{"id":3425,"date":"2020-08-11T16:12:28","date_gmt":"2020-08-11T16:12:28","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3425"},"modified":"2020-08-11T16:18:39","modified_gmt":"2020-08-11T16:18:39","slug":"macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/","title":{"rendered":"Macallin Saciid Saalax: \u201cAfka Soomaaligu waa Af Hodon ah, Wuxuuna Safka hore kaga Jiraa Afafka ugu Muhiimsan Afrika\u201d"},"content":{"rendered":"<h4>Macallin Siciid Saalax Axmed oo ka tirsan xeel-dheerayaasha afka Soomaaliga, ahna Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee Woqooyiga Ameerika oo aaladda fogaan aragga ee loo yaqaano Zoomka uga qeyb-qaadanayay dood cilmiyeed ku saabsanayd \u201cXaaladda Adeegsiga AfSoomaaliga ee Maamulka iyo Ganacsiga\u201d ayaa si waafi ah uga hadlay muhiimada uu leeyahay afka iyo waxa uu qofka u taro.<\/h4>\n<h4>Wakiilka Akadeemiyada AGA ee Woqooyiga Ameerika waxa uu si cilmiyaysan uga sheekeeyey sooyaalkii dheeraa ee AfSoomaaliga tan iyo xilligii faraaciinta iyo afka Soomaaligu halka uu ka soo jeedo kuna abtirsado. Wuxuu xusay qoraalkii farta iyo fidinteedii iyo sidii loo Soomaaliyeeyey hawlaha Dawliga iyo darajooyinka ciidamada iyo kuwa madaniga ahba iyo sidoo kale manaahijtii dugsiyada.<\/h4>\n<h4>\u201cAfka Soomaaligu waxa uu safka hore kaga jiraa Afafka ugu muhiimsan Qaaradda Afrika, xaqiiqdii afka Soomaaligu waa hodon, sidaasi daraadeed ummadda Soomaaliyeed waxaa looga baahan yahay inay afkooda siiyaan kaalinta uu ka mudan yahay, waxaana haboon inuu si weyn uga dhex muuqdo dhinacyada Maamulka, Waxbarashada iyo Ganacsiga\u201d ayuu yiri Macallin Saciid Saalax<\/h4>\n<h4>Macallinku wuxuu si faah-faahsan uga hadlay burburkii Dawladdii dhexe ee Soomaaliya kadib sidii afkeena dhaawaca weyn u gaaray, wuxuuna tusaalooyin ka bixiyey sida looga il-duufo marar badan oo weliba maamulladu u hareer maraan. Isaga oo dhinaca kale qiray in xilligaan afka Soomaaligu uu sameeyay kobac weyn, loona baahan yahay in la sii xoojiyo.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3417\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117390830_425527291691512_232797148378182915_n.jpg\" alt=\"\" width=\"638\" height=\"420\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117390830_425527291691512_232797148378182915_n.jpg 638w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117390830_425527291691512_232797148378182915_n-300x197.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117390830_425527291691512_232797148378182915_n-310x205.jpg 310w\" sizes=\"(max-width: 638px) 100vw, 638px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Macallin Siciid Saalax Axmed oo ka tirsan xeel-dheerayaasha afka Soomaaliga, ahna Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee Woqooyiga Ameerika oo aaladda fogaan aragga ee loo yaqaano Zoomka uga qeyb-qaadanayay dood cilmiyeed ku saabsanayd \u201cXaaladda Adeegsiga AfSoomaaliga ee Maamulka iyo Ganacsiga\u201d ayaa si waafi ah uga hadlay muhiimada uu leeyahay afka iyo waxa uu qofka u taro. Wakiilka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3417,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Macallin Saciid Saalax: \u201cAfka Soomaaligu waa Af Hodon ah, Wuxuuna Safka hore kaga Jiraa Afafka ugu Muhiimsan Afrika\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Macallin Saciid Saalax: \u201cAfka Soomaaligu waa Af Hodon ah, Wuxuuna Safka hore kaga Jiraa Afafka ugu Muhiimsan Afrika\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Macallin Siciid Saalax Axmed oo ka tirsan xeel-dheerayaasha afka Soomaaliga, ahna Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee Woqooyiga Ameerika oo aaladda fogaan aragga ee loo yaqaano Zoomka uga qeyb-qaadanayay dood cilmiyeed ku saabsanayd \u201cXaaladda Adeegsiga AfSoomaaliga ee Maamulka iyo Ganacsiga\u201d ayaa