{"id":3548,"date":"2020-09-18T13:49:38","date_gmt":"2020-09-18T13:49:38","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3548"},"modified":"2020-09-18T13:52:53","modified_gmt":"2020-09-18T13:52:53","slug":"agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Agaasime ka Tirsan Dawladda Federaalka oo ku Baaqay in Juhdi Badan la Galiyo Horumarinta Afka Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4><em>Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Cali Gacal Gaaboow oo ka hadlayay munaasabad ay ku soo qalin badalanayeen arday dhamaysatay heerka koowaad ee waxbarashada jaamacadda Green Hope ayaa ku baaqay in juhdi iyo dadaal badan la galiyo horumarinta afka Soomaaliga.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Md, Cali Gacal ayaa sheegay inuu afkeena hooyo suuli karo, haddii aan \u00a0dadaal badan la galinin, waxaana uu xusay in wadan walba uu hormar ku gaaro luuqadiisa, isaga oo soo jeediyay in maskax, maal \u00a0iyo waqti badan loo huro daryeelka afkeena hooyo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cArdayda jaamacaddahu marka ay Xafiisyada inoogu yimaadaan waa nasiibdarro inaysan qaarkood si sax ah u wada qori karin luuqadda Soomaaliga oo rasmi ah, taasina wax la qaadan karo ma aha, sidaasi daraadeed bahdeena waxbarashada waxa aan u soo jeedinayaa inay waqti galiyaan xoojinta luuqaddeena hooyo\u201d ayuu yiri Agaasime Cali Gacal.<\/em><\/h4>\n<h4><em>In ka badan oo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ayaa xil iska saarin ilaalinta iyo hab qoraalka saxda ah ee afka Soomaaliga!<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3552\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Gacal.jpg\" alt=\"\" width=\"838\" height=\"662\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Gacal.jpg 838w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Gacal-300x237.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Gacal-768x607.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 838px) 100vw, 838px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Cali Gacal Gaaboow oo ka hadlayay munaasabad ay ku soo qalin badalanayeen arday dhamaysatay heerka koowaad ee waxbarashada jaamacadda Green Hope ayaa ku baaqay in juhdi iyo dadaal badan la galiyo horumarinta afka Soomaaliga. Md, Cali Gacal ayaa sheegay inuu afkeena hooyo suuli karo, haddii aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3552,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Agaasime ka Tirsan Dawladda Federaalka oo ku Baaqay in Juhdi Badan la Galiyo Horumarinta Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Agaasime ka Tirsan Dawladda Federaalka oo ku Baaqay in Juhdi Badan la Galiyo Horumarinta Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Cali Gacal Gaaboow oo ka hadlayay munaasabad ay ku soo qalin badalanayeen arday dhamaysatay heerka koowaad ee waxbarashada jaamacadda Green Hope ayaa ku baaqay in juhdi iyo dadaal badan la galiyo horumarinta afka Soomaaliga. Md, Cali Gacal ayaa sheegay inuu afkeena hooyo suuli karo, haddii aan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-18T13:49:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-18T13:52:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Gacal.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"838\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"662\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Agaasime ka Tirsan Dawladda Federaalka oo ku Baaqay in Juhdi Badan la Galiyo Horumarinta Afka Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2020-09-18T13:49:38+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-18T13:52:53+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":173,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/\",\"name\":\"Agaasime ka Tirsan Dawladda Federaalka oo ku Baaqay in Juhdi Badan la Galiyo Horumarinta Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-09-18T13:49:38+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-18T13:52:53+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Agaasime ka Tirsan Dawladda Federaalka oo ku Baaqay in Juhdi Badan la Galiyo Horumarinta Afka Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Agaasime ka Tirsan Dawladda Federaalka oo ku Baaqay in Juhdi Badan la Galiyo Horumarinta Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Agaasime ka Tirsan Dawladda Federaalka oo ku Baaqay in Juhdi Badan la Galiyo Horumarinta Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Cali Gacal Gaaboow oo ka hadlayay munaasabad ay ku soo qalin badalanayeen arday dhamaysatay heerka koowaad ee waxbarashada jaamacadda Green Hope ayaa ku baaqay in juhdi iyo dadaal badan la galiyo horumarinta afka Soomaaliga. Md, Cali Gacal ayaa sheegay inuu afkeena hooyo suuli karo, haddii aan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-09-18T13:49:38+00:00","article_modified_time":"2020-09-18T13:52:53+00:00","og_image":[{"width":838,"height":662,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Gacal.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Agaasime ka Tirsan Dawladda Federaalka oo ku Baaqay in Juhdi Badan la Galiyo Horumarinta Afka Soomaaliga","datePublished":"2020-09-18T13:49:38+00:00","dateModified":"2020-09-18T13:52:53+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/"},"wordCount":173,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/","name":"Agaasime ka Tirsan Dawladda Federaalka oo ku Baaqay in Juhdi Badan la Galiyo Horumarinta Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-09-18T13:49:38+00:00","dateModified":"2020-09-18T13:52:53+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/agaasime-ka-tirsan-dawladda-federaalka-oo-ku-baaqay-in-juhdi-badan-la-galiyo-horumarinta-afka-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Agaasime ka Tirsan Dawladda Federaalka oo ku Baaqay in Juhdi Badan la Galiyo Horumarinta Afka Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3548"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3548"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3548\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3554,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3548\/revisions\/3554"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3552"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3548"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3548"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3548"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}