{"id":310,"date":"2018-03-26T06:19:24","date_gmt":"2018-03-26T06:19:24","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=310"},"modified":"2018-03-26T07:33:19","modified_gmt":"2018-03-26T07:33:19","slug":"akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/","title":{"rendered":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA oo 28-ka Maarso Qabanayso Madal lagu Lafa-guri  Doono  Buug  Caan ah."},"content":{"rendered":"<p>Kulan gaar ah oo loogu diyaar garoobayay \u00a0sida ugu haboon ee loo qaban karo\u00a0 madashii AGA ee horumarinta Afka Soomaaliga iyo Hal abuurkiisa, \u00a0ayna ka soo qeyb galeen madaxda \u00a0iyo xubnaha Akadeemiyadaasi ayaa 25-kii Maarso 2018 lagu qabtay Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Akadeemiye-Gobokledka AfSoomaaliga AGA\u00a0 Prof. Maxamed Daahir Afrax oo kulankaasi shir gudoominayay ayaa ka warbixiyay\u00a0 sida ugu wanaagsan\u00a0 ee loo qaban \u00a0karo madashaasi, waxaana uu caddeeyay madasha la qabanayo 28-ka Maarso \u00a0in si gaar ah diirada loogu saari doono lafa gurka \u00a0buugga Habeen-eersi, isagoo intaasi raaciyay inuu rajaynayo in madashaasi wax badan laga kororsan doono.<\/p>\n<p>\u201cujeeddada\u00a0 loo qabanyo \u00a0gorfaynta buugga waa sidii dhalinyarada Soomaaliyeed ee leh hibada qoraalka loogu\u00a0 sameyn lahaa Dhiiri galin iyo \u00a0Jiheyn ku saabsan dhanka qurxinta qoraaladooda\u201d ayuu yiri Gudoomiyaha AGA oo intaasi raaciyay inay Akadeemiyadu u furan tahay muwaadin kasta oo Soomaaliyeed oo jecel \u00a0inuu ka qeyb qaato daryeelka iyo nooleynta afka Soomaaliga iyo Hal-abuurkiisa.<\/p>\n<p>28-ka bisha aynu ku jirno ee Maarso ayaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho lagu qabto madal si gaar ah loogu\u00a0 lafa guri doono buugga la magac baxay Habeen-eersi, buuggaasi oo ay qortay gabar \u00a0da\u2019 yar ayaa horey waxaa loogu soo\u00a0 bandhigay Magaalooyinka Muqdisho, Garowe, Boosaaso, Hargaysa iyo meelo kale.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-311\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/29541836_1804836349579734_8232121911952366532_n.jpg\" alt=\"\" width=\"837\" height=\"530\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/29541836_1804836349579734_8232121911952366532_n.jpg 837w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/29541836_1804836349579734_8232121911952366532_n-300x190.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/29541836_1804836349579734_8232121911952366532_n-768x486.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 837px) 100vw, 837px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan gaar ah oo loogu diyaar garoobayay \u00a0sida ugu haboon ee loo qaban karo\u00a0 madashii AGA ee horumarinta Afka Soomaaliga iyo Hal abuurkiisa, \u00a0ayna ka soo qeyb galeen madaxda \u00a0iyo xubnaha Akadeemiyadaasi ayaa 25-kii Maarso 2018 lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Akadeemiye-Gobokledka AfSoomaaliga AGA\u00a0 Prof. Maxamed Daahir Afrax oo kulankaasi shir gudoominayay ayaa ka warbixiyay\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":314,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[3,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA oo 28-ka Maarso Qabanayso Madal lagu Lafa-guri Doono Buug Caan ah. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA oo 28-ka Maarso Qabanayso Madal lagu Lafa-guri Doono Buug Caan ah. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan gaar ah oo loogu diyaar garoobayay \u00a0sida ugu haboon ee loo qaban karo\u00a0 madashii AGA ee horumarinta Afka Soomaaliga iyo Hal abuurkiisa, \u00a0ayna ka soo qeyb galeen madaxda \u00a0iyo xubnaha Akadeemiyadaasi ayaa 25-kii Maarso 2018 lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Akadeemiye-Gobokledka AfSoomaaliga AGA\u00a0 Prof. Maxamed Daahir Afrax oo kulankaasi shir gudoominayay ayaa ka warbixiyay\u00a0 [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-03-26T06:19:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-03-26T07:33:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/lafagurka-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"367\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA oo 28-ka Maarso Qabanayso Madal lagu Lafa-guri Doono Buug Caan ah.\",\"datePublished\":\"2018-03-26T06:19:24+00:00\",\"dateModified\":\"2018-03-26T07:33:19+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/\"},\"wordCount\":214,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/\",\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA oo 28-ka Maarso Qabanayso Madal lagu Lafa-guri Doono Buug Caan ah. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-03-26T06:19:24+00:00\",\"dateModified\":\"2018-03-26T07:33:19+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA oo 28-ka Maarso Qabanayso Madal lagu Lafa-guri Doono Buug Caan ah.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA oo 28-ka Maarso Qabanayso Madal lagu Lafa-guri Doono Buug Caan ah. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA oo 28-ka Maarso Qabanayso Madal lagu Lafa-guri Doono Buug Caan ah. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Kulan gaar ah oo loogu diyaar garoobayay \u00a0sida ugu haboon ee loo qaban karo\u00a0 madashii AGA ee horumarinta Afka Soomaaliga iyo Hal abuurkiisa, \u00a0ayna ka soo qeyb galeen madaxda \u00a0iyo xubnaha Akadeemiyadaasi ayaa 25-kii Maarso 2018 lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Akadeemiye-Gobokledka AfSoomaaliga AGA\u00a0 Prof. Maxamed Daahir Afrax oo kulankaasi shir gudoominayay ayaa ka warbixiyay\u00a0 [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-03-26T06:19:24+00:00","article_modified_time":"2018-03-26T07:33:19+00:00","og_image":[{"width":600,"height":367,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/lafagurka-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA oo 28-ka Maarso Qabanayso Madal lagu Lafa-guri Doono Buug Caan ah.","datePublished":"2018-03-26T06:19:24+00:00","dateModified":"2018-03-26T07:33:19+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/"},"wordCount":214,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/","name":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA oo 28-ka Maarso Qabanayso Madal lagu Lafa-guri Doono Buug Caan ah. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-03-26T06:19:24+00:00","dateModified":"2018-03-26T07:33:19+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-28-ka-maarso-qabanayso-madal-lagu-lafa-guri-doono-buug-caan-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA oo 28-ka Maarso Qabanayso Madal lagu Lafa-guri Doono Buug Caan ah."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/310"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=310"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/310\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":312,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/310\/revisions\/312"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/314"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=310"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=310"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=310"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}