{"id":3173,"date":"2020-06-05T05:20:14","date_gmt":"2020-06-05T05:20:14","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3173"},"modified":"2020-06-05T05:24:02","modified_gmt":"2020-06-05T05:24:02","slug":"akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/","title":{"rendered":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Fannaankii Caanka ahaa ee Cabdi Tahliil Warsame!"},"content":{"rendered":"<h4><em>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa ka tacsiyeeysay geerida ku timid Allaha u naxariistee fannaankii caanka ahaa marxuum Cabdi Tahliil Warsame oo habeennimadii xalay oo ku beegneyd\u00a0 5\/6\/2020 ku geeriyooday cisbitaal ku yaallo duleedka magaalada Muqdisho.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha<\/em> Akadeemiye-Goboleedka<em> AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ku hadlayay magaciisa iyo magaca Akadeemiyada ayaa sheegay inuu tacsi u dirayo qoyskii, eheladii, asaxaabtii, hobalada Waaberi iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Cabdi Tahliil oo ka tirsanaa tiirrarka Hobolada Waaberi, isaga oo Alle uga baryay inuu Jannadiisa ka waraabiyo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Allaha u naxariistee Cabdi Tahliil ayaa ahaa Fannaan si weyn looga yaqaanno gayiga ay Soomaalidu degto, waxaana uu sannaddihii la soo dhaafay ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho.<\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa ka tacsiyeeysay geerida ku timid Allaha u naxariistee fannaankii caanka ahaa marxuum Cabdi Tahliil Warsame oo habeennimadii xalay oo ku beegneyd\u00a0 5\/6\/2020 ku geeriyooday cisbitaal ku yaallo duleedka magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ku hadlayay magaciisa iyo magaca Akadeemiyada ayaa sheegay inuu tacsi u dirayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3174,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Fannaankii Caanka ahaa ee Cabdi Tahliil Warsame! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Fannaankii Caanka ahaa ee Cabdi Tahliil Warsame! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa ka tacsiyeeysay geerida ku timid Allaha u naxariistee fannaankii caanka ahaa marxuum Cabdi Tahliil Warsame oo habeennimadii xalay oo ku beegneyd\u00a0 5\/6\/2020 ku geeriyooday cisbitaal ku yaallo duleedka magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ku hadlayay magaciisa iyo magaca Akadeemiyada ayaa sheegay inuu tacsi u dirayo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-05T05:20:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-06-05T05:24:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/hqdefault.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Fannaankii Caanka ahaa ee Cabdi Tahliil Warsame!\",\"datePublished\":\"2020-06-05T05:20:14+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-05T05:24:02+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/\"},\"wordCount\":124,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/\",\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Fannaankii Caanka ahaa ee Cabdi Tahliil Warsame! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-06-05T05:20:14+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-05T05:24:02+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Fannaankii Caanka ahaa ee Cabdi Tahliil Warsame!\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Fannaankii Caanka ahaa ee Cabdi Tahliil Warsame! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Fannaankii Caanka ahaa ee Cabdi Tahliil Warsame! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa ka tacsiyeeysay geerida ku timid Allaha u naxariistee fannaankii caanka ahaa marxuum Cabdi Tahliil Warsame oo habeennimadii xalay oo ku beegneyd\u00a0 5\/6\/2020 ku geeriyooday cisbitaal ku yaallo duleedka magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ku hadlayay magaciisa iyo magaca Akadeemiyada ayaa sheegay inuu tacsi u dirayo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-06-05T05:20:14+00:00","article_modified_time":"2020-06-05T05:24:02+00:00","og_image":[{"width":480,"height":360,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/hqdefault.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Fannaankii Caanka ahaa ee Cabdi Tahliil Warsame!","datePublished":"2020-06-05T05:20:14+00:00","dateModified":"2020-06-05T05:24:02+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/"},"wordCount":124,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/","name":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Fannaankii Caanka ahaa ee Cabdi Tahliil Warsame! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-06-05T05:20:14+00:00","dateModified":"2020-06-05T05:24:02+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-fannaan-cabdi-tahliil-warsame\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Fannaankii Caanka ahaa ee Cabdi Tahliil Warsame!"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3173"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3173"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3173\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3178,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3173\/revisions\/3178"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3174"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3173"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3173"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3173"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}