{"id":3149,"date":"2020-05-15T13:53:38","date_gmt":"2020-05-15T13:53:38","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3149"},"modified":"2020-05-15T18:56:59","modified_gmt":"2020-05-15T18:56:59","slug":"madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo soo Saaray Amar lagu Xoojinayo Qoraalka Farta Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4><em>Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia Mustafe Muxumad Cagjar ayaa amar lagu xoojinayo qoraalka farta Soomaaliga ka soo saaray magaalada Jigjiga.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Mustafe Cagjar ayaa ku amray ganacsatada deegaanka Soomaalida in boorarka xarumahooda ganacsiga ay ku qoraan farta Soomaaliga, ayna ka bedelaan lahjadaha kale ee looga hadlo Itoobiya.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cWaxay Xukuumaddu isla qaadatay iyadoo kaashanaysa Xafiiska Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska deegaanka, in go\u2019aan adag laga soo saaray boorarka lagu dhajiyo meheradaha ganacsiga iyo suuqyada dhamaan deegaanka Somalida\u201d ayuu yiri Madaxweyne Mustafa.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida ayaa u qabtay ganacsatada muddo kama dambeys ah oo ay ku fuliyaan amarkan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cCid kasta oo horay ugu qortay afaf qalaad boorarka goobahooda ganacsiga waxaa loo mudeeyay muddo 45 cisho ah inay ku bedelaan, isla markaana ku qoraan farta Soomaaliga ayna ka dhigaan luqada koowaad, sidoo kale cid kaste goobteeda Waa u xor in hoosta ay ku qoraan karaan afafka kale, laakiin afka Soomaaligu yahay Luqadda 1aad\u201d ayuu yiri Madaxweynaha.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Talaabadan lagu xoojinayo a qoraalka farta Soomaaliga ayaa qeyb ka ah isbedelada waa-weyn ee uu deegaanka Soomaalida Itoobiya ka sameeyey Madaxweyne Cagjar tan iyo markii xilka la wareegay, isagoo horeyna u bedelay calanka maamulkiisa oo haatan qeyb ka mid ah lagu soo daray calanka Soomaalida ee buluuga ah, dhexdana ku leh xiddigta shanta gees leh.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3150\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/96654261_3075720312488436_4753468463735898112_n.jpg\" alt=\"\" width=\"648\" height=\"470\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/96654261_3075720312488436_4753468463735898112_n.jpg 648w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/96654261_3075720312488436_4753468463735898112_n-300x218.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 648px) 100vw, 648px\" \/><\/p>\n<h4><em>\u00a0 \u00a0Xigasho:-<\/em><\/h4>\n<h4><em>Allbanaadir<\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia Mustafe Muxumad Cagjar ayaa amar lagu xoojinayo qoraalka farta Soomaaliga ka soo saaray magaalada Jigjiga. Mustafe Cagjar ayaa ku amray ganacsatada deegaanka Soomaalida in boorarka xarumahooda ganacsiga ay ku qoraan farta Soomaaliga, ayna ka bedelaan lahjadaha kale ee looga hadlo Itoobiya. \u201cWaxay Xukuumaddu isla qaadatay iyadoo kaashanaysa Xafiiska Warfaafinta, Dhaqanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3157,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo soo Saaray Amar lagu Xoojinayo Qoraalka Farta Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo soo Saaray Amar lagu Xoojinayo Qoraalka Farta Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia Mustafe Muxumad Cagjar ayaa amar lagu xoojinayo qoraalka farta Soomaaliga ka soo saaray magaalada Jigjiga. Mustafe Cagjar ayaa ku amray ganacsatada deegaanka Soomaalida in boorarka xarumahooda ganacsiga ay ku qoraan farta Soomaaliga, ayna ka bedelaan lahjadaha kale ee looga hadlo Itoobiya. \u201cWaxay Xukuumaddu isla qaadatay iyadoo kaashanaysa Xafiiska Warfaafinta, Dhaqanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-15T13:53:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-05-15T18:56:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/96127947_2718696258452669_7416380425280421888_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo soo Saaray Amar lagu Xoojinayo Qoraalka Farta Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2020-05-15T13:53:38+00:00\",\"dateModified\":\"2020-05-15T18:56:59+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":223,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/\",\"name\":\"Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo soo Saaray Amar lagu Xoojinayo Qoraalka Farta Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-05-15T13:53:38+00:00\",\"dateModified\":\"2020-05-15T18:56:59+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo soo Saaray Amar lagu Xoojinayo Qoraalka Farta Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo soo Saaray Amar lagu Xoojinayo Qoraalka Farta Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo soo Saaray Amar lagu Xoojinayo Qoraalka Farta Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia Mustafe Muxumad Cagjar ayaa amar lagu xoojinayo qoraalka farta Soomaaliga ka soo saaray magaalada Jigjiga. Mustafe Cagjar ayaa ku amray ganacsatada deegaanka Soomaalida in boorarka xarumahooda ganacsiga ay ku qoraan farta Soomaaliga, ayna ka bedelaan lahjadaha kale ee looga hadlo Itoobiya. \u201cWaxay Xukuumaddu isla qaadatay iyadoo kaashanaysa Xafiiska Warfaafinta, Dhaqanka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-05-15T13:53:38+00:00","article_modified_time":"2020-05-15T18:56:59+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/96127947_2718696258452669_7416380425280421888_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo soo Saaray Amar lagu Xoojinayo Qoraalka Farta Soomaaliga","datePublished":"2020-05-15T13:53:38+00:00","dateModified":"2020-05-15T18:56:59+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/"},"wordCount":223,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/","name":"Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo soo Saaray Amar lagu Xoojinayo Qoraalka Farta Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-05-15T13:53:38+00:00","dateModified":"2020-05-15T18:56:59+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-soo-saaray-amar-lagu-xoojinayo-qoraalka-farta-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo soo Saaray Amar lagu Xoojinayo Qoraalka Farta Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3149"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3149"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3149\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3155,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3149\/revisions\/3155"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3157"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3149"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3149"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3149"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}