{"id":359,"date":"2018-04-17T07:20:00","date_gmt":"2018-04-17T07:20:00","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=359"},"modified":"2018-04-17T09:38:32","modified_gmt":"2018-04-17T09:38:32","slug":"hodantinimada-afka-hooyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/","title":{"rendered":"HODANTINIMADA AFKA HOOYO"},"content":{"rendered":"<h4>AfSoomaaligu waa af da&#8217; weyn oo hodan ka ah xagga erayada, dhismaha naxwaha iyo suugaanta iyo xag walba, af-ahaan afka soomaaliga hodantinimadiisu waxay leedahay macne aad u ballaaran.<br \/>\nBal aan dhowr tusaale ka soo qaadanno hodantinnimada afkeenna hooyo:-<\/h4>\n<h4>Gooraynta socdaalka<br \/>\nSoomaalidu socdaalkeedu mid waliba waxa uu leeyahay magac u gaar ah, oo tilmaamaya waqtiga la safrayo, haddii ay tahay aroor hore, xilli kulul, habeen madow, iwm.<br \/>\nSafarka aroortii hore magacyo badan ayuu leeyahay waxaana ka soo qaadan karnaa jarmaado, kallahaad, hiiraysi, Safarka duhurkii ah waa dhalandhool, Safarka galabtiina waa carraabo, Safarka habeenkiina waa guurayn.<\/h4>\n<h4>Sarbeebta<br \/>\nSarbeebtu waxay ka mid tahay siyaabaha af Soomaaligu hadal dedan farriimaha ugu gudbiyo, tusaale ahaan:-<br \/>\nSuuldhabaale waa hadal, haddana waa si gooni ah:-<br \/>\nSanqashaduna waa hadal, haddana waa si gooni ah.<br \/>\n(Xigasho, hees ay wada qaadaan C\/raxmaan dheere iyo Sahra Axmed).<br \/>\n&#8220;Inay Siigo Boor tahay,<br \/>\nSaxan-saxo udgoon tahay,<br \/>\nIla garo saluuglaay!&#8221;<\/h4>\n<h4>&#8220;in sibraar muggii yahay,<br \/>\nOon saa&#8217;id lagu darin,<br \/>\nIla garo saluuglaay&#8221;<br \/>\n(Hees uu qaado Cumar Dhuulle Cali)<br \/>\n&#8220;Dhagax dhuunta ma-maro,<br \/>\nDhaayahaad ku aragtaa?<br \/>\nWax dhintay waad ka samirtaa<br \/>\nRajo waa la dhawraa&#8221;.<br \/>\n(Hees uu qaado Daa&#8217;uud Cali Masxaf)<\/h4>\n<h4>Erayada xiriirka qoyska<br \/>\nHodantinimada Af Soomaaliga waxaa ka mid ah erayada loo adeegsado xiriirka xubnaha qoyska, Af Soomaaligu waxa uu leeyahay [in ka badan] 22 magac oo mid waliba goonidiisa u taagan yahay, waxaana ka mid ah:- hooyo, aabbe, habaryar, eeddo, aayo, abti, adeer, ayeeyo, abooto, awoowe, seeddi, dumaashi, soddoh, soddog, dangalo, oori, walaal, rajay, agoon, madi, xigsiisan ama illintira.<\/h4>\n<h4>Maalmaha tagay iyo kuwa soo socda<br \/>\nSoomaalidu hodantinimada afkeeda waxaa ka mid ah maalmaha tagay iyo kuwa soo socda, waxaana ay u leeyahiin magacyo u gooni ah, waxaana ka mid:- maanta, shalay, berri, dorraad, saadambe iyo saakuun.<\/h4>\n<h4>Dhanka kale haddaan ka eegno, hodantinimada afka waxaa ka mid ah maah-maahyada Soomaalida oo xigmadi ka buuxdo, tusaale ahaan maahmaahda oranaysa:-<br \/>\n&#8220;Miro gunti ku jira kuwa geed saaran looma daadsho&#8221; Maah-maahdaan waxaa loogu maah-maahaa marka la arko cid wax ay haysato dayacaysa, iyadoo ciddaasi is leedahay hel wax kale oo ay u aragto inuu uga roon yahay waxa ay dayacayso, laakiin aanay isku hubin helidiisa, Waxaan maahmaahdaan u soo qaatay hodantinnimada afkeenna inaan mar kasta xoogga saarno.<\/h4>\n<h4>Afka hooyo horumarintiisa cid walba waxaa ka saaran masuuliyad gaar ah, Afkaaga ayaa ku bara afaf kale, Qoraalka farta hooyo bar ama baro, Afku waa magacaaga, fartuna waa sumaddaada, Afkaaga ilaali afafka kalana baro.<\/h4>\n<h4>WQ. Cabdinaasir Yuusuf Macalin (Ganey)<br \/>\nE-Mail cnaasir114@hotmail.com<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-360\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/28056829_1759218427463569_3439198875308739020_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/28056829_1759218427463569_3439198875308739020_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/28056829_1759218427463569_3439198875308739020_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-361\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/shibbane.png\" alt=\"\" width=\"607\" height=\"346\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/shibbane.png 