{"id":3023,"date":"2020-02-22T15:47:01","date_gmt":"2020-02-22T15:47:01","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3023"},"modified":"2020-11-03T14:06:50","modified_gmt":"2020-11-03T14:06:50","slug":"soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","title":{"rendered":"Soomaalida Minnesota oo Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo"},"content":{"rendered":"<h4><em>Xaflad ballaaran oo lagu maamuusayay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo, ayna si wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), Somali Pen iyo Meertada Afka iyo Suugaanta Soomaalida ayaa 22\/2\/2020, waxaa lagu qabtay magaalada Minnesota ee dalka Maraykanka.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Macallin Saciid Saalax Axmed oo furitaankii xafladdaasi ka hadlay ayaa si qoto dheer uga warbixiyay sida uu ku yimid xuska 21 Febraayo ee sannad kasta looga dabaal dego caalamka, waxaana iftiimiyay in xuskaasi uu ka soo jeedo arday loo dilay ilaalinta xuquuqda afkooda hooyo, isaga oo caddeeyay Qaramada Midoobay sannadkii 1999-kii in ay go\u2019aamisay in sannad walba la xuso 21 Febraayo maalinta afka hooyo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cXuska afka hooyo, waxa uu sannadkaan ka dhacayaa magaalooyin badan oo Soomaaliya iyo caalamka ku kala yaallo, waxaana xusaskaasi wada hogaaminaya Akadeemiye-Goboleedk AfSoomaaliga iyo Somali Pen oo mataaneysan, Aniga oo ka faa\u2019iidaysanaysa fursadaan ayaa waxaa jeclaan lahaa waalidiinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan halkaan, inaan kula dar-daarmo inuu qof walba uu hiil u noqdo afkeena hooyo, isla markaana aan ubadkeena ku barbaarino af Soomaaliga \u201d ayuu yiri Macallin Saciid Saalax oo sheegay halku-dhigga ay sannadkaan qaateen in uu yahay \u00a0\u2018Ambaqaadka Taariikhdaada waa Afkaaga Soomaaliga\u201d.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Sidoo kale, waxaa munaasabaddaasi ka hadlay Macallin Maxamed Axmed Aare {Keyd}, Eng. Cabdi-kariin Maxamuud Suleymaan (Cabdi Dheere), Cadar Axmed Kaahin iyo masuulyiin kale, kuwaasi oo sheegya in loo baahan yahay in caruurta lagu dhiiri-galiyo barashada afka Soomaaliga, iyaga oo nasiib-darro ku tilmaamay in Soomaalida qaarkood ay ku hadlaan afaf shisheeye, iyaga oo ka faanayo afkooda hooyo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Munaasabaddaasi ayaa intii ay socotay waxaa lagu daawadey flim ay jilayeen ardayda Jaamacadda Minnesota oo ka hadlayay qiimaha ay leedahay barashada farta Soomaaliga, sidoo kale waxaa isla xafladaasi lagu soo bandhiggay suugaan ay tirinayeen qaar ka mid ah abwaannada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Minnesota ee wadanka Maraykanka.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Sannad walba ayaa xilligaan oo kale, waxaa magaalada Minnesota laga qabtaa xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo, magaaladaasi ayaa 16-kii \u00a0sanno ee ugu dambaysay waxaa sannad walba lagu dhigayay xuskaasi.<\/em><\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3029\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89437242_751637122031803_443523920990044160_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89437242_751637122031803_443523920990044160_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89437242_751637122031803_443523920990044160_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89437242_751637122031803_443523920990044160_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3028\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88999291_3112173675462590_744561799424114688_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88999291_3112173675462590_744561799424114688_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88999291_3112173675462590_744561799424114688_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88999291_3112173675462590_744561799424114688_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3027\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88999104_686388698769157_1204615877010391040_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88999104_686388698769157_1204615877010391040_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88999104_686388698769157_1204615877010391040_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88999104_686388698769157_1204615877010391040_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3026\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88965507_2531470593737672_3712284373035253760_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88965507_2531470593737672_3712284373035253760_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88965507_2531470593737672_3712284373035253760_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88965507_2531470593737672_3712284373035253760_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3031\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87840878_201366471078397_6187713770794516480_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87840878_201366471078397_6187713770794516480_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87840878_201366471078397_6187713770794516480_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87840878_201366471078397_6187713770794516480_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3032\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88273584_506500313390468_290400343953506304_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"752\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88273584_506500313390468_290400343953506304_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88273584_506500313390468_290400343953506304_n-300x235.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88273584_506500313390468_290400343953506304_n-768x602.