{"id":3511,"date":"2020-09-03T13:49:15","date_gmt":"2020-09-03T13:49:15","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3511"},"modified":"2020-09-03T13:53:25","modified_gmt":"2020-09-03T13:53:25","slug":"wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/","title":{"rendered":"Wasiirka Dhaqanka &#038; Dalxiiska Dawlad Deegaanka Soomaalida Md. Ilyaas Abiib Muxummed oo ka qeyb-galayo Madasha AGA ee bisha Sebtember 2020"},"content":{"rendered":"<h4>Haddii aadan horay uga qayb gelin Madasha AGA, waxa ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ay kugu martiqaadaysaa Madasha AGA ee bisha Sebtember 2020, taasi oo lagu gorfeyn doono Mawduuc xiiso badan oo hal-ku-dhiggiisu yahay \u201cXaaladda AfSoomaaliga ee Dawlad Deegaanka Soomaalida DDS&#8221;<\/h4>\n<h4>Madasha bishaan oo ka duwan kuwii ka horeeyay, waxaa furaya Wasiirka Dhaqanka &amp; Dalxiiska DDS, Mudane: Ilyaas Abiib Muxummed oo ka mid ah martida Madasha AGA ee Sebtembar 2020-ka.<\/h4>\n<h4>Mowduuca ay madashu ku saabsan tahay waxaa soo jeedinaya:-<br \/>\n1- Macallin Maxamuud Maxamed Cabdillaahi oo ah Madaxa Machadka Daraasaadka Af-Soomaaliga &amp; Suugaanta ee Jaamacadda Jigjiga, ahna wakiilka AGA ee Itoobiya<br \/>\n2- Dr. Cabdinaasir Axmed Ibraahim oo ah cilmibaare ka tirsan Jaamacadda Addis Ababa, ahna Ku-xigeenka Guddoomiyaha AGA.<br \/>\nWaxaana hagaya Md. Maxamed Xasan &#8220;Cirro&#8221; oo ah Agaasimaha Xarunta Dhaqanka ee Aw-jaamac Cumar Ciise ee magaalada Nayroobi; ahna Wakiilka AGA ee Kiiniya.<\/h4>\n<h4>Si aysan kuu seegin madasha halkan hoose ka hel faahfaahinta.<br \/>\nTaariikh: 5\/9\/2020 Sabti<br \/>\nSaacad: 7:00 &#8211; 9:00 fiidnimo, Waqtiga Bariga Afrika<br \/>\nKaga soo qaybgal Barta ZOOM ama kala soco Facebook LIVE<br \/>\nKulanka Zoom-ka kaga soo qaybgal &#8211; Join Zoom Meeting<br \/>\nhttps:\/\/us02web.zoom.us\/j\/7866050646<br \/>\nMeeting ID: 786 605 0646<br \/>\nKa soo qaybgalkaagu waa muhiim.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3512\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764542_3455502047846481_1780303812543256738_o.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"800\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764542_3455502047846481_1780303812543256738_o.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764542_3455502047846481_1780303812543256738_o-300x250.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764542_3455502047846481_1780303812543256738_o-768x640.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3477\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118362226_3423459191050767_3637769818264340776_o.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"800\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118362226_3423459191050767_3637769818264340776_o.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118362226_3423459191050767_3637769818264340776_o-300x250.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118362226_3423459191050767_3637769818264340776_o-768x640.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haddii aadan horay uga qayb gelin Madasha AGA, waxa ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ay kugu martiqaadaysaa Madasha AGA ee bisha Sebtember 2020, taasi oo lagu gorfeyn doono Mawduuc xiiso badan oo hal-ku-dhiggiisu yahay \u201cXaaladda AfSoomaaliga ee Dawlad Deegaanka Soomaalida DDS&#8221; Madasha bishaan oo ka duwan kuwii ka horeeyay, waxaa furaya Wasiirka Dhaqanka &amp; Dalxiiska DDS, Mudane: [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3512,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka Dhaqanka &amp; Dalxiiska Dawlad Deegaanka Soomaalida Md. Ilyaas Abiib Muxummed oo ka qeyb-galayo Madasha AGA ee bisha Sebtember 2020 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka Dhaqanka &amp; Dalxiiska Dawlad Deegaanka Soomaalida Md. Ilyaas Abiib Muxummed oo ka qeyb-galayo Madasha AGA ee bisha Sebtember 2020 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Haddii aadan horay uga qayb gelin Madasha AGA, waxa ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ay kugu martiqaadaysaa Madasha AGA ee bisha Sebtember 2020, taasi oo lagu gorfeyn doono Mawduuc xiiso badan oo hal-ku-dhiggiisu yahay \u201cXaaladda AfSoomaaliga ee Dawlad Deegaanka Soomaalida DDS&#8221; Madasha bishaan oo ka duwan kuwii ka horeeyay, waxaa furaya Wasiirka Dhaqanka &amp; Dalxiiska DDS, Mudane: [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-03T13:49:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-03T13:53:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764542_3455502047846481_1780303812543256738_o.