{"id":3273,"date":"2020-06-29T16:25:38","date_gmt":"2020-06-29T16:25:38","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3273"},"modified":"2020-06-29T16:35:26","modified_gmt":"2020-06-29T16:35:26","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo soo Jeediyay Muxaadaro ku Saabsan Kacaa-Kufkii Gobannimada iyo Kaalinta Suugaanta"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa 28\/6\/2020 waxa uu muxaadaro hal-ku-dhiggeedu ahaa Kacaa-Kufkii Gobannimada iyo Kaalinta Suugaanta uu ku soo bandhiggay aaladda fogaan aragga ee loo yaqaanno Zoom-ka.<\/h4>\n<h4>Muxaadaraddaas oo aad loo jecleystay ayaa ugu horeyntii Dr. Maxamed Daahir waxa uu si qoto dheer ugu qeexay erayadii sal-dhigga u ahaa muxaadaraddaas, kuwaasi oo kala ahaa Kacaakuf, Gobannimo iyo Suugaan. Intaas kaddib, Guddoomiyaha AGA waxa uu si cilmiyaysan u iftiimiyay kufiddii gobonnimada iyo sidii loogu dadaalay hannaankii dib loogu soo kicin lahaa \u00a0gobonnimada.<\/h4>\n<h4>Dr. Afrax wuxuu si tifaftiran u sharaxay saameeyayaashii guuldarrada sida khilaafaadka, qabyaaladda, caadifadda, hoggaanka xumada iyo shirqoolka cadowga. Sidoo kale, Datoorku wuxa uu faah-faahin ka bixiyay sida lagu hantiyay guusha oo kala ahaa midowga, ka feejignaanta shirqoollada, ka hortagga qabyaaladda iyo wacyigelinta bulshada, iyada oo la adeegsanaayo fanka iyo suugaanta.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga waxa uu hoosta ka xariiqay dowrka suugaanleyda Soomaaliyeed ku lahaayeen guusha ummadda, waxaana xiiso gaar ah u yeelay muxaadaraddaasi Dr. Afrax oo intii ay socotay halkaasi ka tiriyay dhowr maanso ee tusaale u ahaa mowduuca muxaadaraddas qiimaha badan.<\/h4>\n<h4>Muxaadaraddaas oo ay dad badan kala socdeen alaadaha Zoom-ka iyo Facebook-ga ayaa ugu dambayntii, ka qeybgalayaashii muxaadaraddaasi waxa ay fursad u heleen inay su&#8217;aalo weydiiyaan Dr. Afrax, isagana si saraaxad leh ayuu uga jawaabay. iyada oo dhinaca kale ay qaddarin mudan tahay in ay daawadayaashu soo jeediyeen faallooyin la xiriira muxaadaraddaas dhaxalka galka aheyd.<\/h4>\n<h4>Muxaadaraddaas oo aad loo jecleystay ayaa waxaa hagayay Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee dalka Ingiriiska Prof. C\/qaadir Ruumi, waxaana furitaankii muxaadardaas hadal kooban oo ku aadan taariikhda AGA halkaasi ka soo jeediyay Agaasimaha Tababbarada Akadeemiyada C\/laahi Gacanka, iyada oo xusid ay mudan tahay in muxaadaraddaas ay ku soo beegantay xilli loo dabaal-degayo maalmaha xurriyadda Soomaaliya.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3275\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/105022211_1518183565028844_1418254510436655618_n.jpg\" alt=\"\" width=\"390\" height=\"417\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/105022211_1518183565028844_1418254510436655618_n.jpg 390w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/105022211_1518183565028844_1418254510436655618_n-281x300.jpg 281w\" sizes=\"(max-width: 390px) 100vw, 390px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3274\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/74387416_760261784770674_7913543985766637639_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/74387416_760261784770674_7913543985766637639_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/74387416_760261784770674_7913543985766637639_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/74387416_760261784770674_7913543985766637639_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-3276\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106278088_297276558080171_2302108880333839007_n-1024x575.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"347\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106278088_297276558080171_2302108880333839007_n-1024x575.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106278088_297276558080171_2302108880333839007_n-300x168.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106278088_297276558080171_2302108880333839007_n-768x431.