{"id":3335,"date":"2020-07-20T17:27:35","date_gmt":"2020-07-20T17:27:35","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3335"},"modified":"2022-01-03T08:21:19","modified_gmt":"2022-01-03T05:21:19","slug":"xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Xeel-dheerayaasha Af Soomaaliga oo Dood Cilmiyeed ka Yeeshay Dhigaalka Af Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4>Madashii AGA ee bisha Luulyo ayaa la qabtay maalintii Sabtida ee bishu ay ku beegneyd 17\/7\/2020, Barnaamijkan oo ah mid billa \u00a0ah ayaa waxaa loogu yeeraa Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa, iyada oo bishaan loo doortay halkudhegga ah \u201cDhigaalka af Soomaaliga: Dhibaatooyinka jira iyo dhabbaha xal-raadinta\u201d.<\/h4>\n<h4>Dood cilmiyeeddaas oo aad u xiiso badneyd ayaa waxa lagu martiqaaday xeeldheerayaal afka, dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed oo ay ka mid ahaayeen Bare sare Cabdalla Cumar Mansuur oo wax ka dhiga jaamacadda Roma TRE ee dalka Talyaaniga kuna takhasusay aqoon afeedka, Macallin Saciid Saalax Axmed oo wax ka dhiga jaamacadda Minessota ahna hal-abuur, Bare sare Cabdisalaan Ciise Salwe oo ah Guddoomiye Ku-xigeenka jaamacadda Bariga Afrika ee Boosaaso, Macallimad Saynab Aaden Sharci oo ah qoraa iyo xeel-dheere naxwaha Soomaaliga iyo Bare sare Mustafa Cabdillaahi Fayruus oo wax ka dhiga jaamacadda Muqdisho isla markaana ah agaasimaha machadka daraasaadka Soomaaliga ee jaamacaddaas.<\/h4>\n<h4>Barnaamijka oo ka baxayey aaladda Zoom-ka iyo weliba barta Facebook-ga oo si toos ah looga la socday ayaa lagu lafaguray qoraalka afka Soomaaliga, dhibaatooyinka ku hareereysan dhanka qoraalka iyo halka xalku ku jiro.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha AGA Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa kelmad furitaan ah halkaa ka soo jeediyey, wuxuuna u mahadceliyey aqoonyahannadii martida ku ahaa iyo dadweynihii kale ee hawada kala socday.<\/h4>\n<h4>Xiriiriyaha barnaamijka Cabdiraxmaan Abtidoon ayaa su\u2019aalo dhowr ah hordhigay xeel-dheerayaashaas oo iyagana si cilmiyeysan uga jawaabay. Waxaa si gooni ah diiradda loo saaray qodobbo ay ka mid ahaayeen mideynta qoraalka (Standarization), baraha bulshada iyo qoraalka af Soomaaliga, ereyada lammaanayaasha ah sida ay isku raacaan iyo sida ugu habboon ee loo qoro, ka faa\u2019ideysiga barnaamijyada kala duwan ee kombiyuutarka, gaar ahaan sixidda qoraalka iyo higgaadda.<\/h4>\n<h4>Xeel-dheerayaashu waxay ka warrameen in cilladaha haysta qoraalka afka Soomaaligu ay soo socdeen illaa bilowgii qoraalka farta Soomalaiga, waxayna caddeeyeen in iyada oo aan si wanaagsan loo dejin in lagu dhawaaqay hirgelintiisa. sidoo kale xeel-dheerayaashu \u00a0waxay tilmaameen Afkii oo weli curdun ah oo xasilin iyo sixidna ku jira inay markaa Dawladdii Dhexe ay burburtay ilaa iyo haddana lala daalaa-dhacayo wax ka qabashadiisa!<\/h4>\n<h4>Aqoonyahannadu waxa ay xuseen in dadaallo fara badan ay socdaan, kuwaasi oo ay sheegeen in ujeeddadoodu tahay sidii ariintaasi wax looga qaban lahaa, iayga oo intaasi raaciyay in \u00a0\u00a0loo baahan yahay in ay dadaalladaas ay ka qeyb qaataan hay\u2019adaha Dawliga, kuwa aqooneed iyo cid walba oo daneyneysa \u00a0in ay gacan ka geysto.<\/h4>\n<h4>Dadkii aaladda Zoom-ka uga qeyb-qaatay ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Md Axmed Cawad Ciise oo bogaadiyey Akademiye-Goboleedka iyo xeel-dheerayaashii casharrada xiisaha badnaa halkaa ka soo jeediyey.<\/h4>\n<h4>Dadweyne tiradoodu kor u dhaaftay Toddobaatan ayaa Zoom-ka kaga jiray meelo kala duwan, tiro kale oo aad u fara bandanna waxay kala socdeen Facebook.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3274\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/74387416_760261784770674_7913543985766637639_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/74387416_760261784770674_7913543985766637639_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/74387416_760261784770674_7913543985766637639_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/74387416_760261784770674_7913543985766637639_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3339\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115600531_324396315384117_45368742907507023_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115600531_324396315384117_45368742907507023_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115600531_324396315384117_45368742907507023_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115600531_324396315384117_45368742907507023_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3337\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109859227_577436863144107_6109867203773989015_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109859227_577436863144107_6109867203773989015_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109859227_577436863144107_6109867203773989015_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109859227_577436863144107_6109867203773989015_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3338\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109888860_986626318456426_3034744815315509228_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109888860_986626318456426_3034744815315509228_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109888860_986626318456426_3034744815315509228_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109888860_986626318456426_3034744815315509228_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3341\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115887293_1209962279352519_8904460938740372719_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115887293_1209962279352519_8904460938740372719_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115887293_1209962279352519_8904460938740372719_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115887293_1209962279352519_8904460938740372719_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3336\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109548788_3091138447672202_5193964572009922665_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109548788_3091138447672202_5193964572009922665_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