{"id":3130,"date":"2020-04-24T19:15:26","date_gmt":"2020-04-24T19:15:26","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3130"},"modified":"2020-04-24T19:19:25","modified_gmt":"2020-04-24T19:19:25","slug":"munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/","title":{"rendered":"Munaasabadda Buugga ee 23-ka Abriil: Carruurta iyo Akhriska"},"content":{"rendered":"<h4>Maalinta caalamiga ee buugta, taariikhdeeda iyo war tifaftiran oo ku saabsan waxaa inaga siiyey Dr. Maxamed Daahir Afrax, Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, ahna Guddoomiye-sharafeedka Somali Pen.<\/h4>\n<h4>https:\/\/aga.so\/so\/2020\/04\/23\/munaasabadda-23-ka-abriil-saaxiibbada-buuggow-salaan-guddooma\/#respond<\/h4>\n<h4>In yar oo kooban haddaan wax ka qoro oon idinla wadaago kaalinta akhriska iyo qoraalku kaga jiro korniinshaha maskaxeed iyo korniinshaha qofeed ee ilmaha waxaan idinka codsanayaa in akhristow aad la wadaagtid, ehel iyo asxaabba.<\/h4>\n<h4>Ugu horrayn, mahad idilkeed, Eebbe ayey u sugnaatay. Rabbi inagu galladaystay Qur\u2019aanka Kariimka ah, kuna bilaabay tacliiminteenna iyo rabbaynteenna \u2018Iqra \u2013 Akhri\u2019. Abuurna Qalinka u hor abuuray. Xigmad ka wayn, oo akhriska iyo qorista ku aaddan, idinba odhan kari maayo.<\/h4>\n<h4>Faa\u2019iidooyinka akhrisku way badan yihiin, qaar ka mid ah haddaan yara tilmaamo:<\/h4>\n<h4>\u2022 Ugu horrayn, diinteenna suubban ayaa akhris iyo waxbarasho ina fartay, inoogana baahan. Kitaabka Quraanka ah iyo sunniha rasuulkeenna SCW inaad barato oo aad ku camal fasho ayaa akhris kaaga baahan.<br \/>\n\u2022 Buugga wanaagsan waxaad ka helaysaa macallin sare oo takhasus ku ah maaddadaa uu wax ka qoray.<br \/>\n\u2022 Ereyo badan ayaa kaaga kordhaya, kaasoo xoojinaya awooddaada faham, qoritaan, doodeed iwm.<br \/>\n\u2022 Buugga iyo akhrisku waxay kuu dalxiis geeyaan daafaha adduunka, dadyow iyo dhaqamada adduunka ayaad ka baran kartaa, taasoo iyaduna kuu horseedi karaysa in aad dul u lahaato dadka iyo dhaqamada kaa duwan.<br \/>\n\u2022 Meel aanaad wax ka eegteen ayuu kuu ifiyaa.<br \/>\n\u2022 Xusuusta ayuu kordhiyaa iyadoo maskaxdu tababbar qaadanayso.<br \/>\n\u2022 Fanka mala-awaal ayuu kobciyaa.<br \/>\n\u2022 Han sare iyo in aad yool gaadho ayuu kugu abuuraa.<br \/>\n\u2022 Jidhku inuu u baahan yahay ilaalin iyo dhaqaalayn waa la wada ogsoon yahay, maskaxduna sidoo kale ayey u baahan tahay in la ilaaliyo. Sida muruqa looga shaqeysiiyo ayuu akhrisku maskaxda uga shaqeysiiyaa.<\/h4>\n<h4>Dad badan baa ka qatan nicmooyinka laga helo akhriska sababo kala duwan awgood. Ka buug awoodi waaya, waa meel, kase ka wahsada, ama u haysta waqti lumis oo ka door bida muuqaal uu daawado, aragtidayda, waa ayaandarro. Dhaqan wax akhris in la yeesho waxaa ugu fudud uguna wanaagsan in carruurta loo bilaabo markay aad u yar yihiin, reer Galbeedku waxaabay ku taliyaan ilmaha oo aan weli dhalan oo uurka hooyadii ku jira in buug loo akhriyo!<\/h4>\n<h4>Waqtigan guryaha lagu eg yahay, fayraska Koroona dartii, waalidka iyo ehelka waxaan kaga tegayaa talooyinkan:<\/h4>\n<h4>\u2022 Buugga adi iyo ilmuhu aad wada akhrisataan uu noqodo waqti fiican oo aydun wada qaadataan<br \/>\n\u2022 Ilmuhu u baahan yahay in la baro dhaqan wax akhris, xag guri iyo xag fasalba. Waqti yar oo maalin kasta ah oo ka dibna laga wada sheekaysto wixii la akhriyey ayaa kaaga filan.<br \/>\n\u2022 Guryahu ha yeeshaan rakabuug camirran oo carruurta soo jiita. Marka dugsiyada lagu laabtana, dugsiyada ha lagu booriyo inay sidoo kale yeelaan.<br \/>\n\u2022 In la metalo sheeko la akhriyey, xiisaha buugga iyo akhriska ayey kordhinaysaa, sida qodobka sare marka dugsiyada lagu laabto iyagana aad ha loogu booriyo arrintaa.<br \/>\n\u2022 Waalidkoo iyagu tusa carruurta dhaqan wax akhris, hormuud lagu daydana u noqda.<br \/>\n\u2022 Dhaqan wax akhriska guriga oo la dhiirrigeliyo, xataa haddii aanay dadka waaweyn ee carruurta la nool wax akhrin karayn.<br \/>\n\u2022 Carruurta oo iyagana lagu dhiirigeliyo inay isku dayaan inay wax qoraan.