{"id":3037,"date":"2020-03-10T08:45:16","date_gmt":"2020-03-10T08:45:16","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3037"},"modified":"2020-03-10T09:17:32","modified_gmt":"2020-03-10T09:17:32","slug":"madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/","title":{"rendered":"Madaxda AGA ee Qaaradda Yurub oo ka Qeyb-gashay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Magaalada Birmingham ee Dalka Britain"},"content":{"rendered":"<h4><em>Xaflad loogu tala-galay daahfurka buugga Godob iyo Geeri, ayna ka soo qeyb-galeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK, madaxda AGA ee Qaaradda Yurub, aqoonyahanno, qorayaal iyo marti sharaf kale ayaa 7\/3\/2020, waxaa lagu qabtay xarunta Dream Chaser Youth Club ee magaalada Birmingham ee dalka Britain.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Furitaankii munaasabaddaasi waxaa ka hadlay qoraaga buugga Godob iyo Geeri Muxyadiin Xuseen Ciid, waxaana uuu si faah-faahsan uga hadlay macluumaadka uu xambaarsan buuggiisa, isaga uu caddeeyay sheekada buuggiisa inay ku jihaysan \u00a0tahay qiso kuu iftiimin doonta sharafta iyo qiimaha uu lahaa dhaqankii hore ee Soomaalida.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cSheekada Godob iyo Geeri waxa ay ku qotontaa dhaqankii qarniyaal ka hor Soomaalida saldhiga u ahaa, qisadaan waxaa qayb wayn ka ah suugaanteenii dhaxal-galka ahayd ee aan caanka ku ahayn, dad badan oo dhaqanka xiiseeya ayaa waxa ay u noqon doontaa mid ay ku diirsadaan\u201d ayuu yiri \u00a0qoraha buugga\u00a0<\/em><em>MuxyadIin Xuseen Ciid\u00a0<\/em><em>oo halkaasi uga mahad-celiyay masuuliyiinta Akadeemiye-Goboleedka AGA oo qeyb weyn ku lahaa isku duba-ridka daahfurka buuggaasi..<\/em><\/h4>\n<h4><em>Wakiilka Qaaradda Yurub ee Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Cabdiraxmaan Maxamed Abtidoon iyo Wakiilka Akadeemiayada AGA ee dalka Ingiriiska Cabduqaadir Ruumi oo iyguna xafladaasi ka hadlay ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin ka soo qeybgalka daahfurka buuggaasi, waxaana ay ku nuux-nuuxasdeen inuu buugga Godob iyo Geeri uu yahay buug\u00a0 tilmaamaya hab-nololeedka Soomaalidii hore, iyaga oo intaasi raaciyay in cutub kasta lagu qurxiyay murti mug weyn. \u00a0<\/em><\/h4>\n<h4><em>Qaar ka mid ahaa ka qeyb-galayaashii xafladdaasi ayaa qoraha buugga Godob iyo Geeri la wadaagay su\u2019aalo ku saabsan buuggiisa, qoraha ayaana weydiimahaasi si hufan uga war-celiyay, iyada oo gunnaanadkii<\/em> munaasabaddaasina lagu iibsadey nuqulo ka mid ahaa buuggaasi.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3044\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89048631_10158136467529241_7891595827615891456_o.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89048631_10158136467529241_7891595827615891456_o.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89048631_10158136467529241_7891595827615891456_o-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89048631_10158136467529241_7891595827615891456_o-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3048\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89444288_10158136464674241_2244520673047216128_o.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89444288_10158136464674241_2244520673047216128_o.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89444288_10158136464674241_2244520673047216128_o-300x213.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89444288_10158136464674241_2244520673047216128_o-768x546.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3043\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88302129_10158134988204241_3831443125356724224_o.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"425\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88302129_10158134988204241_3831443125356724224_o.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88302129_10158134988204241_3831443125356724224_o-300x133.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88302129_10158134988204241_3831443125356724224_o-768x340.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3045\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89185917_10158136463164241_3439118500184981504_o.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"716\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89185917_10158136463164241_3439118500184981504_o.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89185917_10158136463164241_3439118500184981504_o-300x224.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89185917_10158136463164241_3439118500184981504_o-768x573.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-3046\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89345180_2805071552872756_8554247068787408896_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89345180_2805071552872756_8554247068787408896_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89345180_2805071552872756_8554247068787408896_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89345180_2805071552872756_8554247068787408896_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3040\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87392631_10158136463969241_1931172718263140352_o.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87392631_10158136463969241_1931172718263140352_o.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87392631_10158136463969241_1931172718263140352_o-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87392631_10158136463969241_1931172718263140352_o-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3039\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89640426_10158134998044241_5945480587417485312_o.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89640426_10158134998044241_5945480587417485312_o.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89640426_10158134998044241_5945480587417485312_o-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3047\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89384153_10158136463724241_3473941970466897920_o.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"717\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89384153_10158136463724241_3473941970466897920_o.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89384153_10158136463724241_3473941970466897920_o-300x224.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89384153_10158136463724241_3473941970466897920_o-768x574.