{"id":2947,"date":"2020-03-03T17:27:41","date_gmt":"2020-03-03T17:27:41","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2947"},"modified":"2020-03-04T07:37:18","modified_gmt":"2020-03-04T07:37:18","slug":"akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Tababbar u Qabatey Ardayda Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<h4>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo kaashanaysa maamulka Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa maanta oo ku beegan 3\/3\/2020, waxa ay tababbar ku saabsan Tayaynta AfSoomaaliga Warbaahinta u qabtey ardayda Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacaddaas, kaasi oo ka dhacay hoolka Jaamacadda Ummadda ee deegaanka number Afar ee magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddii furitaanka tababbarkaas ayaa hadal uu halkaasi ka soo jeediyay Madaxa Tababbarada Akadeemiye-Goboleedka C\/llaahi Cabdi Aadan (Gacanka), waxa uu sheegay inuu soo dhaweynayo wada shaqeynta dhinaca tababbarada ee u bilaabatey AGA iyo Jaamacadda Ummadda, waxaana uu tibaaxay inuu bogaadinayo ardayda ka faa\u2019iidaysanaysa tababbarkaasi, isaga oo caddeeyay in la joogteyn doono tababbarada noocaan oo kale ah.<\/h4>\n<h4>Hormuudka Kulliyadda Saxaafadda iyo Cilmiga Warbaahinta ee Jaamacadda Ummadda \u00a0Prof. C\/qaadir Maxamed Dhicisow oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in baahi weyn loo qabo sidii ay Warbaahintu u sixi laheyd qoraalka farta Soomaaliga, waxaana uu tilmaamay inuu soo dhaweynayo sidii ay labada dhinac u yeelan lahaayeen wada shaqeyn, isaga oo Akadeemiyada AGA uga mahad -celiyay tababbarkaasi ay siinayso ardayda Jaamacaddooda.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Guddiga Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Baarlmanaka Xildhibaan Khaalid Macow oo si rasmi ah u furey tababbarkaasi ayaa sheegay in loo baahan yahay in wariyaasha laga dhiso sixida qoraalka farta Soomaaliga oo ay wax ku tabiyaan, waxaana uu caddeeyay inay anshax xumo tahay in qoraalo aan af Soomaaligoodu sax aheyn in dadka lala wadaago, isaga oo ku booriyay ka qeyb-galayaasha tababbarkaasi inay ka faa\u2019iidesytaan aqoonta la barayo.<\/h4>\n<h4>Intaasi kadib, waxaa cod baahiyaha lagu soo dhaweeyay Prof. Mustafa C\/llaahi Feyruus oo ka mid ah madaxda Akadeemiye-Goboleedka AfSooomaaliga, ahna Macallinkii bixinayay tababbarka, Macallin Mustafa ayaa ka qeyb-galayaasha tababbarakaasi siiyay cashar ku saabnaa \u201cLuqadda Saxaafadda\u201d, kaasi oo aad u xiisa galiyay ka qeyb-galayaashii tababbarkaasi.<\/h4>\n<h4>Gaba-gabadii tababbarkaasi ayaa qaar ka mid ah ka qeyb-galayashii tababbarkaasi, waxay sheegeen inay aad ula dhaceen duruustii la siiyay, waxayan codsadeen in la joogteeyo tababbarada ceynkaan oo kale ah.<\/h4>\n<h4>Tababbarkaasi oo ay ka faa&#8217;iideysteen in ku dhaw boqol xubnood oo ka tirsan ardayda kulliyadda saxaafadda ayaa bilow u ahaa tababbarro baahsan oo loo qaban doono ardyada Jaamacadda ummadda Soomaaliyeed.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2948\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/9d3068003f284cc0ae4b4e76ccb49863d452a9818e7e54d29bef00507af96e0c.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"341\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/9d3068003f284cc0ae4b4e76ccb49863d452a9818e7e54d29bef00507af96e0c.jpg 512w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/9d3068003f284cc0ae4b4e76ccb49863d452a9818e7e54d29bef00507af96e0c-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/9d3068003f284cc0ae4b4e76ccb49863d452a9818e7e54d29bef00507af96e0c-310x205.jpg 310w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone  wp-image-2951\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/5421d4b0a6b165e60f1c16d7115915ecbc010bbb9b1fe392d25f03cbe934cdd5.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"341\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/5421d4b0a6b165e60f1c16d7115915ecbc010bbb9b1fe392d25f03cbe934cdd5.jpg 512w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/5421d4b0a6b165e60f1c16d7115915ecbc010bbb9b1fe392d25f03cbe934cdd5-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/5421d4b0a6b165e60f1c16d7115915ecbc010bbb9b1fe392d25f03cbe934cdd5-310x205.jpg 310w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone  wp-image-2950\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/142bd5a1ae23ba79dc084035254cb50e2d68fbefa9bef446f0f2679b9eb4e20b.