{"id":3448,"date":"2020-08-12T18:29:41","date_gmt":"2020-08-12T18:29:41","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3448"},"modified":"2020-08-12T18:46:08","modified_gmt":"2020-08-12T18:46:08","slug":"xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/","title":{"rendered":"Xarunta Gurya-samo oo soo Bandhigtay Buug uu Qorey Shiikh Caan ah!"},"content":{"rendered":"<h4>Munaasabad loogu tala-galay soo bandhigida buug cusub oo uu qorey wadaad caan oo la yiraahdo Shiikh Maxamed Idiris, ayna soo qaban-qaabisay Xarunta Horumarinta Qoyska ee Gurya-samo ayaa galabta oo ku beegneyd 12\/8\/2020 waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb-galay madax ka kala socotay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), Somali Pen, xarunta Gurya-samo, Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta, Golaha Abwaannada, Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka, bahda Waxbarashada iyo marti sharaf kale oo aad u fara badan.<\/h4>\n<h4>Qoraha buugga \u201cJaceylka Dhabta ah Goormuu Dhashaa\u201d Shiikh Maxamed Idiris oo aaladda fogaan aragga ee loo yaqaanno Zoomka kala hadlayay ka qeyb-galayaashii bandhigga buugiisa ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay sida ballaaran ee looga soo qeyb-galay Daah-furka buugiisa ee magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>Shiikha oo hadalkiisa sii wata ayaa caddeeyay dhiganahani in uu ka mid yahay 11 dhigane oo uu ku qorey afka Soomaaliga, waxaana uu si faah-faahsan uga hadlay sababihii ku dhaliayay qoraalka buugaan ka hadlayo arimaha Jaceylka, isaga oo u mahad-celiya xarunta Gurya-samo oo buugiisa soo bandhigtay.<\/h4>\n<h4>Farxiyo Muxyadiin Lama-filaan oo ku hadlaysay magaca xarunta Gurya-samo ayaa sheegtay inay soo dhaweynayso dhammaan ka qeyb-galayaasha xafladdaasi, waxayna sawir kooban ka bixisay adeegyada ay qabato xaruntooda oo ay ka mid tahay qabashada bandhigyada buugaagta, iyada oo u mahad-naqday Shiikha qorey buugga ay soo bandhigeen.<\/h4>\n<h4>Sidoo kale waxaa munaasabaddaasi ka hadlay Madaxa Tababbarada Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) C\/llaahi Shiikh Cabdi Aadan {Gacanka} iyo Guddoomiyaha laanta Somali Pen ee Muqdisho Cabdi-naasir Yuusuf Macallin oo ugu horeyntiiba bogaadiyay qoraha buugga, waxayna si qoto dheer uga hadleen muhiimada uu afka Soomaaligu u leeyahay qoraalka buugaagta, iyaga oo bulshada Soomaaliyeed u soo jeediyay inay dhaqan ka dhigato akhtriska iyo qoraalka buugaagta.<\/h4>\n<h4>Ustaad Barre Shiikh C\/llaahi (Bangaladesh) oo ka socday Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta iyo Md, Jamaal Cabdi Nuur oo matalayay Golaha Abwaannada Soomaaliyeed ayaa iyaguna munaasabaddaasi ka soo jeediyay warbixin la xiriirta sida loogu baahan yahay in loo kordhiyo qoraalka buugaagta, iyaga oo codsadey in la akhriyo buugaagta, si ay dhiiri-galin ugu noqoto qorayaasha Soomaaliyeed.<\/h4>\n<h4>Qaar ka mid ah ka qeyb-galayaashii munaasabaddaasi ayaa halkaasi ku qaatey nuqullo ka mid ah buugaasi, iyaga oo sheegay inay ku faraxsan yihiin helida buugaasi.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3449\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117133663_988439854941340_1931633206856105544_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117133663_988439854941340_1931633206856105544_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117133663_988439854941340_1931633206856105544_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117133663_988439854941340_1931633206856105544_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3452\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117719063_319873765828890_8334498243439843541_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117719063_319873765828890_8334498243439843541_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117719063_319873765828890_8334498243439843541_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117719063_319873765828890_8334498243439843541_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3454\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117800811_637545063844654_3737545772714205865_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117800811_637545063844654_3737545772714205865_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117800811_637545063844654_3737545772714205865_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117800811_637545063844654_3737545772714205865_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3451\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117611258_4280263835348204_6939017409618567136_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117611258_4280263835348204_6939017409618567136_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117611258_4280263835348204_6939017409618567136_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117611258_4280263835348204_6939017409618567136_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3450\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117362770_327171265358739_2186430886153332812_