{"id":3210,"date":"2020-06-10T05:37:19","date_gmt":"2020-06-10T05:37:19","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3210"},"modified":"2020-06-10T05:42:33","modified_gmt":"2020-06-10T05:42:33","slug":"midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/","title":{"rendered":"Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Gabdhaha Agoonta Boondheere"},"content":{"rendered":"<h4><em>Maamulka Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed oo ay wehlinayeen xubno ka tirsan bahda akhriska iyo qoraalka ayaa shalay oo ku beegneyd 9\/6\/2020 waxa ay deeq buugaag ah gaarsiiyeen xarunta gabdhaha agoonta Degmada Boondheere ee G\/Banaadir.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed Cali Suudi Nageeye oo ka hadlayay munaasabaddii bixinta buugaagtaasi ayaa sheegay in Buugaagta ay ku wareejiyeen xarunta gabdhaha agoonta Degmada Boondheere \u00a0in ay dhan yihiin 150 buug, waxaana uu caddeeyay buugaagtaasi in loogu talo-galay in la dhigo maktabadda xarunta waxbarashada gabdhaha agoonta Boondheere si ay aradaydu u akhristaan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Maamulaha xarunta gabdhaha agoonta Degmada Boondheere Nuurto Maxamed Caddow oo iyaduna halkaasi ka hadashay ayaa sheegtay in ay buugaagataasi ka faa\u2019iideysan doonaan 700 oo gabdhood oo ku jirta xarunta Boondheere, iyada \u00a0soo dhaweysay dadaalka Midowga Qorayaasha ee ku aadan sidii caruurta Soomaaliyeed loogu bar-baarin lahaa akhriska iyo qoraalka.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3211\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/101986153_150333456606786_8345833616313950815_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"643\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/101986153_150333456606786_8345833616313950815_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/101986153_150333456606786_8345833616313950815_n-300x201.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/101986153_150333456606786_8345833616313950815_n-768x514.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/101986153_150333456606786_8345833616313950815_n-110x75.jpg 110w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed oo ay wehlinayeen xubno ka tirsan bahda akhriska iyo qoraalka ayaa shalay oo ku beegneyd 9\/6\/2020 waxa ay deeq buugaag ah gaarsiiyeen xarunta gabdhaha agoonta Degmada Boondheere ee G\/Banaadir. Guddoomiyaha Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed Cali Suudi Nageeye oo ka hadlayay munaasabaddii bixinta buugaagtaasi ayaa sheegay in Buugaagta ay ku wareejiyeen xarunta gabdhaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3211,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Gabdhaha Agoonta Boondheere - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Gabdhaha Agoonta Boondheere - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed oo ay wehlinayeen xubno ka tirsan bahda akhriska iyo qoraalka ayaa shalay oo ku beegneyd 9\/6\/2020 waxa ay deeq buugaag ah gaarsiiyeen xarunta gabdhaha agoonta Degmada Boondheere ee G\/Banaadir. Guddoomiyaha Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed Cali Suudi Nageeye oo ka hadlayay munaasabaddii bixinta buugaagtaasi ayaa sheegay in Buugaagta ay ku wareejiyeen xarunta gabdhaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-10T05:37:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-06-10T05:42:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/101986153_150333456606786_8345833616313950815_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"643\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Gabdhaha Agoonta Boondheere\",\"datePublished\":\"2020-06-10T05:37:19+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-10T05:42:33+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/\"},\"wordCount\":143,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/\",\"name\":\"Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Gabdhaha Agoonta Boondheere - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-06-10T05:37:19+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-10T05:42:33+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Gabdhaha Agoonta Boondheere\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Gabdhaha Agoonta Boondheere - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Gabdhaha Agoonta Boondheere - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Maamulka Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed oo ay wehlinayeen xubno ka tirsan bahda akhriska iyo qoraalka ayaa shalay oo ku beegneyd 9\/6\/2020 waxa ay deeq buugaag ah gaarsiiyeen xarunta gabdhaha agoonta Degmada Boondheere ee G\/Banaadir. Guddoomiyaha Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed Cali Suudi Nageeye oo ka hadlayay munaasabaddii bixinta buugaagtaasi ayaa sheegay in Buugaagta ay ku wareejiyeen xarunta gabdhaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-06-10T05:37:19+00:00","article_modified_time":"2020-06-10T05:42:33+00:00","og_image":[{"width":960,"height":643,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/101986153_150333456606786_8345833616313950815_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Gabdhaha Agoonta Boondheere","datePublished":"2020-06-10T05:37:19+00:00","dateModified":"2020-06-10T05:42:33+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/"},"wordCount":143,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/","name":"Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Gabdhaha Agoonta Boondheere - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-06-10T05:37:19+00:00","dateModified":"2020-06-10T05:42:33+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-deeq-buugaag-ah-guddoonsiiyay-maktabadda-gabdhaha-agoonta-boondheere\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah Guddoonsiiyay Maktabadda Gabdhaha Agoonta Boondheere"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3210"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3210"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3210\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3214,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3210\/revisions\/3214"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3211"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3210"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3210"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3210"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}