{"id":3164,"date":"2020-05-30T17:16:44","date_gmt":"2020-05-30T17:16:44","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3164"},"modified":"2020-09-29T15:22:15","modified_gmt":"2020-09-29T15:22:15","slug":"afka-hooyo-ha-loo-gurmado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/","title":{"rendered":"AFKA HOOYO HA LOO GURMADO!"},"content":{"rendered":"<h4><em>Af Soomaaligii oo in dheerba afaf qalaad ay weerar ba&#8217;an iyo xasuuq cad ku haayeen, ayaa hadda waxaa dhaawac culus la jiifa laba eray oo kala ah, GARAAWSHIYO &amp; GALIIN! Oo iskaashi dheer ka dhexeeyay!<\/em><\/h4>\n<h4><em>Waxaa erayadaas weerar qaawan oo gar-dara ah ku soo qaaday eray English ah oo loo yaqaano &#8220;APOLOGISE&#8221;.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Waxaa dhacday in erayga APOLOGISE uu erayada GARAAWSHIYO &amp; GALIIN uu magaalooyinkii waaweynaa horay ugu weeraray kana saaray, ka dib markii uu garab ka helay qolooyin aqoon sheegta oo u heelan in ay afafka qalaad gardaro cad ku garab is-taagan!<\/em><\/h4>\n<h4><em>Labadaa eray, ayaga oo dhaawac fudud ah ayay miyiga fog u carareen, hayeeshee, hadana miyigii ayuu uga daba tegay oo waxaa hadda adeegsada erayga APOLOGISE odayaashii dhaqanka oo erayada GARAAWSHIYO &amp; GALIIN ay horay u hoos galeen una megen galeen!<\/em><\/h4>\n<h4><em>Odayaasha dhaqanka iyo suugaanleydu waa dhufeyska ugu dambeeya ee ay hiddaha, dhaqanka iyo afka hooyo ku badbaadi lahaayeen!<\/em><\/h4>\n<h4><em>Waxa aad maqleysaa oday tuula joog ah oo lah: waxa aan APOLOGISE ka bixinayaa!<\/em><\/h4>\n<h4><em>Yaab!<\/em><\/h4>\n<h4><em>Bal maxaa u diidan in uu yiraahdo waxa aan GALIIN ka ah GARAWSHIYANA ka bixinayaa&#8230;&#8230;.!<\/em><\/h4>\n<h4><em>Hadda erayada GARAAWSHIYO &amp; GALIIN ayaga oo dhaawac culus ah ayaa waxaa laga sheegaayay in ay geed hoostiis ka cabaadayeen kuna biya la&#8217;aayeen!<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ayaga oo ku qeylinaya TOLAAYEEY!<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ma aqaano hadii la badbaadin karo iyo hadii ay daba gelayaan walaalahoodii horay loo xasuuqay!<\/em><\/h4>\n<h4><em>100-kii sano ee la soo dhaafay waxaa afaf qalaad naga xasuuqeen dhowr kun oo eray, garsoorna weli looma helin!<\/em><\/h4>\n<h4><em>Waxaa Qorey: Xasan Xundubey Jimcale<\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Af Soomaaligii oo in dheerba afaf qalaad ay weerar ba&#8217;an iyo xasuuq cad ku haayeen, ayaa hadda waxaa dhaawac culus la jiifa laba eray oo kala ah, GARAAWSHIYO &amp; GALIIN! Oo iskaashi dheer ka dhexeeyay! Waxaa erayadaas weerar qaawan oo gar-dara ah ku soo qaaday eray English ah oo loo yaqaano &#8220;APOLOGISE&#8221;. Waxaa dhacday in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3165,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[24],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AFKA HOOYO HA LOO GURMADO! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AFKA HOOYO HA LOO GURMADO! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Af Soomaaligii oo in dheerba afaf qalaad ay weerar ba&#8217;an iyo xasuuq cad ku haayeen, ayaa hadda waxaa dhaawac culus la jiifa laba eray oo kala ah, GARAAWSHIYO &amp; GALIIN! Oo iskaashi dheer ka dhexeeyay! Waxaa erayadaas weerar qaawan oo gar-dara ah ku soo qaaday eray English ah oo loo yaqaano &#8220;APOLOGISE&#8221;. Waxaa dhacday in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-30T17:16:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-29T15:22:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/53469128_2226167224109564_6963832073626845184_o.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"AFKA HOOYO HA LOO GURMADO!\",\"datePublished\":\"2020-05-30T17:16:44+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-29T15:22:15+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/\"},\"wordCount\":252,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Xulka Maqaallada\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/\",\"name\":\"AFKA HOOYO HA LOO GURMADO! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-05-30T17:16:44+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-29T15:22:15+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AFKA HOOYO HA LOO GURMADO!\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AFKA HOOYO HA LOO GURMADO! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AFKA HOOYO HA LOO GURMADO! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Af Soomaaligii oo in dheerba afaf qalaad ay weerar ba&#8217;an iyo xasuuq cad ku haayeen, ayaa hadda waxaa dhaawac culus la jiifa laba eray oo kala ah, GARAAWSHIYO &amp; GALIIN! Oo iskaashi dheer ka dhexeeyay! Waxaa erayadaas weerar qaawan oo gar-dara ah ku soo qaaday eray English ah oo loo yaqaano &#8220;APOLOGISE&#8221;. Waxaa dhacday in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-05-30T17:16:44+00:00","article_modified_time":"2020-09-29T15:22:15+00:00","og_image":[{"width":720,"height":960,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/53469128_2226167224109564_6963832073626845184_o.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"AFKA HOOYO HA LOO GURMADO!","datePublished":"2020-05-30T17:16:44+00:00","dateModified":"2020-09-29T15:22:15+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/"},"wordCount":252,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Xulka Maqaallada"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/","name":"AFKA HOOYO HA LOO GURMADO! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-05-30T17:16:44+00:00","dateModified":"2020-09-29T15:22:15+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/afka-hooyo-ha-loo-gurmado\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AFKA HOOYO HA LOO GURMADO!"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3164"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3164"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3164\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3168,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3164\/revisions\/3168"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3165"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3164"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3164"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3164"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}