109548788_3091138447672202_5193964572009922665_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/109548788_3091138447672202_5193964572009922665_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3340\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115855673_2617632528477229_7213591569178234962_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115855673_2617632528477229_7213591569178234962_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115855673_2617632528477229_7213591569178234962_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115855673_2617632528477229_7213591569178234962_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3342\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115972767_211221453518142_1400620282541254848_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115972767_211221453518142_1400620282541254848_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115972767_211221453518142_1400620282541254848_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115972767_211221453518142_1400620282541254848_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3326\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/107898605_3311083325621688_396842782624997583_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/107898605_3311083325621688_396842782624997583_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/107898605_3311083325621688_396842782624997583_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/107898605_3311083325621688_396842782624997583_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<h4>\u00a0 \u00a0 \u00a0Waxaa diyaariyay:<\/h4>\n<h4>\u00a0Cabdiraxmaan Abtidoon<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madashii AGA ee bisha Luulyo ayaa la qabtay maalintii Sabtida ee bishu ay ku beegneyd 17\/7\/2020, Barnaamijkan oo ah mid billa \u00a0ah ayaa waxaa loogu yeeraa Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa, iyada oo bishaan loo doortay halkudhegga ah \u201cDhigaalka af Soomaaliga: Dhibaatooyinka jira iyo dhabbaha xal-raadinta\u201d. Dood cilmiyeeddaas oo aad u xiiso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3339,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[44],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xeel-dheerayaasha Af Soomaaliga oo Dood Cilmiyeed ka Yeeshay Dhigaalka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xeel-dheerayaasha Af Soomaaliga oo Dood Cilmiyeed ka Yeeshay Dhigaalka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madashii AGA ee bisha Luulyo ayaa la qabtay maalintii Sabtida ee bishu ay ku beegneyd 17\/7\/2020, Barnaamijkan oo ah mid billa \u00a0ah ayaa waxaa loogu yeeraa Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa, iyada oo bishaan loo doortay halkudhegga ah \u201cDhigaalka af Soomaaliga: Dhibaatooyinka jira iyo dhabbaha xal-raadinta\u201d. Dood cilmiyeeddaas oo aad u xiiso [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-20T17:27:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-01-03T05:21:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115600531_324396315384117_45368742907507023_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Xeel-dheerayaasha Af Soomaaliga oo Dood Cilmiyeed ka Yeeshay Dhigaalka Af Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2020-07-20T17:27:35+00:00\",\"dateModified\":\"2022-01-03T05:21:19+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":462,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Madasha AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/\",\"name\":\"Xeel-dheerayaasha Af Soomaaliga oo Dood Cilmiyeed ka Yeeshay Dhigaalka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-07-20T17:27:35+00:00\",\"dateModified\":\"2022-01-03T05:21:19+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xeel-dheerayaasha Af Soomaaliga oo Dood Cilmiyeed ka Yeeshay Dhigaalka Af Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xeel-dheerayaasha Af Soomaaliga oo Dood Cilmiyeed ka Yeeshay Dhigaalka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xeel-dheerayaasha Af Soomaaliga oo Dood Cilmiyeed ka Yeeshay Dhigaalka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Madashii AGA ee bisha Luulyo ayaa la qabtay maalintii Sabtida ee bishu ay ku beegneyd 17\/7\/2020, Barnaamijkan oo ah mid billa \u00a0ah ayaa waxaa loogu yeeraa Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa, iyada oo bishaan loo doortay halkudhegga ah \u201cDhigaalka af Soomaaliga: Dhibaatooyinka jira iyo dhabbaha xal-raadinta\u201d. Dood cilmiyeeddaas oo aad u xiiso [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-07-20T17:27:35+00:00","article_modified_time":"2022-01-03T05:21:19+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/115600531_324396315384117_45368742907507023_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Xeel-dheerayaasha Af Soomaaliga oo Dood Cilmiyeed ka Yeeshay Dhigaalka Af Soomaaliga","datePublished":"2020-07-20T17:27:35+00:00","dateModified":"2022-01-03T05:21:19+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/"},"wordCount":462,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Madasha AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/","name":"Xeel-dheerayaasha Af Soomaaliga oo Dood Cilmiyeed ka Yeeshay Dhigaalka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-07-20T17:27:35+00:00","dateModified":"2022-01-03T05:21:19+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xeel-dheerayaasha-af-soomaaliga-oo-dood-cilmiyeed-ka-yeeshay-dhigaalka-af-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xeel-dheerayaasha Af Soomaaliga oo Dood Cilmiyeed ka Yeeshay Dhigaalka Af Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3335"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3335"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3335\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3343,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3335\/revisions\/3343"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3339"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3335"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3335"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3335"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}