607w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/shibbane-300x171.png 300w\" sizes=\"(max-width: 607px) 100vw, 607px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>AfSoomaaligu waa af da&#8217; weyn oo hodan ka ah xagga erayada, dhismaha naxwaha iyo suugaanta iyo xag walba, af-ahaan afka soomaaliga hodantinimadiisu waxay leedahay macne aad u ballaaran. Bal aan dhowr tusaale ka soo qaadanno hodantinnimada afkeenna hooyo:- Gooraynta socdaalka Soomaalidu socdaalkeedu mid waliba waxa uu leeyahay magac u gaar ah, oo tilmaamaya waqtiga la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":366,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>HODANTINIMADA AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"HODANTINIMADA AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"AfSoomaaligu waa af da&#8217; weyn oo hodan ka ah xagga erayada, dhismaha naxwaha iyo suugaanta iyo xag walba, af-ahaan afka soomaaliga hodantinimadiisu waxay leedahay macne aad u ballaaran. Bal aan dhowr tusaale ka soo qaadanno hodantinnimada afkeenna hooyo:- Gooraynta socdaalka Soomaalidu socdaalkeedu mid waliba waxa uu leeyahay magac u gaar ah, oo tilmaamaya waqtiga la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-04-17T07:20:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-04-17T09:38:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/afka-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"357\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"HODANTINIMADA AFKA HOOYO\",\"datePublished\":\"2018-04-17T07:20:00+00:00\",\"dateModified\":\"2018-04-17T09:38:32+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/\"},\"wordCount\":410,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/\",\"name\":\"HODANTINIMADA AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-04-17T07:20:00+00:00\",\"dateModified\":\"2018-04-17T09:38:32+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"HODANTINIMADA AFKA HOOYO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"HODANTINIMADA AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"HODANTINIMADA AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"AfSoomaaligu waa af da&#8217; weyn oo hodan ka ah xagga erayada, dhismaha naxwaha iyo suugaanta iyo xag walba, af-ahaan afka soomaaliga hodantinimadiisu waxay leedahay macne aad u ballaaran. Bal aan dhowr tusaale ka soo qaadanno hodantinnimada afkeenna hooyo:- Gooraynta socdaalka Soomaalidu socdaalkeedu mid waliba waxa uu leeyahay magac u gaar ah, oo tilmaamaya waqtiga la [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-04-17T07:20:00+00:00","article_modified_time":"2018-04-17T09:38:32+00:00","og_image":[{"width":500,"height":357,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/afka-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"HODANTINIMADA AFKA HOOYO","datePublished":"2018-04-17T07:20:00+00:00","dateModified":"2018-04-17T09:38:32+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/"},"wordCount":410,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/","name":"HODANTINIMADA AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-04-17T07:20:00+00:00","dateModified":"2018-04-17T09:38:32+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/hodantinimada-afka-hooyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"HODANTINIMADA AFKA HOOYO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/359"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=359"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/359\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":362,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/359\/revisions\/362"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/366"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=359"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=359"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=359"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}