{"id":36,"date":"2020-08-08T11:24:15","date_gmt":"2020-08-08T11:24:15","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/newsite\/?p=36"},"modified":"2020-08-08T11:24:15","modified_gmt":"2020-08-08T11:24:15","slug":"guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Haweenka G\/Banaadir oo ku Baaqday &#8230;"},"content":{"rendered":"\n<h4>Guddoomiyaha Haweenka G\/Banaadir Marwo Jawaahir Baarqab ayaa mar kale ku baaqday in si deg-deg ah loo dhiso xaruntii Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee magaalada Muqdisho.<\/h4>\n\n\n\n<h4>Marwo Jawaahir Baarqab oo marar kala duwan ka hadlaysay munaasabaddo looga hadlayay horumarinta afka Soomaaliga ayaa sheegtay inay lagama maarmaan tahay in si dhaqso leh loogu hawlgalo sidii ay Akadeemiyada AGA u heli laheyd xaruntii loo dhagax dhigay ee G\/Banaadir.<\/h4>\n\n\n\n<h4>\u201cWax la aqbali karo ma aha in Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga aan wali loo dhisin xaruntii ay dhagax dhigeen Madaxweynaha&nbsp; Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh\u201d ayay tiri&nbsp; Jawaahir Baarqab oo iftiimisay in daryeelka iyo hiilka afka Soomaaliga uu&nbsp; cid walba dusha ka saaran yahay.<\/h4>\n\n\n\n<h4>Guddoomiyaha haweenka G\/Banaadir ayaa ku cel-celisay inay ka go\u2019an tahay sidii ay horseed uga noqon laheyd qaabkii loo yagleeli lahaa xaruntii Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee magaalada Muqdisho.<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Haweenka G\/Banaadir Marwo Jawaahir Baarqab ayaa mar kale ku baaqday in si deg-deg ah loo dhiso xaruntii Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee magaalada Muqdisho. Marwo Jawaahir Baarqab oo marar kala duwan ka hadlaysay munaasabaddo looga hadlayay horumarinta afka Soomaaliga ayaa sheegtay inay lagama maarmaan tahay in si dhaqso leh loogu hawlgalo sidii ay Akadeemiyada AGA [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3592,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[19],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha Haweenka G\/Banaadir oo ku Baaqday ... - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha Haweenka G\/Banaadir oo ku Baaqday ... - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Haweenka G\/Banaadir Marwo Jawaahir Baarqab ayaa mar kale ku baaqday in si deg-deg ah loo dhiso xaruntii Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee magaalada Muqdisho. Marwo Jawaahir Baarqab oo marar kala duwan ka hadlaysay munaasabaddo looga hadlayay horumarinta afka Soomaaliga ayaa sheegtay inay lagama maarmaan tahay in si dhaqso leh loogu hawlgalo sidii ay Akadeemiyada AGA [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-08T11:24:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/86730429_770174746841047_766246758589136896_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"mtjdl\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"mtjdl\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/\"},\"author\":{\"name\":\"mtjdl\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/43a681b9bebe40ff9643df8e3171ab34\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha Haweenka G\/Banaadir oo ku Baaqday &#8230;\",\"datePublished\":\"2020-08-08T11:24:15+00:00\",\"dateModified\":\"2020-08-08T11:24:15+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/\"},\"wordCount\":153,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Hal-abuurka &amp; Suugaanta\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha Haweenka G\/Banaadir oo ku Baaqday ... - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-08-08T11:24:15+00:00\",\"dateModified\":\"2020-08-08T11:24:15+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha Haweenka G\/Banaadir oo ku Baaqday &#8230;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/43a681b9bebe40ff9643df8e3171ab34\",\"name\":\"mtjdl\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/c7800b2ab6a2edd115e474b37c597d5f?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/c7800b2ab6a2edd115e474b37c597d5f?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"mtjdl\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/mtjdl\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha Haweenka G\/Banaadir oo ku Baaqday ... - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha Haweenka G\/Banaadir oo ku Baaqday ... - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Haweenka G\/Banaadir Marwo Jawaahir Baarqab ayaa mar kale ku baaqday in si deg-deg ah loo dhiso xaruntii Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee magaalada Muqdisho. Marwo Jawaahir Baarqab oo marar kala duwan ka hadlaysay munaasabaddo looga hadlayay horumarinta afka Soomaaliga ayaa sheegtay inay lagama maarmaan tahay in si dhaqso leh loogu hawlgalo sidii ay Akadeemiyada AGA [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-08-08T11:24:15+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/86730429_770174746841047_766246758589136896_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"mtjdl","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"mtjdl","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/"},"author":{"name":"mtjdl","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/43a681b9bebe40ff9643df8e3171ab34"},"headline":"Guddoomiyaha Haweenka G\/Banaadir oo ku Baaqday &#8230;","datePublished":"2020-08-08T11:24:15+00:00","dateModified":"2020-08-08T11:24:15+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/"},"wordCount":153,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Hal-abuurka &amp; Suugaanta"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/","name":"Guddoomiyaha Haweenka G\/Banaadir oo ku Baaqday ... - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-08-08T11:24:15+00:00","dateModified":"2020-08-08T11:24:15+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-haweenka-g-banaadir-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-dhiso-xaruntii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-ee-magaalada-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha Haweenka G\/Banaadir oo ku Baaqday &#8230;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/43a681b9bebe40ff9643df8e3171ab34","name":"mtjdl","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/c7800b2ab6a2edd115e474b37c597d5f?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/c7800b2ab6a2edd115e474b37c597d5f?s=96&d=mm&r=g","caption":"mtjdl"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/mtjdl\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3592"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}