{"id":3002,"date":"2020-02-21T08:44:06","date_gmt":"2020-02-21T08:44:06","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=3002"},"modified":"2020-11-03T14:04:01","modified_gmt":"2020-11-03T14:04:01","slug":"magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","title":{"rendered":"Magaalada Hargaysa oo si Ballaaran looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo."},"content":{"rendered":"<h4><em>Xaflad si ballaaran loo soo abaabulay, laguna maamuusayay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo, ayna ka soo qeyb-galeen masuulyiin kala duwan ayaa 21 Febraayo 2020, waxaa lagu qabtay Xarunta Dhaqanka ee magaalada Hargaysa.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Furitaankii munaasabaddaasi waxaa ka hadlay Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee Somaliland Ismaaciil Aw-Aadan Jaamac {Jaajumow] oo ku dheeraadaay soo bandhiggida qiimaha uu leeyahay Afka hooyo, waxaana uu caddeeyay Afka hooyo in uu ka mid yahay nimcooyinka uu Alle ku manaystay ummadda Somaliland, isaga oo intaasi ku darey in muwaadin walba looga baahan yahay ilaalinta iyo horumarinta afkeena hooyo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cAfka Soomaaliga waxaa xil gaar ah ka saarran yahay masuuliyiinta Dawladdaha, bahda hal-abuurka, barayaasha, qorrayaasha buugaagta, Qaamuuska iyo naxwaha Afka hooyo, warbaahinta iyo waalidiinta, iyada oo gurigu uu yahay meesha ugu horraysa ee ilmaha lagaga soo barbaariyo afkiisa\u201d ayuu yiri Wakiilka AGA ee Somaliland oo sheegay Akadeemiye-Goboleedka AGA in ay ugu deeqi doonto bulshada tababarro bilaash ah iyo barnaamijyo xiiso leh oo warbaahinta kala duwan looga soo gudbin doono haddii Eebbe idmo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Sh. Maxamuud Sh. Axmed Dalmar oo munaasabaddaasi ka hadlay ayaa sheegay in Afku uu yahay ammaano lagu galladay bini\u2019aadamka, waxaana uu xusay in Afka Carabiga uu Quraanku isku hayo, Afka Soomaaligana ay suugaantu isku hayso, isaga oo soo jeediyay in la sameeyo rugyeel {Instution} ilaaliya qoraalka.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Gunaanadkii xafladdaasi waxaa soo xidhay Guddoomiyaha Xarunta Dhaqanka Hargaysa oo\u00a0 sheegay inuu soo dhoweynayo baahida loo qabo ilaalinta, tayaynta iyo horumarinta Afka hooyo, isaga oo dhinaca kale u mahadnaqay ciddii soo abaabushay xafladdaasi.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Dhinaca kale, \u00a022-Febraayo 2020 Fiidnimadii Sabtiga aheyd ayaa Hotel Maansoor, waxaa lagu qabtay xaflad lagu weynaynayay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka hooyo, munaasibaddaas oo si weyn loo soo agaasimay ayaa qaban-qaabadeeda waxaa hormuud ka ahaa Naadiga Qallinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed (Somali PEN).<\/em><\/h4>\n<h4><em>Munaasabaddii xafladaasi ayaa waxaa ka soo qayb-galay madax ay ka mid ahayeen:- Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada.&amp; Wacyigalinta Somaliland, La-taliyaha Madaxweynaha C\/Waaxid C\/raxmaan, Guddomiyaha Jaamacadda Hargaysa Axmed Cabdi Goonle, Wasiirradii hore ee Hawlaha Guud Cali Max\u2019ed Xasan Iyo Madaxtooyada Max\u2019ud Xaashi Cabdi, dhinaca Somali Pen waxaa ka socday Farduus Siciid Dirir, Sacdiya Aw Muuse Axmed, Saynab Xaaji Aadan, Luul Dirir Mire, Abwaanno iyo dadka kale oo u heellan Afkooda hooyo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Masuuliyiintii halkaasi ka hadashay oo isugu jirtay Somali Pen iyo madaxda Somaliland ayaa dhammaantood, waxay qireen in bulshada Somaliland looga baahan yahay sidii ay uga qeyb-qaadan lahaayeen tayeynta, ilaalinta iyo horumarinta afka Soomaaliga, iyaga oo dhanka kale ka warbixiyay taariikhdii qoraalka AfSoomaaliga iyo ujeeddooyinkii laga lahaa AGA.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u00a0Wasiirka Dhallinyarada &amp; Wacyigelinta Somaliland oo madasha soo gaba-gabeeyay ayaa ballanqaaday inuu Wasiirka Waxbarashada ula tegi doono, Madaxweynahana uu gaadhsiin doono sidii loo xoojin lahaa daryeelka afka hooyo, waxaana uu ku cel-celiyay inuu arintaasi ku dabagalayo madaxda Somaliland, isaga oo kaashanayo Somali PEN iyo cid kasta oo u dhega nugul Tayaynta, ilaalinta iyo horumarina AfSoomaaliga.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Waxaa Diyaairiyay:-<\/em><\/h4>\n<h4><em>Wakiilka AGA Somaliland<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ismaaciil Aw Aadan Jaamac {Jaajumow]<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3003\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87900298_670879710316010_3579799917742260224_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87900298_670879710316010_3579799917742260224_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87900298_670879710316010_3579799917742260224_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87900298_670879710316010_3579799917742260224_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3004\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88265898_339372537013648_2984366353567186944_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88265898_339372537013648_2984366353567186944_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88265898_339372537013648_2984366353567186944_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88265898_339372537013648_2984366353567186944_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3009\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89375682_1141523266192324_8450402700964659200_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89375682_1141523266192324_8450402700964659200_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89375682_1141523266192324_8450402700964659200_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89375682_1141523266192324_8450402700964659200_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3008\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89242099_233490877807143_7630801990313836544_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89242099_233490877807143_7630801990313