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117362770_327171265358739_2186430886153332812_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117362770_327171265358739_2186430886153332812_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117362770_327171265358739_2186430886153332812_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3453\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117765998_304865037506366_4963853058961968190_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117765998_304865037506366_4963853058961968190_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117765998_304865037506366_4963853058961968190_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117765998_304865037506366_4963853058961968190_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad loogu tala-galay soo bandhigida buug cusub oo uu qorey wadaad caan oo la yiraahdo Shiikh Maxamed Idiris, ayna soo qaban-qaabisay Xarunta Horumarinta Qoyska ee Gurya-samo ayaa galabta oo ku beegneyd 12\/8\/2020 waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabaddaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb-galay madax ka kala socotay Akadeemiye-Goboleedka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3452,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xarunta Gurya-samo oo soo Bandhigtay Buug uu Qorey Shiikh Caan ah! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xarunta Gurya-samo oo soo Bandhigtay Buug uu Qorey Shiikh Caan ah! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Munaasabad loogu tala-galay soo bandhigida buug cusub oo uu qorey wadaad caan oo la yiraahdo Shiikh Maxamed Idiris, ayna soo qaban-qaabisay Xarunta Horumarinta Qoyska ee Gurya-samo ayaa galabta oo ku beegneyd 12\/8\/2020 waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabaddaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb-galay madax ka kala socotay Akadeemiye-Goboleedka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-12T18:29:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-08-12T18:46:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117719063_319873765828890_8334498243439843541_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Xarunta Gurya-samo oo soo Bandhigtay Buug uu Qorey Shiikh Caan ah!\",\"datePublished\":\"2020-08-12T18:29:41+00:00\",\"dateModified\":\"2020-08-12T18:46:08+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/\"},\"wordCount\":367,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/\",\"name\":\"Xarunta Gurya-samo oo soo Bandhigtay Buug uu Qorey Shiikh Caan ah! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-08-12T18:29:41+00:00\",\"dateModified\":\"2020-08-12T18:46:08+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xarunta Gurya-samo oo soo Bandhigtay Buug uu Qorey Shiikh Caan ah!\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xarunta Gurya-samo oo soo Bandhigtay Buug uu Qorey Shiikh Caan ah! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xarunta Gurya-samo oo soo Bandhigtay Buug uu Qorey Shiikh Caan ah! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Munaasabad loogu tala-galay soo bandhigida buug cusub oo uu qorey wadaad caan oo la yiraahdo Shiikh Maxamed Idiris, ayna soo qaban-qaabisay Xarunta Horumarinta Qoyska ee Gurya-samo ayaa galabta oo ku beegneyd 12\/8\/2020 waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabaddaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb-galay madax ka kala socotay Akadeemiye-Goboleedka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-08-12T18:29:41+00:00","article_modified_time":"2020-08-12T18:46:08+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117719063_319873765828890_8334498243439843541_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Xarunta Gurya-samo oo soo Bandhigtay Buug uu Qorey Shiikh Caan ah!","datePublished":"2020-08-12T18:29:41+00:00","dateModified":"2020-08-12T18:46:08+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/"},"wordCount":367,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/","name":"Xarunta Gurya-samo oo soo Bandhigtay Buug uu Qorey Shiikh Caan ah! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-08-12T18:29:41+00:00","dateModified":"2020-08-12T18:46:08+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-gurya-samo-oo-soo-bandhigtay-buug-uu-qorey-shiikh-caan-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xarunta Gurya-samo oo soo Bandhigtay Buug uu Qorey Shiikh Caan ah!"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3448"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3448"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3448\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3460,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3448\/revisions\/3460"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3452"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3448"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3448"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3448"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}