{"id":3877,"date":"2020-10-02T14:44:37","date_gmt":"2020-10-02T14:44:37","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3877"},"modified":"2020-10-02T14:58:03","modified_gmt":"2020-10-02T14:58:03","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Wariye C\/qaadir Maxamed Mursal"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)\u00a0Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee wariye C\/qaadir Maxamed Mursal oo 1\/10\/2020 ku geeriyooday wadanka Maraykanka.<\/h4>\n<h4>Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay inuu si aad ah uga naxay geerida marxuum Mursal, waxaana uu tilmaamay geerida marxuumkaas inay uga dhigan tahay tiir culus oo ka baxay Bahda warbaahinta iyo hal-abuurka, isaga oo xusay in wariye Mursal \u00a0uu ka mid ahaa hormuudka hal-abuurka Soomaaliyeed ee xagga saxaafadda, farshaxanka iyo suugaan-curinta intaba.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha AGA ayaa ugu dambayntii marxuumka Alle uga baryay inuu siiyo naxariistii janno, intii uu ka geeriyoodeyna, siiba eheladiisa iyo bahda aqoon-faafintana uu ka siiyo \u00a0samir iyi iimaan khayr qaba!<\/h4>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)\u00a0Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee wariye C\/qaadir Maxamed Mursal oo 1\/10\/2020 ku geeriyooday wadanka Maraykanka. Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay inuu si aad ah uga naxay geerida marxuum Mursal, waxaana uu tilmaamay geerida marxuumkaas inay uga dhigan tahay tiir culus oo ka baxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3878,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Wariye C\/qaadir Maxamed Mursal - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Wariye C\/qaadir Maxamed Mursal - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)\u00a0Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee wariye C\/qaadir Maxamed Mursal oo 1\/10\/2020 ku geeriyooday wadanka Maraykanka. Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay inuu si aad ah uga naxay geerida marxuum Mursal, waxaana uu tilmaamay geerida marxuumkaas inay uga dhigan tahay tiir culus oo ka baxay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-02T14:44:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-10-02T14:58:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/114716051_fd5dc181-871d-4147-8325-5818fe831826.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Wariye C\/qaadir Maxamed Mursal\",\"datePublished\":\"2020-10-02T14:44:37+00:00\",\"dateModified\":\"2020-10-02T14:58:03+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/\"},\"wordCount\":121,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Wariye C\/qaadir Maxamed Mursal - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-10-02T14:44:37+00:00\",\"dateModified\":\"2020-10-02T14:58:03+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Wariye C\/qaadir Maxamed Mursal\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Wariye C\/qaadir Maxamed Mursal - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Wariye C\/qaadir Maxamed Mursal - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)\u00a0Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee wariye C\/qaadir Maxamed Mursal oo 1\/10\/2020 ku geeriyooday wadanka Maraykanka. Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay inuu si aad ah uga naxay geerida marxuum Mursal, waxaana uu tilmaamay geerida marxuumkaas inay uga dhigan tahay tiir culus oo ka baxay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-10-02T14:44:37+00:00","article_modified_time":"2020-10-02T14:58:03+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/114716051_fd5dc181-871d-4147-8325-5818fe831826.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Wariye C\/qaadir Maxamed Mursal","datePublished":"2020-10-02T14:44:37+00:00","dateModified":"2020-10-02T14:58:03+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/"},"wordCount":121,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Wariye C\/qaadir Maxamed Mursal - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-10-02T14:44:37+00:00","dateModified":"2020-10-02T14:58:03+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-wariye-c-qaadir-maxaed-mursal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Wariye C\/qaadir Maxamed Mursal"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3877"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3877"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3877\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3882,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3877\/revisions\/3882"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3878"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3877"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3877"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3877"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}