-768x439.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120576317_981962188953559_1369686301163084200_n-150x86.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120576317_981962188953559_1369686301163084200_n-600x343.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120576317_981962188953559_1369686301163084200_n-696x398.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120576317_981962188953559_1369686301163084200_n-1068x611.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120576317_981962188953559_1369686301163084200_n-734x420.jpg 734w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120576317_981962188953559_1369686301163084200_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3899\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120810535_1268846363481029_5308508399437942631_n.jpg\" alt=\"\" width=\"945\" height=\"542\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120810535_1268846363481029_5308508399437942631_n.jpg 945w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120810535_1268846363481029_5308508399437942631_n-300x172.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120810535_1268846363481029_5308508399437942631_n-768x440.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120810535_1268846363481029_5308508399437942631_n-150x86.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120810535_1268846363481029_5308508399437942631_n-600x344.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120810535_1268846363481029_5308508399437942631_n-696x399.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120810535_1268846363481029_5308508399437942631_n-732x420.jpg 732w\" sizes=\"(max-width: 945px) 100vw, 945px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3900\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120840948_456068215370165_8695729882306210613_n.jpg\" alt=\"\" width=\"932\" height=\"542\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120840948_456068215370165_8695729882306210613_n.jpg 932w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120840948_456068215370165_8695729882306210613_n-300x174.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120840948_456068215370165_8695729882306210613_n-768x447.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120840948_456068215370165_8695729882306210613_n-150x87.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120840948_456068215370165_8695729882306210613_n-600x349.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120840948_456068215370165_8695729882306210613_n-696x405.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120840948_456068215370165_8695729882306210613_n-722x420.jpg 722w\" sizes=\"(max-width: 932px) 100vw, 932px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3894\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120740565_336781530870930_2832147132862537029_n.jpg\" alt=\"\" width=\"933\" height=\"552\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120740565_336781530870930_2832147132862537029_n.jpg 933w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120740565_336781530870930_2832147132862537029_n-300x177.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120740565_336781530870930_2832147132862537029_n-768x454.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120740565_336781530870930_2832147132862537029_n-150x89.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120740565_336781530870930_2832147132862537029_n-600x355.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120740565_336781530870930_2832147132862537029_n-696x412.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120740565_336781530870930_2832147132862537029_n-710x420.jpg 710w\" sizes=\"(max-width: 933px) 100vw, 933px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3898\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120803386_645208039515448_5495939364208468146_n.jpg\" alt=\"\" width=\"945\" height=\"543\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120803386_645208039515448_5495939364208468146_n.jpg 945w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120803386_645208039515448_5495939364208468146_n-300x172.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120803386_645208039515448_5495939364208468146_n-768x441.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120803386_645208039515448_5495939364208468146_n-150x86.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120803386_645208039515448_5495939364208468146_n-600x345.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120803386_645208039515448_5495939364208468146_n-696x400.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120803386_645208039515448_5495939364208468146_n-731x420.jpg 731w\" sizes=\"(max-width: 945px) 100vw, 945px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3896\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120765405_337598717491616_7652373638399357545_n.jpg\" alt=\"\" width=\"945\" height=\"552\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120765405_337598717491616_7652373638399357545_n.jpg 945w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120765405_337598717491616_7652373638399357545_n-300x175.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120765405_337598717491616_7652373638399357545_n-768x449.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120765405_337598717491616_7652373638399357545_n-150x88.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120765405_337598717491616_7652373638399357545_n-600x350.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120765405_337598717491616_7652373638399357545_n-696x407.