{"id":3290,"date":"2020-07-05T06:10:37","date_gmt":"2020-07-05T06:10:37","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3290"},"modified":"2020-07-05T06:10:37","modified_gmt":"2020-07-05T06:10:37","slug":"golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/","title":{"rendered":"Golaha Murtida iyo Madadaalada (National Theatre) iyo Madxafka Qaranka oo 30 Sanno Kadib Xariga laga Jarey!"},"content":{"rendered":"<h4><em>Iyada oo la tixgalinayo toddobaadkii maalmaha xorriyadda Soomaaliya ee 2020-ka ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu 26-kii Juun xariga ka jaray Golaha Murtida iyo Madadaalada (National Theatre), isaga oo ku bogaadiyey ganacsatada iyo shaqaalaha Dowladda sida ay uga mira dhaliyeen baaqii ku saabsanaa in laga wada qeyb-qaato Olalaha Isxilqaan ee dalka dib loogu dhisayo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Madaxweynaha ayaa ku adkeeyey hobollada iyo hal-abuurka Soomaaliyeed in ay xoojiyaan doorkooda ku aaddan wacyigelinta bulshada iyo u iftiiminta Dowladnimada, maadaama sannado badan kaddib dib loo dhisay Xaruntii Golaha Muritda.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo waxa uu kowdii Luulyo 2020-ka xarigga ka jaray Madxafka Qaranka, waxaana uu ku bogaadiyey dhallinyaradii isu xilqaamay dib u dhiska Madxafka, ganacsatada iyo shaqaalaha Dowladda ee ku guuleystay dib u dhiska xaruntaas.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cSoomaali waa nooshahay, awood ay dib ugu soo laabatana waa leedahay, waa dal hodon ah oo dadkiisu ay leeyihiin karti iyo hal abuur, waxa kaliya ee aan u baahan nahay waa midnimo iyo in la xoojiyo wadaniyadda, isxilqaanka iyo ka shaqeynta danta guud.\u201dayuu yiri Farmaajo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Madaxaweynaha oo labadaas goobood ka jeediyay hadal dar-daaran ah ayaa bulshada Soomaaliyeed kula dar-daarmay in ay xil iska saaraan sidii ay u xafidi lahaayeen goobaahsi taariikhiga ah!<\/em><\/h4>\n<h4><em>Tiyaatarka iyo Matxafka Qaranka ayaa ka mid ah Xarumaha loogu tala galay in lagu kobciyo Aqoonta iyo Dhaqanka dadka Soomaaliyeed!<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-3297\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Tiyaatarka-Qaranka-1024x618.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"373\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Tiyaatarka-Qaranka-1024x618.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Tiyaatarka-Qaranka-300x181.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Tiyaatarka-Qaranka-768x463.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Tiyaatarka-Qaranka.jpg 1180w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-3292\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-28-1024x707.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-28-1024x707.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-28-300x207.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-28-768x530.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-28-110x75.jpg 110w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-28.jpg 1180w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-3296\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4-21-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4-21-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4-21-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4-21-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4-21.jpg 1180w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-3294\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-25-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-25-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-25-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-25-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-25.jpg 1180w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-3293\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2.jpg 1180w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-3291\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/1.jpg 1180w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-3295\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3.jpg 1180w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyada oo la tixgalinayo toddobaadkii maalmaha xorriyadda Soomaaliya ee 2020-ka ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu 26-kii Juun xariga ka jaray Golaha Murtida iyo Madadaalada (National Theatre), isaga oo ku bogaadiyey ganacsatada iyo shaqaalaha Dowladda sida ay uga mira dhaliyeen baaqii ku saabsanaa in laga wada qeyb-qaato Olalaha Isxilqaan ee dalka dib loogu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3297,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Golaha Murtida iyo Madadaalada (National Theatre) iyo Madxafka Qaranka oo 30 Sanno Kadib Xariga laga Jarey! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha Murtida iyo Madadaalada (National Theatre) iyo Madxafka Qaranka oo 30 Sanno Kadib Xariga laga Jarey! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Iyada oo la tixgalinayo toddobaadkii maalmaha xorriyadda Soomaaliya ee 2020-ka ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu 26-kii Juun xariga ka jaray Golaha Murtida iyo Madadaalada (National Theatre), isaga oo ku bogaadiyey ganacsatada iyo shaqaalaha Dowladda sida ay uga mira dhaliyeen baaqii ku saabsanaa in laga wada qeyb-qaato Olalaha Isxilqaan ee dalka dib loogu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-05T06:10:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Tiyaatarka-Qaranka.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"712\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Golaha Murtida iyo Madadaalada (National Theatre) iyo Madxafka Qaranka oo 30 Sanno Kadib Xariga laga Jarey!\",\"datePublished\":\"2020-07-05T06:10:37+00:00\",\"dateModified\":\"2020-07-05T06:10:37+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/\"},\"wordCount\":230,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/\",\"name\":\"Golaha Murtida iyo Madadaalada (National Theatre) iyo Madxafka Qaranka oo 30 Sanno Kadib Xariga laga Jarey! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-07-05T06:10:37+00:00\",\"dateModified\":\"2020-07-05T06:10:37+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha Murtida iyo Madadaalada (National Theatre) iyo Madxafka Qaranka oo 30 Sanno Kadib Xariga laga Jarey!\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha Murtida iyo Madadaalada (National Theatre) iyo Madxafka Qaranka oo 30 Sanno Kadib Xariga laga Jarey! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Golaha Murtida iyo Madadaalada (National Theatre) iyo Madxafka Qaranka oo 30 Sanno Kadib Xariga laga Jarey! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Iyada oo la tixgalinayo toddobaadkii maalmaha xorriyadda Soomaaliya ee 2020-ka ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu 26-kii Juun xariga ka jaray Golaha Murtida iyo Madadaalada (National Theatre), isaga oo ku bogaadiyey ganacsatada iyo shaqaalaha Dowladda sida ay uga mira dhaliyeen baaqii ku saabsanaa in laga wada qeyb-qaato Olalaha Isxilqaan ee dalka dib loogu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-07-05T06:10:37+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":712,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Tiyaatarka-Qaranka.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Golaha Murtida iyo Madadaalada (National Theatre) iyo Madxafka Qaranka oo 30 Sanno Kadib Xariga laga Jarey!","datePublished":"2020-07-05T06:10:37+00:00","dateModified":"2020-07-05T06:10:37+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/"},"wordCount":230,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/","name":"Golaha Murtida iyo Madadaalada (National Theatre) iyo Madxafka Qaranka oo 30 Sanno Kadib Xariga laga Jarey! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-07-05T06:10:37+00:00","dateModified":"2020-07-05T06:10:37+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-murtida-iyo-madadaalada-national-theatre-iyo-madxafka-qaranka-oo-30-sanno-kadib-xariga-laga-jarey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha Murtida iyo Madadaalada (National Theatre) iyo Madxafka Qaranka oo 30 Sanno Kadib Xariga laga Jarey!"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3290"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3290"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3290\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3298,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3290\/revisions\/3298"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3297"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3290"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3290"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3290"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}