{"id":3095,"date":"2020-04-15T10:42:59","date_gmt":"2020-04-15T10:42:59","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3095"},"modified":"2020-04-15T10:46:07","modified_gmt":"2020-04-15T10:46:07","slug":"akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/","title":{"rendered":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Madaalihii Hobalada Waaberi Cumar Shooli"},"content":{"rendered":"<h4><em>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa ka tacsiyeeysay geerida ku timid Allaha u naxariistee Madaalihii Hobolada Waaberi Cumar C\/lle (Cumar Shooli) oo habeennimadii 14\/4\/2020 ku geeriyooday cisbitaal ku yaallo magaalada Muqdisho oo maalmihii la soo dhaafay uu ku xanuunsanayay.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ku hadlayay magaca Akadeemiyada ayaa sheegay inuu tacsi u dirayo qoyskii, eheladii, asaxaabtii, hobalada Waaberi iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Marxuum Cumar Cabdulle Shooli oo ka tirsanaa Hobolada Qaranka ee Waaberi, isaga oo Alle uga baryay inuu Jannadiisa ka waraabiyo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Allaha u naxariistee Cumar Shooli ayaa ahaa Fannaan si weyn looga yaqaanno gayiga ay Soomaalidu degto, waxaana uu ka mid ahaa tiirarkii Hobolada Qaranka Waaberi, isaga oo lagu naaneysi jirey Madaalaha Hobolada Waaberi.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3096\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/cumar-shooli-hees.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/cumar-shooli-hees.jpg 640w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/cumar-shooli-hees-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa ka tacsiyeeysay geerida ku timid Allaha u naxariistee Madaalihii Hobolada Waaberi Cumar C\/lle (Cumar Shooli) oo habeennimadii 14\/4\/2020 ku geeriyooday cisbitaal ku yaallo magaalada Muqdisho oo maalmihii la soo dhaafay uu ku xanuunsanayay. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ku hadlayay magaca Akadeemiyada ayaa sheegay inuu tacsi u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3096,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Madaalihii Hobalada Waaberi Cumar Shooli - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Madaalihii Hobalada Waaberi Cumar Shooli - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa ka tacsiyeeysay geerida ku timid Allaha u naxariistee Madaalihii Hobolada Waaberi Cumar C\/lle (Cumar Shooli) oo habeennimadii 14\/4\/2020 ku geeriyooday cisbitaal ku yaallo magaalada Muqdisho oo maalmihii la soo dhaafay uu ku xanuunsanayay. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ku hadlayay magaca Akadeemiyada ayaa sheegay inuu tacsi u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-15T10:42:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-04-15T10:46:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/cumar-shooli-hees.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Madaalihii Hobalada Waaberi Cumar Shooli\",\"datePublished\":\"2020-04-15T10:42:59+00:00\",\"dateModified\":\"2020-04-15T10:46:07+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/\"},\"wordCount\":134,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/\",\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Madaalihii Hobalada Waaberi Cumar Shooli - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-04-15T10:42:59+00:00\",\"dateModified\":\"2020-04-15T10:46:07+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Madaalihii Hobalada Waaberi Cumar Shooli\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Madaalihii Hobalada Waaberi Cumar Shooli - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Madaalihii Hobalada Waaberi Cumar Shooli - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa ka tacsiyeeysay geerida ku timid Allaha u naxariistee Madaalihii Hobolada Waaberi Cumar C\/lle (Cumar Shooli) oo habeennimadii 14\/4\/2020 ku geeriyooday cisbitaal ku yaallo magaalada Muqdisho oo maalmihii la soo dhaafay uu ku xanuunsanayay. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ku hadlayay magaca Akadeemiyada ayaa sheegay inuu tacsi u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-04-15T10:42:59+00:00","article_modified_time":"2020-04-15T10:46:07+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/cumar-shooli-hees.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Madaalihii Hobalada Waaberi Cumar Shooli","datePublished":"2020-04-15T10:42:59+00:00","dateModified":"2020-04-15T10:46:07+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/"},"wordCount":134,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/","name":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Madaalihii Hobalada Waaberi Cumar Shooli - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-04-15T10:42:59+00:00","dateModified":"2020-04-15T10:46:07+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-madaalihii-hobalada-waaberi-cumar-shooli\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ka Tacsiyeysay Geerida Madaalihii Hobalada Waaberi Cumar Shooli"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3095"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3095"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3095\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3099,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3095\/revisions\/3099"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3096"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3095"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3095"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3095"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}