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120765405_337598717491616_7652373638399357545_n-719x420.jpg 719w\" sizes=\"(max-width: 945px) 100vw, 945px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3875\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120354127_826212244787208_3632923109552341806_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120354127_826212244787208_3632923109552341806_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120354127_826212244787208_3632923109552341806_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120354127_826212244787208_3632923109552341806_n-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120354127_826212244787208_3632923109552341806_n-150x112.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120354127_826212244787208_3632923109552341806_n-600x449.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120354127_826212244787208_3632923109552341806_n-696x521.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120354127_826212244787208_3632923109552341806_n-561x420.jpg 561w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120354127_826212244787208_3632923109552341806_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120354127_826212244787208_3632923109552341806_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120354127_826212244787208_3632923109552341806_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120354127_826212244787208_3632923109552341806_n-530x396.jpg 530w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa xalay oo ku beegneyd 3\/10\/2020, waxa ay aalada fogaan aragga ee loo yaqaano Zoom-ka ay ku qabatay Madasha AGA ee lagu lafo-guro AfSoomaaliga iyo Tayayntiisa, taasi oo lagu gorfeeyay mowduuc uu hal ku dhigiisu ahaa \u201cAdeegsiga AfSoomaaliga &amp; Aaladaha Warbaahinta\u201d. Madasha Bishaan waxaa daah-furay Guddoomiyaha Guddiga Warbaahinta, Dhaqanka iyo Isgaarsiinta Baarlamaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3892,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[44,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madashii AGA ee Bisha Oktoober oo Noqotay Madal Xiisaheeda la Xasuusnaan Doono - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madashii AGA ee Bisha Oktoober oo Noqotay Madal Xiisaheeda la Xasuusnaan Doono - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa xalay oo ku beegneyd 3\/10\/2020, waxa ay aalada fogaan aragga ee loo yaqaano Zoom-ka ay ku qabatay Madasha AGA ee lagu lafo-guro AfSoomaaliga iyo Tayayntiisa, taasi oo lagu gorfeeyay mowduuc uu hal ku dhigiisu ahaa \u201cAdeegsiga AfSoomaaliga &amp; Aaladaha Warbaahinta\u201d. Madasha Bishaan waxaa daah-furay Guddoomiyaha Guddiga Warbaahinta, Dhaqanka iyo Isgaarsiinta Baarlamaanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-04T09:02:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-01-03T05:15:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120659460_1503831306456565_8909948600338060140_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"511\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Madashii AGA ee Bisha Oktoober oo Noqotay Madal Xiisaheeda la Xasuusnaan Doono\",\"datePublished\":\"2020-10-04T09:02:50+00:00\",\"dateModified\":\"2022-01-03T05:15:42+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/\"},\"wordCount\":478,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Madasha AGA\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/\",\"name\":\"Madashii AGA ee Bisha Oktoober oo Noqotay Madal Xiisaheeda la Xasuusnaan Doono - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-10-04T09:02:50+00:00\",\"dateModified\":\"2022-01-03T05:15:42+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madashii AGA ee Bisha Oktoober oo Noqotay Madal Xiisaheeda la Xasuusnaan Doono\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madashii AGA ee Bisha Oktoober oo Noqotay Madal Xiisaheeda la Xasuusnaan Doono - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madashii AGA ee Bisha Oktoober oo Noqotay Madal Xiisaheeda la Xasuusnaan Doono - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa xalay oo ku beegneyd 3\/10\/2020, waxa ay aalada fogaan aragga ee loo yaqaano Zoom-ka ay ku qabatay Madasha AGA ee lagu lafo-guro AfSoomaaliga iyo Tayayntiisa, taasi oo lagu gorfeeyay mowduuc uu hal ku dhigiisu ahaa \u201cAdeegsiga AfSoomaaliga &amp; Aaladaha Warbaahinta\u201d. Madasha Bishaan waxaa daah-furay Guddoomiyaha Guddiga Warbaahinta, Dhaqanka iyo Isgaarsiinta Baarlamaanka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-10-04T09:02:50+00:00","article_modified_time":"2022-01-03T05:15:42+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":511,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120659460_1503831306456565_8909948600338060140_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Madashii AGA ee Bisha Oktoober oo Noqotay Madal Xiisaheeda la Xasuusnaan Doono","datePublished":"2020-10-04T09:02:50+00:00","dateModified":"2022-01-03T05:15:42+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/"},"wordCount":478,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Madasha AGA","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/","name":"Madashii AGA ee Bisha Oktoober oo Noqotay Madal Xiisaheeda la Xasuusnaan Doono - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-10-04T09:02:50+00:00","dateModified":"2022-01-03T05:15:42+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-oktoober-oo-noqotay-madal-xiisaheeda-la-xasuusnaan-doono\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madashii AGA ee Bisha Oktoober oo Noqotay Madal Xiisaheeda la Xasuusnaan Doono"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3890"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3890"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3890\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3914,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3890\/revisions\/3914"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3892"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}