{"id":3075,"date":"2020-04-08T07:42:53","date_gmt":"2020-04-08T07:42:53","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3075"},"modified":"2020-04-08T08:16:02","modified_gmt":"2020-04-08T08:16:02","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Boqorkii Tumista Kabanka Marxuum Axmed Ismaaciil Xudeydi"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Al-Fannaan Axmed Ismaaciil Xuseen (Xudeydi), marxuumka ayaa ku geeriyooday magaalada London oo maalmihii u dambeeyay uu ku xanuunsanayay Isbitaal ku yaalla magaaladaasi.<\/h4>\n<h4>Dr. Afrax ayaa sheegay inuu si aad ah uga naxay geerida ku timid fannaanka, waxaana uu tilmaamay inuu Xudeydi ahaa muusikiiste caan ah oo muddo dheer ku soo dhex jiray hawlaha fanka Soomaaliyeed, isaga oo caddeeyay fannaanku inuu ahaa hobol noloshiisa u hibeeyay Wacyigalinta bulshadiisa.<\/h4>\n<h4>\u201cAniga oo ku hadlayo Magacayga, magaca Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo guud ahaan magaca bahda afka, dhaqanka, hal-abuurka iyo suugaanta ayaa geerida Axmed Ismaaciil Xuseen (Xudeydi), waxaan uga tacsiyaynayaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskii, eheladii iyo saaxiibadii uu ka tirsanaa ee fanka Soomaaliyeed, waxaana Alle uga baryayaa inuu Jannada ka waraabiyo\u201d ayuu yiri Dr. Maxamed Daahir Afrax.<\/h4>\n<h4>Allaha u naxariistee Marxuum Xudeydi ayaa da\u2019diisa aheyd 92 sanno jir, waxaana uu sannadkii 1928 ku dhashay magaalada Berbera, Xudeydi oo ahaa waaya arag muddo dheer fanka ku soo dhex jirey ayaa waxaa loo yaqiinay boqorkii Cuudka, isagoo tiir iyo udub dhexaad u ahaa Fanka Soomaaliyeed, kana mid ahaa aas-aasayaasha Fanka Casriga ah ee Soomaalida.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3076\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/VVV.jpg\" alt=\"\" width=\"482\" height=\"482\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/VVV.jpg 482w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/VVV-150x150.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/VVV-300x300.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 482px) 100vw, 482px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Al-Fannaan Axmed Ismaaciil Xuseen (Xudeydi), marxuumka ayaa ku geeriyooday magaalada London oo maalmihii u dambeeyay uu ku xanuunsanayay Isbitaal ku yaalla magaaladaasi. Dr. Afrax ayaa sheegay inuu si aad ah uga naxay geerida ku timid fannaanka, waxaana uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3078,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Boqorkii Tumista Kabanka Marxuum Axmed Ismaaciil Xudeydi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Boqorkii Tumista Kabanka Marxuum Axmed Ismaaciil Xudeydi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Al-Fannaan Axmed Ismaaciil Xuseen (Xudeydi), marxuumka ayaa ku geeriyooday magaalada London oo maalmihii u dambeeyay uu ku xanuunsanayay Isbitaal ku yaalla magaaladaasi. Dr. Afrax ayaa sheegay inuu si aad ah uga naxay geerida ku timid fannaanka, waxaana uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-08T07:42:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-04-08T08:16:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Cuudka.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"784\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Boqorkii Tumista Kabanka Marxuum Axmed Ismaaciil Xudeydi\",\"datePublished\":\"2020-04-08T07:42:53+00:00\",\"dateModified\":\"2020-04-08T08:16:02+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/\"},\"wordCount\":208,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Boqorkii Tumista Kabanka Marxuum Axmed Ismaaciil Xudeydi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-04-08T07:42:53+00:00\",\"dateModified\":\"2020-04-08T08:16:02+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Boqorkii Tumista Kabanka Marxuum Axmed Ismaaciil Xudeydi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Boqorkii Tumista Kabanka Marxuum Axmed Ismaaciil Xudeydi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Boqorkii Tumista Kabanka Marxuum Axmed Ismaaciil Xudeydi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Al-Fannaan Axmed Ismaaciil Xuseen (Xudeydi), marxuumka ayaa ku geeriyooday magaalada London oo maalmihii u dambeeyay uu ku xanuunsanayay Isbitaal ku yaalla magaaladaasi. Dr. Afrax ayaa sheegay inuu si aad ah uga naxay geerida ku timid fannaanka, waxaana uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-04-08T07:42:53+00:00","article_modified_time":"2020-04-08T08:16:02+00:00","og_image":[{"width":960,"height":784,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Cuudka.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Boqorkii Tumista Kabanka Marxuum Axmed Ismaaciil Xudeydi","datePublished":"2020-04-08T07:42:53+00:00","dateModified":"2020-04-08T08:16:02+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/"},"wordCount":208,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Boqorkii Tumista Kabanka Marxuum Axmed Ismaaciil Xudeydi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-04-08T07:42:53+00:00","dateModified":"2020-04-08T08:16:02+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-boqorkii-tumista-kabanka-marxuum-axmed-ismaaciil-xudeydi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida Boqorkii Tumista Kabanka Marxuum Axmed Ismaaciil Xudeydi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3075"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3075"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3075\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3079,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3075\/revisions\/3079"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3078"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3075"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3075"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3075"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}