<\/h4>\n<h4>Akhris wacan<\/h4>\n<h4>Saynab Aadan Sharci<br \/>\nAGA \/ SSPEN \/ Galool<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3009\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89375682_1141523266192324_8450402700964659200_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89375682_1141523266192324_8450402700964659200_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89375682_1141523266192324_8450402700964659200_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89375682_1141523266192324_8450402700964659200_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maalinta caalamiga ee buugta, taariikhdeeda iyo war tifaftiran oo ku saabsan waxaa inaga siiyey Dr. Maxamed Daahir Afrax, Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, ahna Guddoomiye-sharafeedka Somali Pen. https:\/\/aga.so\/so\/2020\/04\/23\/munaasabadda-23-ka-abriil-saaxiibbada-buuggow-salaan-guddooma\/#respond In yar oo kooban haddaan wax ka qoro oon idinla wadaago kaalinta akhriska iyo qoraalku kaga jiro korniinshaha maskaxeed iyo korniinshaha qofeed ee ilmaha waxaan idinka codsanayaa in akhristow [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3009,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Munaasabadda Buugga ee 23-ka Abriil: Carruurta iyo Akhriska - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Munaasabadda Buugga ee 23-ka Abriil: Carruurta iyo Akhriska - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maalinta caalamiga ee buugta, taariikhdeeda iyo war tifaftiran oo ku saabsan waxaa inaga siiyey Dr. Maxamed Daahir Afrax, Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, ahna Guddoomiye-sharafeedka Somali Pen. https:\/\/aga.so\/so\/2020\/04\/23\/munaasabadda-23-ka-abriil-saaxiibbada-buuggow-salaan-guddooma\/#respond In yar oo kooban haddaan wax ka qoro oon idinla wadaago kaalinta akhriska iyo qoraalku kaga jiro korniinshaha maskaxeed iyo korniinshaha qofeed ee ilmaha waxaan idinka codsanayaa in akhristow [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-24T19:15:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-04-24T19:19:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89375682_1141523266192324_8450402700964659200_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Munaasabadda Buugga ee 23-ka Abriil: Carruurta iyo Akhriska\",\"datePublished\":\"2020-04-24T19:15:26+00:00\",\"dateModified\":\"2020-04-24T19:19:25+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/\"},\"wordCount\":514,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/\",\"name\":\"Munaasabadda Buugga ee 23-ka Abriil: Carruurta iyo Akhriska - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-04-24T19:15:26+00:00\",\"dateModified\":\"2020-04-24T19:19:25+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Munaasabadda Buugga ee 23-ka Abriil: Carruurta iyo Akhriska\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Munaasabadda Buugga ee 23-ka Abriil: Carruurta iyo Akhriska - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Munaasabadda Buugga ee 23-ka Abriil: Carruurta iyo Akhriska - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Maalinta caalamiga ee buugta, taariikhdeeda iyo war tifaftiran oo ku saabsan waxaa inaga siiyey Dr. Maxamed Daahir Afrax, Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, ahna Guddoomiye-sharafeedka Somali Pen. https:\/\/aga.so\/so\/2020\/04\/23\/munaasabadda-23-ka-abriil-saaxiibbada-buuggow-salaan-guddooma\/#respond In yar oo kooban haddaan wax ka qoro oon idinla wadaago kaalinta akhriska iyo qoraalku kaga jiro korniinshaha maskaxeed iyo korniinshaha qofeed ee ilmaha waxaan idinka codsanayaa in akhristow [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-04-24T19:15:26+00:00","article_modified_time":"2020-04-24T19:19:25+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89375682_1141523266192324_8450402700964659200_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Munaasabadda Buugga ee 23-ka Abriil: Carruurta iyo Akhriska","datePublished":"2020-04-24T19:15:26+00:00","dateModified":"2020-04-24T19:19:25+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/"},"wordCount":514,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/","name":"Munaasabadda Buugga ee 23-ka Abriil: Carruurta iyo Akhriska - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-04-24T19:15:26+00:00","dateModified":"2020-04-24T19:19:25+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/munaasabadda-buugga-ee-23-ka-abriil-carruurta-iyo-akhriska\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Munaasabadda Buugga ee 23-ka Abriil: Carruurta iyo Akhriska"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3130"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3130"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3130\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3131,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3130\/revisions\/3131"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3009"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}