{"id":3344,"date":"2020-07-21T05:50:47","date_gmt":"2020-07-21T05:50:47","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3344"},"modified":"2020-07-21T11:29:12","modified_gmt":"2020-07-21T11:29:12","slug":"wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/","title":{"rendered":"Wasiir Axmed Cawad oo Fikrado Dhaxalgal ah ku kordhiyey Dood-cilmiyeeddii Madsha AGA"},"content":{"rendered":"<h4>Wasiirka Arimaha Dibadda ee Soomaaliya, Amb. Axmed Ciise Cawad, oo barta Zoomka kaga ka qeyb-qaatay dood cilmiyeed ay soo qaban-qaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa si cilmiyaysan uga hadlay dhibaatooyinka haysta afka Soomaaliga iyo sida xal loogu heli karo.<\/h4>\n<h4>Madasha AGA ee bisha Luulyo (July) oo mowduuceedu ahaa <strong><em>Dhigaalka AfSoomaaliga: Dhibaatooyinka Jira iyo Dhabbaha Xal-raadinta<\/em><\/strong> uuna soo sharfay Wasiir Cawad ayuu ku soo kordhiyey tusaalayn iyo fikrado dhaxalgal ah oo uu si cilmiyaysan ula wadaagey boqollaalkii indheergarad ee ka qaybgalayey dood-cilmiyeedda. Wasiir Cawad ayaa qiray inuu xeel-dheerayaasha afka Soomaaliga la qabo xannuunka ay daremayaan ee ku saabsan dhibaatooyinka ku soo fool yeeshay afka Soomaaliga iyo sida aan loogu baraarugsanayn.<\/h4>\n<h4>Dhibaatooyinka uu tusaalaha u soo qaatay Danjire Cawad waxaa ka mid ahaa in bilowgii horeba lagu degdegay Soomaaliyayntii tacliinta isla markii afka rasmi ahaan loo qoray, halkii ay ahayd in marka hore asaas fiican loo dhigo iyo in tartiib-tartiib loo hirgaliyo u guuridda AfSoomaaliga, iyadoo isla markaana laga faai\u2019deysanayo afafka kale iyo aqoonta ku qoran. Sidoo kale Wasiirku wuxuu carrabka ku adkeeyey qoristii AfSoomaaligu in ay ahayd tallaabo masiiri ah oo taariikhda gashay.<\/h4>\n<h4>\u00a0\u201cDhibaatooyinka waxaan ka xusi karaa, ma jiro \u00a0marjac loo noqdo oo dadka oo dhan gaari kara oo tilamaaya sida wax loo qori karo\u201d ayuu yiri Wasiirka oo sheegay inuu ka xun yahay sida ay dadka qaarkiis isugu dhex yaaciyaan qoraalka farta Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Danjire Cawad talooyinka dhaxalgalka ah ee uu soo jeediyey waxaa ka mid ahaa in lagu dadaalo in la helo guddi ama xarun marjac ah, asagoo raaciyey AGA in ay kaalintaas gali karto haseyeeshee ay lagama maarmaan tahay in la helo dawlad awood dhab ah leh oo lagu tiirsado; dowlad horseed ka noqota sidii loo dajin lahaa hab-qoraal la isku raacsan yahay, isla markaana hirgilsa hadba wixii la isku raaco.<\/h4>\n<h4>Gunaandkii Wasiir Cawad wuxuu Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ku boorriyey inay isu diyaariso sidii ay u hagi laheyd hadba wixii ay aqoonyahannada AfSoomaaligu isku raacaan. Wuxuu kaloo AGA ku boorriyey joogtaynta dood-cilmiyeedyada noocaan ah.<\/h4>\n<h4>Ugu dambayntii Guddoomiyaha AGA Dr Afrax oo ka tarjumaya dareenka khubarada iyo hawlwadeenka Akadeemiyada wuxuu wasiirka uga mahadcinaynaa waqtigiisa qaaliga ah iyo fikradaha dhaxalgalka ah ee uu ku soo sharfay Madasha AGA. Akadeemiyaduna way ku camalfali doontaa talooyinkiisa qaaliga ah intii awooddeeda ah.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3345\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Cwd.jpg\" alt=\"\" width=\"740\" height=\"417\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Cwd.jpg 740w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Cwd-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3338\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109888860_986626318456426_3034744815315509228_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109888860_986626318456426_3034744815315509228_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109888860_986626318456426_3034744815315509228_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109888860_986626318456426_3034744815315509228_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3342\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115972767_211221453518142_1400620282541254848_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115972767_211221453518142_1400620282541254848_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115972767_211221453518142_1400620282541254848_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115972767_211221453518142_1400620282541254848_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3326\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/107898605_3311083325621688_396842782624997583_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/107898605_3311083325621688_396842782624997583_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/107898605_3311083325621688_396842782624997583_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/107898605_3311083325621688_396842782624997583_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arimaha