{"id":3484,"date":"2020-08-30T11:26:21","date_gmt":"2020-08-30T11:26:21","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3484"},"modified":"2020-09-29T17:22:41","modified_gmt":"2020-09-29T17:22:41","slug":"xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/","title":{"rendered":"Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Shuuriye oo Qabatey Madal lagu Gorfaynayay Buugga Godob iyo Gallad"},"content":{"rendered":"<h4>Madal aad u xiiso badan oo lagu faaqidayay buugga caanka ah ee Godob iyo Gallad, ayna soo qaban-qaabisey Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta ee Shuuriye ayaa xalay oo ku beegneyd 29\/8\/2020, waxaa lagu qabtay barta fogaan aragga ee loo yaqaanno Zoomka.<\/h4>\n<h4>Madashaas oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu martiqaaday xeel-dheerayaal si weyn loogu yaqaanno dhinacyada qoraalka, dhaqanka iyo hal-abuurka, waxaana aqoonyahannadaasi ka mid ahaa Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Xuseen Wadaad) oo ah qoraha buuggiisa la gorfaynayay, Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ah Guddoomiyaha Akadeemoye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ahna qoraaga sheekadii Maana-faay, Prof Cali Jimcaale Axmed oo ah qoraha buugga Gaso, Ganuun iyo Gasiin &amp; qoraa Marwo Raxmo Isaaq, iyada oo madashaasi uu xiriirinayay aqoonyahan Ibraahim Nolosha.<\/h4>\n<h4>Bilowgii hore ee madashaas, waxaa lagu daah-furay qoraha buugga Godob iyo Gallad Xuseen Maxamed Cabdulle (Xuseen Wadaad), waxaana uu si qoto dheer uga sheekeeyay qeybaha uu ka kooban yahay iyo nuxurka uu xambaarsan yahay buuggiisa, isaga oo iftiimiyay in buuggani uu yahay mid kulminaayo nolosha qeybaheeda kala duwan sida tan miyiga, magaalada, maamulka iyo qaabka ay maxkamadduhu ula tacaalaan mushkiladaha ka yimaada bulshada dhexdeeda.<\/h4>\n<h4>Qoraha buugga oo hadalkiisa sii wata ayaa ka qeyb-galayaasha madashaasi la wadaagay cutubyada ugu xiisaha badan ee buugga Godob iyo Gallad, waxaana uu si cilmiyayasan u soo bandhigay sababihii ku dhaliyay qoraalka sheekadaas, isaga oo dhinaca kale u mahad-celiyay aqoonayahannadii kala qeyb-qaadanayay gorfaynta buuggiisa.<\/h4>\n<h4>Hadal-jeedintii qoraha buugga kadib, waxaa madashaasi lagu soo dhaweeyay Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Dr. Maxammed Daahir Afrax oo ugu horeyntii u mahad-celiyay xarunta soo agaasintay madashaasi, waxaana uu sheegay inuu ku faraxsan ahay ka qeyb-galka barnaamijkaas dhaxalgalka ah, isaga oo soo jeediyay in la joogteeyo barnaamijyada noocaan oo kale ah.<\/h4>\n<h4>Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ah ruug caddaa cabqari ah ayaa si cilmiyaysan uga hadlay dhinacyo badan, gaar ahaan dhinacyada afka, dhaqanka, qoraalka, suugaanta iyo erey-bixinta, isaga oo dhanka kale soo bandhiggay caqabada ku hor gudban qoraalka!<\/h4>\n<h4>&#8220;Godob iyo Gallad waa dhambaal side xambaarsan dha-dhan macaan oo aan laga xiisa dhaceyn&#8221; ayuu yiri Dr. Afrax oo caddeeyay inay lagama maarmaan tahay inay sheekadu iyadu is-maamusho.<\/h4>\n<h4>Intaasi kadib, waxaa hadalkii qaatay Prof. Cali jimcaale Axmed oo ah qoraaga dhiganaha la magac baxay Gaso , Ganuun iyo Gasiin, Barahu waxa uu ugu horeyntii u mahadceliyey Dr. Maxamed Daahir Afrax oo uu sheegay in uu gundhig u yahay dhigaalka sheeka fanneeda Soomaalida, waxaana uu hoosta ka xariiqay afar buug oo qiimo badan leh in laga dheehan karo Muqdishadii hore, isaga oo buugaagtaas ku kala sheegay:- Naked Needle oo uu soo saarey Nuuradiin Faarax, Maana-Faay oo uu qorey Dr. Afrax, Dayax Madoobaad oo uu lahaa (AUN) Aweys Xuseen Xasan {Shiino} iyo Godob iyo Gallad oo ahaa buugga kulmiyey cabqariyiintii gorfayntaas ka qeyb-qaadanayay.<\/h4>\n<h4>Aqoonyahannadaas kadib, waxaa madashaasi lagu soo dhoweeyey Marwo Raxmo isaaq oo ka mid aheyd dadkii soo akhriyay buugga Godob iyo Gallad, isla markaana horey uga samaysay gorfeyn la xiriita buugaasi, iyada oo xustay in Buuggani uu ku wacnaan lahaa suxufiyiinta Soomaaliyeed, si ay ugu bartaan nidaamka ay marto caddaaladda.<\/h4>\n<h4>Madashaasi oo aad loo jecleystay ayaa waxa ay ku soo gaba-gabowday si xiiso leh, iyada oo loo dhag raaricinayay cilmigii ka soo burqanayay culumadii madashaasi ka qeyb-qaadanaysay, kuwaasi oo aqoon badan ku shubay dhegeystayaashii nasiibka u yeeshay inay daawadaan barnaamijkaasi.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-3486\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118280217_3575322472545125_751014929455658514_n-1024x579.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"349\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118280217_3575322472545125_751014929455658514_n-1024x579.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118280217_3575322472545125_751014929455658514_n-300x170.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118280217_3575322472545125_751014929455658514_n-768x434.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118280217_3575322472545125_751014929455658514_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-3488\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118312774_911055099418529_5474928069844072328_n-1024x578.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"349\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118312774_911055099418529_5474928069844072328_n-1024x578.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118312774_911055099418529_5474928069844072328_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118312774_911055099418529_5474928069844072328_n-768x434.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118312774_911055099418529_5474928069844072328_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3274\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/74387416_760261784770674_7913543985766637639_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/74387416_760261784770674_7913543985766637639_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/74387416_760261784770674_7913543985766637639_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/74387416_760261784770674_7913543985766637639_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-3491\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118462299_973944219747872_1397268257865001211_n-1024x576.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"348\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118462299_973944219747872_1397268257865001211_n-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118462299_973944219747872_1397268257865001211_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118462299_973944219747872_1397268257865001211_n-768x432.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118462299_973944219747872_1397268257865001211_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-3485\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118238174_506653666861028_3467983304616835760_n-1024x575.