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Wasiirka Dhaqanka &#038; Dalxiiska Dawlad Deegaanka Soomaalida Md. Ilyaas Abiib Muxummed oo ka qeyb-galayo Madasha AGA ee bisha Sebtember 2020\",\"datePublished\":\"2020-09-03T13:49:15+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-03T13:53:25+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/\"},\"wordCount\":206,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/\",\"name\":\"Wasiirka Dhaqanka & Dalxiiska Dawlad Deegaanka Soomaalida Md. Ilyaas Abiib Muxummed oo ka qeyb-galayo Madasha AGA ee bisha Sebtember 2020 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-09-03T13:49:15+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-03T13:53:25+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka Dhaqanka &#038; Dalxiiska Dawlad Deegaanka Soomaalida Md. Ilyaas Abiib Muxummed oo ka qeyb-galayo Madasha AGA ee bisha Sebtember 2020\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka Dhaqanka & Dalxiiska Dawlad Deegaanka Soomaalida Md. Ilyaas Abiib Muxummed oo ka qeyb-galayo Madasha AGA ee bisha Sebtember 2020 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka Dhaqanka & Dalxiiska Dawlad Deegaanka Soomaalida Md. Ilyaas Abiib Muxummed oo ka qeyb-galayo Madasha AGA ee bisha Sebtember 2020 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Haddii aadan horay uga qayb gelin Madasha AGA, waxa ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ay kugu martiqaadaysaa Madasha AGA ee bisha Sebtember 2020, taasi oo lagu gorfeyn doono Mawduuc xiiso badan oo hal-ku-dhiggiisu yahay \u201cXaaladda AfSoomaaliga ee Dawlad Deegaanka Soomaalida DDS&#8221; Madasha bishaan oo ka duwan kuwii ka horeeyay, waxaa furaya Wasiirka Dhaqanka &amp; Dalxiiska DDS, Mudane: [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-09-03T13:49:15+00:00","article_modified_time":"2020-09-03T13:53:25+00:00","og_image":[{"width":960,"height":800,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764542_3455502047846481_1780303812543256738_o.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Wasiirka Dhaqanka &#038; Dalxiiska Dawlad Deegaanka Soomaalida Md. Ilyaas Abiib Muxummed oo ka qeyb-galayo Madasha AGA ee bisha Sebtember 2020","datePublished":"2020-09-03T13:49:15+00:00","dateModified":"2020-09-03T13:53:25+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/"},"wordCount":206,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/","name":"Wasiirka Dhaqanka & Dalxiiska Dawlad Deegaanka Soomaalida Md. Ilyaas Abiib Muxummed oo ka qeyb-galayo Madasha AGA ee bisha Sebtember 2020 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-09-03T13:49:15+00:00","dateModified":"2020-09-03T13:53:25+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-dhaqanka-dalxiiska-dawlad-deegaanka-soomaalida-md-ilyaas-abiib-muxummed-oo-ka-qeyb-galayo-madasha-aga-ee-bisha-sebtember-2020\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka Dhaqanka &#038; Dalxiiska Dawlad Deegaanka Soomaalida Md. Ilyaas Abiib Muxummed oo ka qeyb-galayo Madasha AGA ee bisha Sebtember 2020"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3511"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3511"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3511\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3515,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3511\/revisions\/3515"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3512"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3511"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3511"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3511"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}