{"id":379,"date":"2018-04-23T17:34:13","date_gmt":"2018-04-23T17:34:13","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=379"},"modified":"2018-04-23T17:37:13","modified_gmt":"2018-04-23T17:37:13","slug":"akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/","title":{"rendered":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSKA MAALINTA BUUGGA DAAH-FURTAY BUUGGA HALDOOR EE TAARIIKHDII SHARIIF SAALAX"},"content":{"rendered":"<p>Munaasabad \u00a0loogu tala-galay daah-furka buugga Haldoor oo ka hadlaya taariikh-nololeedkii Danjire \u00a0Shariif Saalax Maxamed Cali, isla markaana lagu xusayay \u00a0Maalinta Caalamiga ah ee Buugga iyo xuquuqda Fekerka, ayna soo qaban-qaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maanta lagu qabtay xarunta Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga,\u00a0 Prof. Maxamed Daahir Afrax oo \u00a0khudbad qiima badan ku bilaabay furitaankii munaasabadaasi ayaa sheegay in ay munaasabaddu isugu jirto labba xafladood oo kala ah Daahfurka buugga Haldoor \u00a0iyo u dabbaal-degga xuska 23ka Abriil, Wuxuuna sheegay in gardaadinta buuggaasi lagu soo beegay Maalintan adduun-weynuhu u caleema-saaray Maalinta Buugga iyo illaalinta xuquuqda fekerka.<\/p>\n<p>Prof. \u00a0Afrax oo ka hadlayay taariikh noloeedkii\u00a0 Danjire Shariif Saalax ayaa ku nuux-nuuxsadey in uu ahaa halyey u taagan hiilka afka hooyo, aqoon Faafinta iyo Horumarinta Dhaqanka, waxaana uu caddeeyay inay AGA \u00a0horena u maamuustay siina maamuusi doonto asaga iyo maskax-maalka la midka ah ee ummadda ugu fadhiya qiimaha weyn.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha \u00a0Aqalka Sare ee Baarlammaanka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo si rasmi ah u furay munaasabada ayaa si kooban uga hadlay qaybo ka mid ah \u00a0tariikhdii Marxuumka, waxaana uu tibaaxay in uu ahaa Waddani ay ummaddiisu jeceshahay, isagoo intaasi ku daray \u00a0si loogu abaal gudo aqoonyahankaas inay lagama maarmaan tahay in \u00a0taariikhdiisii loo gudbiyo jiilalka soo koraya, si ay ugu daydaan.<\/p>\n<p>Xildhibaan Shariif Maxamed C\/llaahi Xuseen iyo Marwo Caasha Cabdi Diini oo ku hadlayay \u00a0magaca ehelada Shariifka ayaa ka sheekeeyay waxqabadkiisii, sifooyinkiisii Hogaamineed, Qaranimo jacaylkiisii, fekeradihii uu aaminsanaa iyo sida uu ugu han-weynaa inuu arko Soomaaliya oo mar kale cagaheeda isku taagto, Dhanka kale waxay u mahad celiyeen Gudoomiyaha Akadeemiyada AGA, \u00a0Prof. Afrax oo dadaal weyn galiyey soo saarista buuggaas.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha \u00a0Guddiga Wrbaahinta, \u00a0Boostada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Baarlamaanka Xildhibaan Khaalid Macow C\/qaadir, Xildhibaan Maryan Cariif Qaasin, Gudoomiyaha Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta C\/qaadir Nuur Xuseen (Maax) oo ka mid ahaa qorayaasha buugga Haldoor, Mustafa C\/laahi Feyruus oo ka tirsan masuuliyiinta AGA \u00a0kana mid ah qorayaasha buugga\u00a0 Shariif Saalax, Md, C\/laahi Maxamed Shirwac oo ku hadlayay magaca ururrada bulshada iyo Gudoomiyaha KMG ee Golaha Abwaanada Xirsi-Dhuux Maxamed ayaa iyaguna si kala \u00a0gooni gooni ah uga hadlay qaybo ka mid ah nuxurka buugga Haldoor iyo waxqabadkii Shariif Saalax, waxaana ay caddeeyeen inuu ahaa halgamaa ku dayasho mudan, iyagoo \u00a0hoosta ka xariiqay \u00a0inuu Shariifku istaahilo in laga \u00a0qoro buug iyo wax ka badan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Buugga Haldoor oo u qoran hab-cilmiyeed casri ah ayaa waxa uu ka kooban yahay in ka badan Labba Boqol oo bog, waxaana uu ka hadlayaa tarriikh noloeedkii iyo\u00a0 dhaxal cilmiyedeedkii Shariif Saalax Maxamed Cali. Waxaana xusid mudan Haldoor in uu yahay buuggii labaad ee \u2018<em>Taxanaha Darsidda Afka iyo Suugaanta Soomaalida\u2019<\/em> oo ka mid ah hawlgallada cilmiyeed ee Akademiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA).<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-380\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_7-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_7-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_7-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_7-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_7.jpg 1037w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-381\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_5-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_5-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_5-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_5-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_5.jpg 1037w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-382\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20180423_215753-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20180423_215753-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20180423_215753-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20180423_215753-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-383\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_18-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_18-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_18-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_18-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_18.jpg 1037w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-384\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_11-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_11-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_11-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_11-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_11.jpg 1037w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-385\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_14-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_14-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_14-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_14-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_14.jpg 1037w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-386\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_16-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_16-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_16-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_16-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_16.jpg 