{"id":3530,"date":"2020-09-08T03:39:58","date_gmt":"2020-09-08T03:39:58","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3530"},"modified":"2020-09-08T03:55:20","modified_gmt":"2020-09-08T03:55:20","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo Tacsi u Diray Wakiilka Akadeemiyada ee Wadanka Sweden oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Dalka Canada"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)\u00a0Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray wakiilka AGA ee wadanka Sweden Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Xuseen Wadaad) oo shalay oo ku beegneyd 7\/9\/2020-ka uu walaalkiis Allaha u naxariistee Marxuum Xasan Maxamed Cabdulle (Xasan Ruuke) uu ku geeriyooday dalka Canada.<\/h4>\n<h4>\u201cAniga oo ku hadlayo magacayga, magaca Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo guud ahaan magaca bahda afka, dhaqanka, hal-abuurka iyo suugaanta ayaa geerida Marxuumka, waxa aan uga tacsiyaynayaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, \u00a0gaar ahaan qoyskii, eheladii iyo saaxiibadii uu ka baxay Marxuumkaas, waxaana Alle uga baryayaa inuu Jannada ka waraabiyo\u201d ayuu yiri Dr. Maxamed Daahir Afrax.<\/h4>\n<h4>Dhinaca kale tacsi taas la mid ah waxaa dirayo goosanka \u00a0Akadeemiyada ee\u00a0 Muqdisho oo kala ah Prof. Mustafa Feyruus, Cabdi-naasir Yuusuf, C\/qaadir Axmed Cabdi (Jubba), Cali Cigaal, C\/casiis\u00a0 Goobdoon, Caaqil Axmed faarax, Deeq Xersi, C\/llaahi Gacanka, Rooble Axmed Iidle (Qalbi Taajir), C\/llaahi Xasan, C\/qaadir Shire, Seynab Xaaji Axmed \u201cUgbaad\u201d iyo Dayax Axmed Maxamed, dhamaan xubnahaas \u00a0waxay wakiilka AGA ee wadanka Sweden Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) ay uga tacsiyeynayaan Marxuumka geeriyooday,\u00a0waxayna Alle uga baryayaan inuu Jannada ka waraabiyo.<\/h4>\n<h4>Sidoo kale waxaa tacsi taas la mid ah diraya Maqaawiirta iyo Wakiilada Akadeemiyada AGA ee kala ah Prof. Cabdalla Mansuur, Macallin Saciid Saalax, Qoraa Axmed Faarax\u201d Idaajaa\u201d, \u00a0Aqoonyahan Maxamed Sheikh \u00a0Afguriye {Xukun}, Ismaaciil Jaa-juumow, \u00a0C\/qaadir Ruumi, \u00a0C\/raxmaan Abtidoon, \u00a0Aamino Muuse,\u00a0 Max\u2019ed C\/llaahi Cartan, Macallin Maxmuud, Maxamed Xasan Cirro, Cabdi-naasir Ibraahim, C\/rashiid Maxamed Ismaaciil iyo Inna Caws-gurow, \u00a0dhamaan aqoonayahannadaasi waxay Dr. Xuseen Wadaad \u00a0uga tacsiyaynayaan geerida ku timid walaalkiis oo ku geeriyooday dalka Canada.<\/h4>\n<h4>Adduunyadu waa safar, qof walbana maalin ayuu ka tagayaa ee Allaha u naxariisto Marxuum Xasan Maxamed Cabdulle (Xasan Ruuke) uu ku xijaabtay dalka Canada<\/h4>\n<h3><strong>Innaa Lillaahi Wa-Innaa Ileyhi Raajicuun!<\/strong><\/h3>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)\u00a0Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray wakiilka AGA ee wadanka Sweden Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Xuseen Wadaad) oo shalay oo ku beegneyd 7\/9\/2020-ka uu walaalkiis Allaha u naxariistee Marxuum Xasan Maxamed Cabdulle (Xasan Ruuke) uu ku geeriyooday dalka Canada. \u201cAniga oo ku hadlayo magacayga, magaca Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3531,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo Tacsi u Diray Wakiilka Akadeemiyada ee Wadanka Sweden oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Dalka Canada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo Tacsi u Diray Wakiilka Akadeemiyada ee Wadanka Sweden oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Dalka Canada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)\u00a0Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray wakiilka AGA ee wadanka Sweden Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Xuseen Wadaad) oo shalay oo ku beegneyd 7\/9\/2020-ka uu walaalkiis Allaha u naxariistee Marxuum Xasan Maxamed Cabdulle (Xasan Ruuke) uu ku geeriyooday dalka Canada. \u201cAniga oo ku hadlayo magacayga, magaca Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-08T03:39:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-08T03:55:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Tacsi-310x165.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"310\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"165\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo Tacsi u Diray Wakiilka Akadeemiyada ee Wadanka Sweden oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Dalka Canada\",\"datePublished\":\"2020-09-08T03:39:58+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-08T03:55:20+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/\"},\"wordCount\":309,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Tacsi u Diray Wakiilka Akadeemiyada ee Wadanka Sweden oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Dalka Canada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-09-08T03:39:58+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-08T03:55:20+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Tacsi u Diray Wakiilka Akadeemiyada ee Wadanka Sweden oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Dalka Canada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo Tacsi u Diray Wakiilka Akadeemiyada ee Wadanka Sweden oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Dalka Canada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo Tacsi u Diray Wakiilka Akadeemiyada ee Wadanka Sweden oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Dalka Canada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)\u00a0Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray wakiilka AGA ee wadanka Sweden Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Xuseen Wadaad) oo shalay oo ku beegneyd 7\/9\/2020-ka uu walaalkiis Allaha u naxariistee Marxuum Xasan Maxamed Cabdulle (Xasan Ruuke) uu ku geeriyooday dalka Canada. \u201cAniga oo ku hadlayo magacayga, magaca Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-09-08T03:39:58+00:00","article_modified_time":"2020-09-08T03:55:20+00:00","og_image":[{"width":310,"height":165,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Tacsi-310x165.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo Tacsi u Diray Wakiilka Akadeemiyada ee Wadanka Sweden oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Dalka Canada","datePublished":"2020-09-08T03:39:58+00:00","dateModified":"2020-09-08T03:55:20+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/"},"wordCount":309,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo Tacsi u Diray Wakiilka Akadeemiyada ee Wadanka Sweden oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Dalka Canada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-09-08T03:39:58+00:00","dateModified":"2020-09-08T03:55:20+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-tacsi-u-diray-wakiilka-akadeemiyada-ee-wadanka-sweden-oo-walaalkiis-uu-ku-geeriyooday-dalka-canada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo Tacsi u Diray Wakiilka Akadeemiyada ee Wadanka Sweden oo Walaalkiis uu ku Geeriyooday Dalka Canada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3530"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3530"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3530\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3534,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3530\/revisions\/3534"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3531"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3530"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3530"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3530"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}