si waafi ah uga hadlay muhiimada uu leeyahay afka iyo waxa uu qofka u taro. Wakiilka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-11T16:12:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-08-11T16:18:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117390830_425527291691512_232797148378182915_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"638\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Macallin Saciid Saalax: \u201cAfka Soomaaligu waa Af Hodon ah, Wuxuuna Safka hore kaga Jiraa Afafka ugu Muhiimsan Afrika\u201d\",\"datePublished\":\"2020-08-11T16:12:28+00:00\",\"dateModified\":\"2020-08-11T16:18:39+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/\"},\"wordCount\":231,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/\",\"name\":\"Macallin Saciid Saalax: \u201cAfka Soomaaligu waa Af Hodon ah, Wuxuuna Safka hore kaga Jiraa Afafka ugu Muhiimsan Afrika\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-08-11T16:12:28+00:00\",\"dateModified\":\"2020-08-11T16:18:39+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Macallin Saciid Saalax: \u201cAfka Soomaaligu waa Af Hodon ah, Wuxuuna Safka hore kaga Jiraa Afafka ugu Muhiimsan Afrika\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Macallin Saciid Saalax: \u201cAfka Soomaaligu waa Af Hodon ah, Wuxuuna Safka hore kaga Jiraa Afafka ugu Muhiimsan Afrika\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Macallin Saciid Saalax: \u201cAfka Soomaaligu waa Af Hodon ah, Wuxuuna Safka hore kaga Jiraa Afafka ugu Muhiimsan Afrika\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Macallin Siciid Saalax Axmed oo ka tirsan xeel-dheerayaasha afka Soomaaliga, ahna Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee Woqooyiga Ameerika oo aaladda fogaan aragga ee loo yaqaano Zoomka uga qeyb-qaadanayay dood cilmiyeed ku saabsanayd \u201cXaaladda Adeegsiga AfSoomaaliga ee Maamulka iyo Ganacsiga\u201d ayaa si waafi ah uga hadlay muhiimada uu leeyahay afka iyo waxa uu qofka u taro. Wakiilka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-08-11T16:12:28+00:00","article_modified_time":"2020-08-11T16:18:39+00:00","og_image":[{"width":638,"height":420,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117390830_425527291691512_232797148378182915_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Macallin Saciid Saalax: \u201cAfka Soomaaligu waa Af Hodon ah, Wuxuuna Safka hore kaga Jiraa Afafka ugu Muhiimsan Afrika\u201d","datePublished":"2020-08-11T16:12:28+00:00","dateModified":"2020-08-11T16:18:39+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/"},"wordCount":231,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/","name":"Macallin Saciid Saalax: \u201cAfka Soomaaligu waa Af Hodon ah, Wuxuuna Safka hore kaga Jiraa Afafka ugu Muhiimsan Afrika\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-08-11T16:12:28+00:00","dateModified":"2020-08-11T16:18:39+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-afka-soomaaligu-waa-af-hodon-ah-wuxuuna-safka-hore-kaga-jiraa-afafka-ugu-muhiimsan-afrika\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Macallin Saciid Saalax: \u201cAfka Soomaaligu waa Af Hodon ah, Wuxuuna Safka hore kaga Jiraa Afafka ugu Muhiimsan Afrika\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3425"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3425"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3425\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3428,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3425\/revisions\/3428"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3417"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3425"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3425"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3425"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}