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3050\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/82551953_1388741804630651_110386981699059712_o.jpg\" alt=\"\" width=\"729\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/82551953_1388741804630651_110386981699059712_o.jpg 729w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/82551953_1388741804630651_110386981699059712_o-228x300.jpg 228w\" sizes=\"(max-width: 729px) 100vw, 729px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3042\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88265927_10158134979474241_43317850441515008_o.jpg\" alt=\"\" width=\"940\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88265927_10158134979474241_43317850441515008_o.jpg 940w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88265927_10158134979474241_43317850441515008_o-294x300.jpg 294w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88265927_10158134979474241_43317850441515008_o-768x784.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 940px) 100vw, 940px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3038\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89583294_10158136466354241_2073793390863974400_o.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89583294_10158136466354241_2073793390863974400_o.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89583294_10158136466354241_2073793390863974400_o-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaflad loogu tala-galay daahfurka buugga Godob iyo Geeri, ayna ka soo qeyb-galeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK, madaxda AGA ee Qaaradda Yurub, aqoonyahanno, qorayaal iyo marti sharaf kale ayaa 7\/3\/2020, waxaa lagu qabtay xarunta Dream Chaser Youth Club ee magaalada Birmingham ee dalka Britain. Furitaankii munaasabaddaasi waxaa ka hadlay qoraaga buugga Godob iyo Geeri Muxyadiin Xuseen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3044,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxda AGA ee Qaaradda Yurub oo ka Qeyb-gashay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Magaalada Birmingham ee Dalka Britain - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxda AGA ee Qaaradda Yurub oo ka Qeyb-gashay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Magaalada Birmingham ee Dalka Britain - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xaflad loogu tala-galay daahfurka buugga Godob iyo Geeri, ayna ka soo qeyb-galeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK, madaxda AGA ee Qaaradda Yurub, aqoonyahanno, qorayaal iyo marti sharaf kale ayaa 7\/3\/2020, waxaa lagu qabtay xarunta Dream Chaser Youth Club ee magaalada Birmingham ee dalka Britain. Furitaankii munaasabaddaasi waxaa ka hadlay qoraaga buugga Godob iyo Geeri Muxyadiin Xuseen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-10T08:45:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-03-10T09:17:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89048631_10158136467529241_7891595827615891456_o.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Madaxda AGA ee Qaaradda Yurub oo ka Qeyb-gashay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Magaalada Birmingham ee Dalka Britain\",\"datePublished\":\"2020-03-10T08:45:16+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-10T09:17:32+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/\"},\"wordCount\":273,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/\",\"name\":\"Madaxda AGA ee Qaaradda Yurub oo ka Qeyb-gashay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Magaalada Birmingham ee Dalka Britain - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-03-10T08:45:16+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-10T09:17:32+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxda AGA ee Qaaradda Yurub oo ka Qeyb-gashay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Magaalada Birmingham ee Dalka Britain\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxda AGA ee Qaaradda Yurub oo ka Qeyb-gashay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Magaalada Birmingham ee Dalka Britain - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxda AGA ee Qaaradda Yurub oo ka Qeyb-gashay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Magaalada Birmingham ee Dalka Britain - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Xaflad loogu tala-galay daahfurka buugga Godob iyo Geeri, ayna ka soo qeyb-galeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK, madaxda AGA ee Qaaradda Yurub, aqoonyahanno, qorayaal iyo marti sharaf kale ayaa 7\/3\/2020, waxaa lagu qabtay xarunta Dream Chaser Youth Club ee magaalada Birmingham ee dalka Britain. Furitaankii munaasabaddaasi waxaa ka hadlay qoraaga buugga Godob iyo Geeri Muxyadiin Xuseen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-03-10T08:45:16+00:00","article_modified_time":"2020-03-10T09:17:32+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89048631_10158136467529241_7891595827615891456_o.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Madaxda AGA ee Qaaradda Yurub oo ka Qeyb-gashay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Magaalada Birmingham ee Dalka Britain","datePublished":"2020-03-10T08:45:16+00:00","dateModified":"2020-03-10T09:17:32+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/"},"wordCount":273,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/","name":"Madaxda AGA ee Qaaradda Yurub oo ka Qeyb-gashay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Magaalada Birmingham ee Dalka Britain - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-03-10T08:45:16+00:00","dateModified":"2020-03-10T09:17:32+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-magaalada-birmingham-ee-dalka-britain\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxda AGA ee Qaaradda Yurub oo ka Qeyb-gashay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Magaalada Birmingham ee Dalka Britain"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3037"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3037"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3037\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3057,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3037\/revisions\/3057"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3044"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3037"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3037"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3037"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}