1037w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-387\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_10-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_10-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_10-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_10-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_10.jpg 1037w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-388\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_15-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_15-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_15-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_15-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_15.jpg 1037w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-389\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_9-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_9-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_9-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_9-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_9.jpg 1037w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad \u00a0loogu tala-galay daah-furka buugga Haldoor oo ka hadlaya taariikh-nololeedkii Danjire \u00a0Shariif Saalax Maxamed Cali, isla markaana lagu xusayay \u00a0Maalinta Caalamiga ah ee Buugga iyo xuquuqda Fekerka, ayna soo qaban-qaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maanta lagu qabtay xarunta Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta ee Magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga,\u00a0 Prof. Maxamed Daahir Afrax oo \u00a0khudbad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":380,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSKA MAALINTA BUUGGA DAAH-FURTAY BUUGGA HALDOOR EE TAARIIKHDII SHARIIF SAALAX - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSKA MAALINTA BUUGGA DAAH-FURTAY BUUGGA HALDOOR EE TAARIIKHDII SHARIIF SAALAX - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Munaasabad \u00a0loogu tala-galay daah-furka buugga Haldoor oo ka hadlaya taariikh-nololeedkii Danjire \u00a0Shariif Saalax Maxamed Cali, isla markaana lagu xusayay \u00a0Maalinta Caalamiga ah ee Buugga iyo xuquuqda Fekerka, ayna soo qaban-qaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maanta lagu qabtay xarunta Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta ee Magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga,\u00a0 Prof. Maxamed Daahir Afrax oo \u00a0khudbad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-04-23T17:34:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-04-23T17:37:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_7.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1037\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"778\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSKA MAALINTA BUUGGA DAAH-FURTAY BUUGGA HALDOOR EE TAARIIKHDII SHARIIF SAALAX\",\"datePublished\":\"2018-04-23T17:34:13+00:00\",\"dateModified\":\"2018-04-23T17:37:13+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/\"},\"wordCount\":461,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/\",\"name\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSKA MAALINTA BUUGGA DAAH-FURTAY BUUGGA HALDOOR EE TAARIIKHDII SHARIIF SAALAX - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-04-23T17:34:13+00:00\",\"dateModified\":\"2018-04-23T17:37:13+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSKA MAALINTA BUUGGA DAAH-FURTAY BUUGGA HALDOOR EE TAARIIKHDII SHARIIF SAALAX\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSKA MAALINTA BUUGGA DAAH-FURTAY BUUGGA HALDOOR EE TAARIIKHDII SHARIIF SAALAX - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSKA MAALINTA BUUGGA DAAH-FURTAY BUUGGA HALDOOR EE TAARIIKHDII SHARIIF SAALAX - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Munaasabad \u00a0loogu tala-galay daah-furka buugga Haldoor oo ka hadlaya taariikh-nololeedkii Danjire \u00a0Shariif Saalax Maxamed Cali, isla markaana lagu xusayay \u00a0Maalinta Caalamiga ah ee Buugga iyo xuquuqda Fekerka, ayna soo qaban-qaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maanta lagu qabtay xarunta Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta ee Magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga,\u00a0 Prof. Maxamed Daahir Afrax oo \u00a0khudbad [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-04-23T17:34:13+00:00","article_modified_time":"2018-04-23T17:37:13+00:00","og_image":[{"width":1037,"height":778,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/thumbnail_7.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSKA MAALINTA BUUGGA DAAH-FURTAY BUUGGA HALDOOR EE TAARIIKHDII SHARIIF SAALAX","datePublished":"2018-04-23T17:34:13+00:00","dateModified":"2018-04-23T17:37:13+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/"},"wordCount":461,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/","name":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSKA MAALINTA BUUGGA DAAH-FURTAY BUUGGA HALDOOR EE TAARIIKHDII SHARIIF SAALAX - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-04-23T17:34:13+00:00","dateModified":"2018-04-23T17:37:13+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xuska-maalinta-buugga-daah-furtay-buugga-haldoor-ee-taariikhdii-shariif-saalax\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSKA MAALINTA BUUGGA DAAH-FURTAY BUUGGA HALDOOR EE TAARIIKHDII SHARIIF SAALAX"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/379"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=379"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/379\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":392,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/379\/revisions\/392"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/380"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=379"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=379"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=379"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}