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"347\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118238174_506653666861028_3467983304616835760_n-1024x575.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118238174_506653666861028_3467983304616835760_n-300x168.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118238174_506653666861028_3467983304616835760_n-768x431.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118238174_506653666861028_3467983304616835760_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-3487\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118296601_3340595792629686_2235024799518900438_n-1024x545.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"329\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118296601_3340595792629686_2235024799518900438_n-1024x545.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118296601_3340595792629686_2235024799518900438_n-300x160.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118296601_3340595792629686_2235024799518900438_n-768x409.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118296601_3340595792629686_2235024799518900438_n-310x165.jpg 310w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118296601_3340595792629686_2235024799518900438_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-3490\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118404085_348238523217063_6592467740331480996_n-1024x576.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"348\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118404085_348238523217063_6592467740331480996_n-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118404085_348238523217063_6592467740331480996_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118404085_348238523217063_6592467740331480996_n-768x432.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118404085_348238523217063_6592467740331480996_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3489\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118360390_2771864583059544_2137759736033878988_o.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118360390_2771864583059544_2137759736033878988_o.jpg 640w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118360390_2771864583059544_2137759736033878988_o-200x300.jpg 200w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madal aad u xiiso badan oo lagu faaqidayay buugga caanka ah ee Godob iyo Gallad, ayna soo qaban-qaabisey Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta ee Shuuriye ayaa xalay oo ku beegneyd 29\/8\/2020, waxaa lagu qabtay barta fogaan aragga ee loo yaqaanno Zoomka. Madashaas oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu martiqaaday xeel-dheerayaal si weyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3489,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[10],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Shuuriye oo Qabatey Madal lagu Gorfaynayay Buugga Godob iyo Gallad - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Shuuriye oo Qabatey Madal lagu Gorfaynayay Buugga Godob iyo Gallad - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madal aad u xiiso badan oo lagu faaqidayay buugga caanka ah ee Godob iyo Gallad, ayna soo qaban-qaabisey Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta ee Shuuriye ayaa xalay oo ku beegneyd 29\/8\/2020, waxaa lagu qabtay barta fogaan aragga ee loo yaqaanno Zoomka. Madashaas oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu martiqaaday xeel-dheerayaal si weyn [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-30T11:26:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-29T17:22:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118360390_2771864583059544_2137759736033878988_o.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Shuuriye oo Qabatey Madal lagu Gorfaynayay Buugga Godob iyo Gallad\",\"datePublished\":\"2020-08-30T11:26:21+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-29T17:22:41+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/\"},\"wordCount\":545,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Buugaag\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/\",\"name\":\"Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Shuuriye oo Qabatey Madal lagu Gorfaynayay Buugga Godob iyo Gallad - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-08-30T11:26:21+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-29T17:22:41+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Shuuriye oo Qabatey Madal lagu Gorfaynayay Buugga Godob iyo Gallad\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Shuuriye oo Qabatey Madal lagu Gorfaynayay Buugga Godob iyo Gallad - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Shuuriye oo Qabatey Madal lagu Gorfaynayay Buugga Godob iyo Gallad - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Madal aad u xiiso badan oo lagu faaqidayay buugga caanka ah ee Godob iyo Gallad, ayna soo qaban-qaabisey Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta ee Shuuriye ayaa xalay oo ku beegneyd 29\/8\/2020, waxaa lagu qabtay barta fogaan aragga ee loo yaqaanno Zoomka. Madashaas oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu martiqaaday xeel-dheerayaal si weyn [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-08-30T11:26:21+00:00","article_modified_time":"2020-09-29T17:22:41+00:00","og_image":[{"width":640,"height":960,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/118360390_2771864583059544_2137759736033878988_o.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Shuuriye oo Qabatey Madal lagu Gorfaynayay Buugga Godob iyo Gallad","datePublished":"2020-08-30T11:26:21+00:00","dateModified":"2020-09-29T17:22:41+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/"},"wordCount":545,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Buugaag"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/","name":"Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Shuuriye oo Qabatey Madal lagu Gorfaynayay Buugga Godob iyo Gallad - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-08-30T11:26:21+00:00","dateModified":"2020-09-29T17:22:41+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-suugaanta-iyo-dhaqanka-shuuriye-oo-qabatey-madal-lagu-gorfaynayay-buugga-godob-iyo-gallad\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Shuuriye oo Qabatey Madal lagu Gorfaynayay Buugga Godob iyo Gallad"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3484"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3484"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3484\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3496,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3484\/revisions\/3496"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3489"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3484"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3484"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3484"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}