Dibadda ee Soomaaliya, Amb. Axmed Ciise Cawad, oo barta Zoomka kaga ka qeyb-qaatay dood cilmiyeed ay soo qaban-qaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa si cilmiyaysan uga hadlay dhibaatooyinka haysta afka Soomaaliga iyo sida xal loogu heli karo. Madasha AGA ee bisha Luulyo (July) oo mowduuceedu ahaa Dhigaalka AfSoomaaliga: Dhibaatooyinka Jira iyo Dhabbaha Xal-raadinta uuna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3345,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Axmed Cawad oo Fikrado Dhaxalgal ah ku kordhiyey Dood-cilmiyeeddii Madsha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Axmed Cawad oo Fikrado Dhaxalgal ah ku kordhiyey Dood-cilmiyeeddii Madsha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Arimaha Dibadda ee Soomaaliya, Amb. Axmed Ciise Cawad, oo barta Zoomka kaga ka qeyb-qaatay dood cilmiyeed ay soo qaban-qaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa si cilmiyaysan uga hadlay dhibaatooyinka haysta afka Soomaaliga iyo sida xal loogu heli karo. Madasha AGA ee bisha Luulyo (July) oo mowduuceedu ahaa Dhigaalka AfSoomaaliga: Dhibaatooyinka Jira iyo Dhabbaha Xal-raadinta uuna [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-21T05:50:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-07-21T11:29:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Cwd.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"740\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"417\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Wasiir Axmed Cawad oo Fikrado Dhaxalgal ah ku kordhiyey Dood-cilmiyeeddii Madsha AGA\",\"datePublished\":\"2020-07-21T05:50:47+00:00\",\"dateModified\":\"2020-07-21T11:29:12+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/\"},\"wordCount\":380,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/\",\"name\":\"Wasiir Axmed Cawad oo Fikrado Dhaxalgal ah ku kordhiyey Dood-cilmiyeeddii Madsha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-07-21T05:50:47+00:00\",\"dateModified\":\"2020-07-21T11:29:12+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Axmed Cawad oo Fikrado Dhaxalgal ah ku kordhiyey Dood-cilmiyeeddii Madsha AGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Axmed Cawad oo Fikrado Dhaxalgal ah ku kordhiyey Dood-cilmiyeeddii Madsha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Axmed Cawad oo Fikrado Dhaxalgal ah ku kordhiyey Dood-cilmiyeeddii Madsha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Wasiirka Arimaha Dibadda ee Soomaaliya, Amb. Axmed Ciise Cawad, oo barta Zoomka kaga ka qeyb-qaatay dood cilmiyeed ay soo qaban-qaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa si cilmiyaysan uga hadlay dhibaatooyinka haysta afka Soomaaliga iyo sida xal loogu heli karo. Madasha AGA ee bisha Luulyo (July) oo mowduuceedu ahaa Dhigaalka AfSoomaaliga: Dhibaatooyinka Jira iyo Dhabbaha Xal-raadinta uuna [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-07-21T05:50:47+00:00","article_modified_time":"2020-07-21T11:29:12+00:00","og_image":[{"width":740,"height":417,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Cwd.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Wasiir Axmed Cawad oo Fikrado Dhaxalgal ah ku kordhiyey Dood-cilmiyeeddii Madsha AGA","datePublished":"2020-07-21T05:50:47+00:00","dateModified":"2020-07-21T11:29:12+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/"},"wordCount":380,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/","name":"Wasiir Axmed Cawad oo Fikrado Dhaxalgal ah ku kordhiyey Dood-cilmiyeeddii Madsha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-07-21T05:50:47+00:00","dateModified":"2020-07-21T11:29:12+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-axmed-cawad-oo-fikrado-dhaxalgal-ah-ku-kordhiyey-dood-cilmiyeeddii-madsha-aga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Axmed Cawad oo Fikrado Dhaxalgal ah ku kordhiyey Dood-cilmiyeeddii Madsha AGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3344"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3344"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3344\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3351,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3344\/revisions\/3351"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3345"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3344"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3344"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3344"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}