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"341\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/142bd5a1ae23ba79dc084035254cb50e2d68fbefa9bef446f0f2679b9eb4e20b.jpg 512w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/142bd5a1ae23ba79dc084035254cb50e2d68fbefa9bef446f0f2679b9eb4e20b-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/142bd5a1ae23ba79dc084035254cb50e2d68fbefa9bef446f0f2679b9eb4e20b-310x205.jpg 310w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2953\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88180680_556829991624159_4128929379369615360_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88180680_556829991624159_4128929379369615360_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88180680_556829991624159_4128929379369615360_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88180680_556829991624159_4128929379369615360_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2954\" style=\"line-height: 1.5;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88204960_2239976666308591_5198231044704174080_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88204960_2239976666308591_5198231044704174080_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88204960_2239976666308591_5198231044704174080_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88204960_2239976666308591_5198231044704174080_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><span style=\"line-height: 1.5;\">\u00a0<\/span><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2949\" style=\"line-height: 1.5;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/9e433c8074c3cd86f1f2aa5cdb7b7ec81d61b7d5e019bcc710940af965c7312f.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"341\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/9e433c8074c3cd86f1f2aa5cdb7b7ec81d61b7d5e019bcc710940af965c7312f.jpg 512w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/9e433c8074c3cd86f1f2aa5cdb7b7ec81d61b7d5e019bcc710940af965c7312f-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/9e433c8074c3cd86f1f2aa5cdb7b7ec81d61b7d5e019bcc710940af965c7312f-310x205.jpg 310w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2956\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88438112_210485350321635_1464891466378641408_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88438112_210485350321635_1464891466378641408_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88438112_210485350321635_1464891466378641408_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88438112_210485350321635_1464891466378641408_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2959\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/e8866499a99dde249784e8e7a4efd9f73fb01ae4169eacac9bd2ec3d305666ed.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"341\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/e8866499a99dde249784e8e7a4efd9f73fb01ae4169eacac9bd2ec3d305666ed.jpg 512w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/e8866499a99dde249784e8e7a4efd9f73fb01ae4169eacac9bd2ec3d305666ed-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/e8866499a99dde249784e8e7a4efd9f73fb01ae4169eacac9bd2ec3d305666ed-310x205.jpg 310w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2958\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/df2edf4fde4c7dc8d2ad2d22e7f91b7e9e5a4ec30a4421f9704a1b49001de9b9.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"341\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/df2edf4fde4c7dc8d2ad2d22e7f91b7e9e5a4ec30a4421f9704a1b49001de9b9.jpg 512w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/df2edf4fde4c7dc8d2ad2d22e7f91b7e9e5a4ec30a4421f9704a1b49001de9b9-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/df2edf4fde4c7dc8d2ad2d22e7f91b7e9e5a4ec30a4421f9704a1b49001de9b9-310x205.jpg 310w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2957\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/b46971a92d01058eb9e5e3102d42aa56cfe5c6d62d2a537eb85fea4dadda4720.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"341\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/b46971a92d01058eb9e5e3102d42aa56cfe5c6d62d2a537eb85fea4dadda4720.jpg 512w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/b46971a92d01058eb9e5e3102d42aa56cfe5c6d62d2a537eb85fea4dadda4720-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/b46971a92d01058eb9e5e3102d42aa56cfe5c6d62d2a537eb85fea4dadda4720-310x205.jpg 310w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2955\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88310457_197525408006395_8552445231222489088_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88310457_197525408006395_8552445231222489088_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88310457_197525408006395_8552445231222489088_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88310457_197525408006395_8552445231222489088_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2952\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88155430_515855306013557_2796446291528253440_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"555\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88155430_515855306013557_2796446291528253440_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88155430_515855306013557_2796446291528253440_n-300x173.