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/106278088_297276558080171_2302108880333839007_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n<h4><strong>Waxaa Diyaariyay:<\/strong><br \/>\n<strong>Prof. C\/qaadir Ruumi<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa 28\/6\/2020 waxa uu muxaadaro hal-ku-dhiggeedu ahaa Kacaa-Kufkii Gobannimada iyo Kaalinta Suugaanta uu ku soo bandhiggay aaladda fogaan aragga ee loo yaqaanno Zoom-ka. Muxaadaraddaas oo aad loo jecleystay ayaa ugu horeyntii Dr. Maxamed Daahir waxa uu si qoto dheer ugu qeexay erayadii sal-dhigga u ahaa muxaadaraddaas, kuwaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3275,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo soo Jeediyay Muxaadaro ku Saabsan Kacaa-Kufkii Gobannimada iyo Kaalinta Suugaanta - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo soo Jeediyay Muxaadaro ku Saabsan Kacaa-Kufkii Gobannimada iyo Kaalinta Suugaanta - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa 28\/6\/2020 waxa uu muxaadaro hal-ku-dhiggeedu ahaa Kacaa-Kufkii Gobannimada iyo Kaalinta Suugaanta uu ku soo bandhiggay aaladda fogaan aragga ee loo yaqaanno Zoom-ka. Muxaadaraddaas oo aad loo jecleystay ayaa ugu horeyntii Dr. Maxamed Daahir waxa uu si qoto dheer ugu qeexay erayadii sal-dhigga u ahaa muxaadaraddaas, kuwaasi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-29T16:25:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-06-29T16:35:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/105022211_1518183565028844_1418254510436655618_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"390\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"417\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo soo Jeediyay Muxaadaro ku Saabsan Kacaa-Kufkii Gobannimada iyo Kaalinta Suugaanta\",\"datePublished\":\"2020-06-29T16:25:38+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-29T16:35:26+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/\"},\"wordCount\":304,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo soo Jeediyay Muxaadaro ku Saabsan Kacaa-Kufkii Gobannimada iyo Kaalinta Suugaanta - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-06-29T16:25:38+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-29T16:35:26+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo soo Jeediyay Muxaadaro ku Saabsan Kacaa-Kufkii Gobannimada iyo Kaalinta Suugaanta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo soo Jeediyay Muxaadaro ku Saabsan Kacaa-Kufkii Gobannimada iyo Kaalinta Suugaanta - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo soo Jeediyay Muxaadaro ku Saabsan Kacaa-Kufkii Gobannimada iyo Kaalinta Suugaanta - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa 28\/6\/2020 waxa uu muxaadaro hal-ku-dhiggeedu ahaa Kacaa-Kufkii Gobannimada iyo Kaalinta Suugaanta uu ku soo bandhiggay aaladda fogaan aragga ee loo yaqaanno Zoom-ka. Muxaadaraddaas oo aad loo jecleystay ayaa ugu horeyntii Dr. Maxamed Daahir waxa uu si qoto dheer ugu qeexay erayadii sal-dhigga u ahaa muxaadaraddaas, kuwaasi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-06-29T16:25:38+00:00","article_modified_time":"2020-06-29T16:35:26+00:00","og_image":[{"width":390,"height":417,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/105022211_1518183565028844_1418254510436655618_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo soo Jeediyay Muxaadaro ku Saabsan Kacaa-Kufkii Gobannimada iyo Kaalinta Suugaanta","datePublished":"2020-06-29T16:25:38+00:00","dateModified":"2020-06-29T16:35:26+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/"},"wordCount":304,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo soo Jeediyay Muxaadaro ku Saabsan Kacaa-Kufkii Gobannimada iyo Kaalinta Suugaanta - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-06-29T16:25:38+00:00","dateModified":"2020-06-29T16:35:26+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-soo-jeediyay-muxaadaro-ku-saabsan-kacaa-kufkii-gobannimada-iyo-kaalinta-suugaanta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo soo Jeediyay Muxaadaro ku Saabsan Kacaa-Kufkii Gobannimada iyo Kaalinta Suugaanta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3273"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3273"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3273\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3280,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3273\/revisions\/3280"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3275"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3273"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3273"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3273"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}