836544_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89242099_233490877807143_7630801990313836544_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89242099_233490877807143_7630801990313836544_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3007\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89029517_834976003653127_2555173862270566400_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89029517_834976003653127_2555173862270566400_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89029517_834976003653127_2555173862270566400_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89029517_834976003653127_2555173862270566400_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3005\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88276396_617583662356138_3947064022922166272_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88276396_617583662356138_3947064022922166272_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88276396_617583662356138_3947064022922166272_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88276396_617583662356138_3947064022922166272_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3006\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88961775_1376147942593175_1186462729582411776_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"639\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88961775_1376147942593175_1186462729582411776_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88961775_1376147942593175_1186462729582411776_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88961775_1376147942593175_1186462729582411776_n-768x511.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88961775_1376147942593175_1186462729582411776_n-310x205.jpg 310w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaflad si ballaaran loo soo abaabulay, laguna maamuusayay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo, ayna ka soo qeyb-galeen masuulyiin kala duwan ayaa 21 Febraayo 2020, waxaa lagu qabtay Xarunta Dhaqanka ee magaalada Hargaysa. Furitaankii munaasabaddaasi waxaa ka hadlay Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee Somaliland Ismaaciil Aw-Aadan Jaamac {Jaajumow] oo ku dheeraadaay soo bandhiggida qiimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3003,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Magaalada Hargaysa oo si Ballaaran looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Magaalada Hargaysa oo si Ballaaran looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xaflad si ballaaran loo soo abaabulay, laguna maamuusayay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo, ayna ka soo qeyb-galeen masuulyiin kala duwan ayaa 21 Febraayo 2020, waxaa lagu qabtay Xarunta Dhaqanka ee magaalada Hargaysa. Furitaankii munaasabaddaasi waxaa ka hadlay Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee Somaliland Ismaaciil Aw-Aadan Jaamac {Jaajumow] oo ku dheeraadaay soo bandhiggida qiimaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-21T08:44:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-11-03T14:04:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87900298_670879710316010_3579799917742260224_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Magaalada Hargaysa oo si Ballaaran looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo.\",\"datePublished\":\"2020-02-21T08:44:06+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-03T14:04:01+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"},\"wordCount\":485,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\",\"name\":\"Magaalada Hargaysa oo si Ballaaran looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-02-21T08:44:06+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-03T14:04:01+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Magaalada Hargaysa oo si Ballaaran looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Magaalada Hargaysa oo si Ballaaran looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Magaalada Hargaysa oo si Ballaaran looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Xaflad si ballaaran loo soo abaabulay, laguna maamuusayay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo, ayna ka soo qeyb-galeen masuulyiin kala duwan ayaa 21 Febraayo 2020, waxaa lagu qabtay Xarunta Dhaqanka ee magaalada Hargaysa. Furitaankii munaasabaddaasi waxaa ka hadlay Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee Somaliland Ismaaciil Aw-Aadan Jaamac {Jaajumow] oo ku dheeraadaay soo bandhiggida qiimaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-02-21T08:44:06+00:00","article_modified_time":"2020-11-03T14:04:01+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87900298_670879710316010_3579799917742260224_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Magaalada Hargaysa oo si Ballaaran looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo.","datePublished":"2020-02-21T08:44:06+00:00","dateModified":"2020-11-03T14:04:01+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"},"wordCount":485,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","name":"Magaalada Hargaysa oo si Ballaaran looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-02-21T08:44:06+00:00","dateModified":"2020-11-03T14:04:01+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-hargaysa-oo-si-ballaaran-looga-xusay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Magaalada Hargaysa oo si Ballaaran looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3002"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3002"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3002\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3012,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3002\/revisions\/3012"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3003"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3002"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3002"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3002"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}