{"id":3563,"date":"2020-09-20T07:59:01","date_gmt":"2020-09-20T07:59:01","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3563"},"modified":"2020-09-20T08:04:26","modified_gmt":"2020-09-20T08:04:26","slug":"xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/","title":{"rendered":"Xarunta Dhallinyarada G\/Banaadir oo Martigalisay Daahfurka Buug Cusub"},"content":{"rendered":"<h4>Bandhig lagu daah-furayay buugga Ubaxii Waddanka oo uu qalinka u qaatay qoraa: C\/llaahi Cali Xayle, ayna ka soo qeyb galeen Xildhibaanno, maamullada Degmooyinka, Guddoomiyaha dhallinyarada G\/Banaadir, Maamulka MQS, hoggaannada bahda akhriska iyo qoraalka iyo dhallinyaro kale ayaa 18-09-2020 waxaa lagu qabtay xarunta dhallinyarada G\/Banaadir.<\/h4>\n<h4>Hadal uu munaasabaddaasi ka soo jeediyay Qoraaga buugga Ubaxii Waddanka; C\/llaahi Cali Xayle ayaa ka war-bixiyay nuxurka buuggiisa, qeybaha uu ka kooban yahay iyo heerarkii uu soo marey qorida buugaasi, isaga oo halkaasi uga mahadnaqay walaalihii gacanta ku siiyay soo saarista buugiisa.<\/h4>\n<h4>Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa, Guddoomiyaha Degmada Shingaani Aweys Camuudi, Guddoomiyaha Dhallinyarada G\/Banaadir Cabdi-kaafi Maxamuud Makaraan, Guddoomiye Ku-xigeenka Degmada Boondheere Md, C\/xamiid, Guddoomiye Ku-xigeenka Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed Najma Maxamuud Shiikh Cumar (Qaran-bila) oo iyaguna halkaasi ka hadlay ayaa ku ammaanay qoraha buugga inuu bulshadiisa u soo bandhiggay buug qiima badan.<\/h4>\n<h4>Masuulyiintaasi ayaa qoraha ku dhiirri-geliyay in uu halkiisa ka sii amabaqaado dadaalkiisa ku aadan sidii uu dhaxal iyo dhigaal wacan ugu reebi lahaa bulshadiisa, iyaga oo dhinaca kale u mahad-celiyay maamulka xarunta lagu soo bandhiggay buugaasi.<\/h4>\n<h4>Intii ay socotay xafladdaasi ayaa goobtasi heeso ka hadlayay dhinaca waxbarashada ka qaaday gabdhaha koleejada Boondheere, iyada oo dhanka su\u2019aalo weydiinta uu daadihinaayay Guddoomiyaha Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed Cali Suudi Nageeye.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3572\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119946802_2692727054299493_5098572394922880563_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119946802_2692727054299493_5098572394922880563_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119946802_2692727054299493_5098572394922880563_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119946802_2692727054299493_5098572394922880563_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3567\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119896491_2692684260970439_2442035468837686414_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119896491_2692684260970439_2442035468837686414_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119896491_2692684260970439_2442035468837686414_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119896491_2692684260970439_2442035468837686414_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3568\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119899499_2692725427632989_3637437096844432504_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119899499_2692725427632989_3637437096844432504_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119899499_2692725427632989_3637437096844432504_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119899499_2692725427632989_3637437096844432504_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3571\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119922994_2692725350966330_2348115058718856268_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119922994_2692725350966330_2348115058718856268_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119922994_2692725350966330_2348115058718856268_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119922994_2692725350966330_2348115058718856268_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3569\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119908710_2692684214303777_9160451585791016786_n.jpg\" alt=\"\" width=\"697\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119908710_2692684214303777_9160451585791016786_n.jpg 697w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119908710_2692684214303777_9160451585791016786_n-300x275.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 697px) 100vw, 697px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3574\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119992046_2692684717637060_7171775049009416793_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119992046_2692684717637060_7171775049009416793_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119992046_2692684717637060_7171775049009416793_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119992046_2692684717637060_7171775049009416793_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3575\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119992730_2692725657632966_481355596203438550_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119992730_2692725657632966_481355596203438550_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119992730_2692725657632966_481355596203438550_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119992730_2692725657632966_481355596203438550_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3573\