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88155430_515855306013557_2796446291528253440_n-768x444.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo kaashanaysa maamulka Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa maanta oo ku beegan 3\/3\/2020, waxa ay tababbar ku saabsan Tayaynta AfSoomaaliga Warbaahinta u qabtey ardayda Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacaddaas, kaasi oo ka dhacay hoolka Jaamacadda Ummadda ee deegaanka number Afar ee magaalada Muqdisho. Munaasabaddii furitaanka tababbarkaas ayaa hadal uu halkaasi ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2958,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Tababbar u Qabatey Ardayda Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Tababbar u Qabatey Ardayda Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo kaashanaysa maamulka Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa maanta oo ku beegan 3\/3\/2020, waxa ay tababbar ku saabsan Tayaynta AfSoomaaliga Warbaahinta u qabtey ardayda Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacaddaas, kaasi oo ka dhacay hoolka Jaamacadda Ummadda ee deegaanka number Afar ee magaalada Muqdisho. Munaasabaddii furitaanka tababbarkaas ayaa hadal uu halkaasi ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-03T17:27:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-03-04T07:37:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/df2edf4fde4c7dc8d2ad2d22e7f91b7e9e5a4ec30a4421f9704a1b49001de9b9.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"341\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Tababbar u Qabatey Ardayda Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed\",\"datePublished\":\"2020-03-03T17:27:41+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-04T07:37:18+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/\"},\"wordCount\":349,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/\",\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Tababbar u Qabatey Ardayda Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-03-03T17:27:41+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-04T07:37:18+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Tababbar u Qabatey Ardayda Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Tababbar u Qabatey Ardayda Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Tababbar u Qabatey Ardayda Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo kaashanaysa maamulka Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa maanta oo ku beegan 3\/3\/2020, waxa ay tababbar ku saabsan Tayaynta AfSoomaaliga Warbaahinta u qabtey ardayda Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacaddaas, kaasi oo ka dhacay hoolka Jaamacadda Ummadda ee deegaanka number Afar ee magaalada Muqdisho. Munaasabaddii furitaanka tababbarkaas ayaa hadal uu halkaasi ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-03-03T17:27:41+00:00","article_modified_time":"2020-03-04T07:37:18+00:00","og_image":[{"width":512,"height":341,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/df2edf4fde4c7dc8d2ad2d22e7f91b7e9e5a4ec30a4421f9704a1b49001de9b9.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Tababbar u Qabatey Ardayda Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed","datePublished":"2020-03-03T17:27:41+00:00","dateModified":"2020-03-04T07:37:18+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/"},"wordCount":349,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/","name":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Tababbar u Qabatey Ardayda Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-03-03T17:27:41+00:00","dateModified":"2020-03-04T07:37:18+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-tababbar-u-qabatey-ardayda-kulliyadda-saxaafadda-ee-jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Tababbar u Qabatey Ardayda Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2947"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2947"}],"version-history":[{"count":12,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2947\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2971,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2947\/revisions\/2971"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2958"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2947"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2947"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2947"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}