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3030\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87179355_211716439948323_6422207740931735552_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87179355_211716439948323_6422207740931735552_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87179355_211716439948323_6422207740931735552_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87179355_211716439948323_6422207740931735552_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3025\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88434881_2685810094800824_5434537134558019584_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88434881_2685810094800824_5434537134558019584_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88434881_2685810094800824_5434537134558019584_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88434881_2685810094800824_5434537134558019584_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3033\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88295565_502625907351508_4902058522402881536_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88295565_502625907351508_4902058522402881536_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88295565_502625907351508_4902058522402881536_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88295565_502625907351508_4902058522402881536_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3024\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88416904_629651861161829_5827112504215470080_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"518\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88416904_629651861161829_5827112504215470080_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88416904_629651861161829_5827112504215470080_n-300x162.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88416904_629651861161829_5827112504215470080_n-768x414.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaflad ballaaran oo lagu maamuusayay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo, ayna si wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), Somali Pen iyo Meertada Afka iyo Suugaanta Soomaalida ayaa 22\/2\/2020, waxaa lagu qabtay magaalada Minnesota ee dalka Maraykanka. Macallin Saciid Saalax Axmed oo furitaankii xafladdaasi ka hadlay ayaa si qoto dheer uga warbixiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3026,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaalida Minnesota oo Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaalida Minnesota oo Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xaflad ballaaran oo lagu maamuusayay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo, ayna si wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), Somali Pen iyo Meertada Afka iyo Suugaanta Soomaalida ayaa 22\/2\/2020, waxaa lagu qabtay magaalada Minnesota ee dalka Maraykanka. Macallin Saciid Saalax Axmed oo furitaankii xafladdaasi ka hadlay ayaa si qoto dheer uga warbixiyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-22T15:47:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-11-03T14:06:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88965507_2531470593737672_3712284373035253760_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Soomaalida Minnesota oo Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo\",\"datePublished\":\"2020-02-22T15:47:01+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-03T14:06:50+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"},\"wordCount\":330,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\",\"name\":\"Soomaalida Minnesota oo Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-02-22T15:47:01+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-03T14:06:50+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaalida Minnesota oo Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaalida Minnesota oo Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaalida Minnesota oo Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Xaflad ballaaran oo lagu maamuusayay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo, ayna si wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), Somali Pen iyo Meertada Afka iyo Suugaanta Soomaalida ayaa 22\/2\/2020, waxaa lagu qabtay magaalada Minnesota ee dalka Maraykanka. Macallin Saciid Saalax Axmed oo furitaankii xafladdaasi ka hadlay ayaa si qoto dheer uga warbixiyay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-02-22T15:47:01+00:00","article_modified_time":"2020-11-03T14:06:50+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88965507_2531470593737672_3712284373035253760_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Soomaalida Minnesota oo Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo","datePublished":"2020-02-22T15:47:01+00:00","dateModified":"2020-11-03T14:06:50+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"},"wordCount":330,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","name":"Soomaalida Minnesota oo Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-02-22T15:47:01+00:00","dateModified":"2020-11-03T14:06:50+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-minnesota-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaalida Minnesota oo Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3023"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3023"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3023\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3036,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3023\/revisions\/3036"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3026"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3023"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3023"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3023"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}