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119951622_2692726217632910_1752904237281538043_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119951622_2692726217632910_1752904237281538043_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119951622_2692726217632910_1752904237281538043_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119951622_2692726217632910_1752904237281538043_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3565\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119889414_2692725567632975_4840125023779513653_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119889414_2692725567632975_4840125023779513653_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119889414_2692725567632975_4840125023779513653_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119889414_2692725567632975_4840125023779513653_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bandhig lagu daah-furayay buugga Ubaxii Waddanka oo uu qalinka u qaatay qoraa: C\/llaahi Cali Xayle, ayna ka soo qeyb galeen Xildhibaanno, maamullada Degmooyinka, Guddoomiyaha dhallinyarada G\/Banaadir, Maamulka MQS, hoggaannada bahda akhriska iyo qoraalka iyo dhallinyaro kale ayaa 18-09-2020 waxaa lagu qabtay xarunta dhallinyarada G\/Banaadir. Hadal uu munaasabaddaasi ka soo jeediyay Qoraaga buugga Ubaxii Waddanka; C\/llaahi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3572,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xarunta Dhallinyarada G\/Banaadir oo Martigalisay Daahfurka Buug Cusub - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xarunta Dhallinyarada G\/Banaadir oo Martigalisay Daahfurka Buug Cusub - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Bandhig lagu daah-furayay buugga Ubaxii Waddanka oo uu qalinka u qaatay qoraa: C\/llaahi Cali Xayle, ayna ka soo qeyb galeen Xildhibaanno, maamullada Degmooyinka, Guddoomiyaha dhallinyarada G\/Banaadir, Maamulka MQS, hoggaannada bahda akhriska iyo qoraalka iyo dhallinyaro kale ayaa 18-09-2020 waxaa lagu qabtay xarunta dhallinyarada G\/Banaadir. Hadal uu munaasabaddaasi ka soo jeediyay Qoraaga buugga Ubaxii Waddanka; C\/llaahi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-20T07:59:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-20T08:04:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119946802_2692727054299493_5098572394922880563_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Xarunta Dhallinyarada G\/Banaadir oo Martigalisay Daahfurka Buug Cusub\",\"datePublished\":\"2020-09-20T07:59:01+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-20T08:04:26+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/\"},\"wordCount\":218,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/\",\"name\":\"Xarunta Dhallinyarada G\/Banaadir oo Martigalisay Daahfurka Buug Cusub - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-09-20T07:59:01+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-20T08:04:26+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xarunta Dhallinyarada G\/Banaadir oo Martigalisay Daahfurka Buug Cusub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xarunta Dhallinyarada G\/Banaadir oo Martigalisay Daahfurka Buug Cusub - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xarunta Dhallinyarada G\/Banaadir oo Martigalisay Daahfurka Buug Cusub - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Bandhig lagu daah-furayay buugga Ubaxii Waddanka oo uu qalinka u qaatay qoraa: C\/llaahi Cali Xayle, ayna ka soo qeyb galeen Xildhibaanno, maamullada Degmooyinka, Guddoomiyaha dhallinyarada G\/Banaadir, Maamulka MQS, hoggaannada bahda akhriska iyo qoraalka iyo dhallinyaro kale ayaa 18-09-2020 waxaa lagu qabtay xarunta dhallinyarada G\/Banaadir. Hadal uu munaasabaddaasi ka soo jeediyay Qoraaga buugga Ubaxii Waddanka; C\/llaahi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-09-20T07:59:01+00:00","article_modified_time":"2020-09-20T08:04:26+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119946802_2692727054299493_5098572394922880563_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Xarunta Dhallinyarada G\/Banaadir oo Martigalisay Daahfurka Buug Cusub","datePublished":"2020-09-20T07:59:01+00:00","dateModified":"2020-09-20T08:04:26+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/"},"wordCount":218,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/","name":"Xarunta Dhallinyarada G\/Banaadir oo Martigalisay Daahfurka Buug Cusub - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-09-20T07:59:01+00:00","dateModified":"2020-09-20T08:04:26+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhallinyarada-g-banaadir-oo-martigalisay-daahfurka-buug-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xarunta Dhallinyarada G\/Banaadir oo Martigalisay Daahfurka Buug Cusub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3563"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3563"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3563\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3579,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3563\/revisions\/3579"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3572"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3563"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3563"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3563"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}