{"id":373,"date":"2018-04-20T21:48:23","date_gmt":"2018-04-20T21:48:23","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=373"},"modified":"2018-04-20T21:48:23","modified_gmt":"2018-04-20T21:48:23","slug":"akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/","title":{"rendered":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAAALIGA OO QABANAYSA XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE BUUGGA."},"content":{"rendered":"<p><strong>K<\/strong>ulan aad u\u00a0 qiimo badan oo loogu diyaar garoobayayay xuska maalinta caalamiga ah ee loogu tala galay Dhawrida Xuquuqda Fekerka ee loo yaqaano maalinta Buugga, ayna ka soo qeyb galeen masuuliyiin iyo hawl wadaeeno ka tirsan Akadeemiyada AGA\u00a0 ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa furitaankii kulankaasi ka hadlay \u00a0waxaana \u00a0uu si qoto dheer uga war bixiyay sida ugu haboon ee loo qaban karo xuska malainta caalamiga ah ee Buugga, waxaana uu carrabka ku dhuftay\u00a0 in xuska sannadkan loo sameyn doono si ka heer sareysa sannadihii hore, isagoo intaasi raaciyay inay AGA ka go\u2019an tahay qabashada xusaska la xiriira Afka, Dhaqanka, Qoraalka iyo Hal-abuurka<\/p>\n<p>\u201cMunaasabdda lagu\u00a0 xusi doono\u00a0 maalinta Buugga waxaa ku lamaanan Daah-fur loo sameyn doono Buug cusub la magac baxay Hal-door, buuggaasi oo ay diyaarisay Akadeemiyada AGA ayaa si \u00a0baahsan waxa uu uga hadlayaa taariikhda, waxqabadka iyo sifooyinkii uu lahaa aqoonyahan Shariif Saalax Maxamed oo ka mid ahaa Maqaawiirta Akadeemiyada AGA\u201c ayuu yiri Prof. Afarax oo intaasi ku darey\u00a0 in buuggaani uu noqon doono midkii Labaad ee noociisa oo kale ah oo ay Akadeemiyadu soo saarto.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah xubnihii Akadeemiyada ee kulankaasi ka hadlay\u00a0 ayaa iyaguna halkaasi ku soo bandhigay fekrado ku aadan sida ugui quruxda badan ee loo qaban karo xuskaasi.<\/p>\n<p>23-ka April ayaa sannad walba waxaa caalamka laga xusaa maalinta loo asteeyay Xaq-dhawrka Xuquuqda dhinaca Fekerka \u00a0taasi oo loo yaqaano maalinta Buugga, inta badan Wadamada adduunka \u00a0ayaa si weyn looga xusaa maalintaasi qiimaha badan<img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-376\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1461529_629036777159703_2042907900_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1461529_629036777159703_2042907900_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1461529_629036777159703_2042907900_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1461529_629036777159703_2042907900_n-768x432.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-371\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20180420_165654-1-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20180420_165654-1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20180420_165654-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20180420_165654-1-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan aad u\u00a0 qiimo badan oo loogu diyaar garoobayayay xuska maalinta caalamiga ah ee loogu tala galay Dhawrida Xuquuqda Fekerka ee loo yaqaano maalinta Buugga, ayna ka soo qeyb galeen masuuliyiin iyo hawl wadaeeno ka tirsan Akadeemiyada AGA\u00a0 ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa furitaankii kulankaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":376,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAAALIGA OO QABANAYSA XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE BUUGGA. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAAALIGA OO QABANAYSA XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE BUUGGA. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan aad u\u00a0 qiimo badan oo loogu diyaar garoobayayay xuska maalinta caalamiga ah ee loogu tala galay Dhawrida Xuquuqda Fekerka ee loo yaqaano maalinta Buugga, ayna ka soo qeyb galeen masuuliyiin iyo hawl wadaeeno ka tirsan Akadeemiyada AGA\u00a0 ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa furitaankii kulankaasi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-04-20T21:48:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1461529_629036777159703_2042907900_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAAALIGA OO QABANAYSA XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE BUUGGA.\",\"datePublished\":\"2018-04-20T21:48:23+00:00\",\"dateModified\":\"2018-04-20T21:48:23+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/\"},\"wordCount\":259,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/\",\"name\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAAALIGA OO QABANAYSA XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE BUUGGA. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-04-20T21:48:23+00:00\",\"dateModified\":\"2018-04-20T21:48:23+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAAALIGA OO QABANAYSA XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE BUUGGA.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAAALIGA OO QABANAYSA XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE BUUGGA. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAAALIGA OO QABANAYSA XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE BUUGGA. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Kulan aad u\u00a0 qiimo badan oo loogu diyaar garoobayayay xuska maalinta caalamiga ah ee loogu tala galay Dhawrida Xuquuqda Fekerka ee loo yaqaano maalinta Buugga, ayna ka soo qeyb galeen masuuliyiin iyo hawl wadaeeno ka tirsan Akadeemiyada AGA\u00a0 ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa furitaankii kulankaasi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-04-20T21:48:23+00:00","og_image":[{"width":960,"height":540,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1461529_629036777159703_2042907900_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAAALIGA OO QABANAYSA XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE BUUGGA.","datePublished":"2018-04-20T21:48:23+00:00","dateModified":"2018-04-20T21:48:23+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/"},"wordCount":259,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/","name":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAAALIGA OO QABANAYSA XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE BUUGGA. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-04-20T21:48:23+00:00","dateModified":"2018-04-20T21:48:23+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaaliga-oo-qabanaysa-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-buugga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAAALIGA OO QABANAYSA XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE BUUGGA."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/373"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=373"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/373\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":377,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/373\/revisions\/377"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/376"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=373"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=373"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=373"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}