{"id":2930,"date":"2020-03-01T16:44:17","date_gmt":"2020-03-01T16:44:17","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2930"},"modified":"2020-03-01T16:52:40","modified_gmt":"2020-03-01T16:52:40","slug":"naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/","title":{"rendered":"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo soo Bandhiggay Wax-qabadkii Naadigaas ee Sannadkii 2019"},"content":{"rendered":"<h4>Xaflad lagu maamuusayay soo bandhiggidda wax-qabadkii sannadlaha ahaa ee Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir, ayna ka soo qeyb-galeen madax kala duwan ayaa 27\/2\/2020 waxaa lagu qabtay xarunta Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir Khadar Cabdi C\/llaahi {Deeqsi} oo furitaankii xafladdaasi ka hadlay ayaa sheegay in sannadkii 2019 uu naadiga Banaadir u ahaa sannad wanaagsan, waxaana uu xusay wax-qabadkii naadigaasi inay ka mid aheyd yagleelida Maktabadda Guud ee naadiga Banaadir, isaga oo dhinaca kale u mahad-celiyay cid kasta oo gacan ka gaysatay socodsiinta hawlaha naadigaasi.<\/h4>\n<h4>Gudddoomiyaha Golaha Abwaannada Soomaaliyeed Xirsi Dhuux Maxamed, Prof. Mustafa C\/llahi Feyruus oo ka tirsan madaxda sare ee Akademiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), Agaasimaha horumarinta afka Soomaaliga ee Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta Barre Sheikh C\/llaahi (Bangaladesh) &amp; Agaasimaha Idaacadda Kulmiye Burhaan Diini Faarax oo munaasabaddaasi ka hadlay ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan bandhigga wax-qabadka 2019 ee naadiga Banaadir, iyaga oo u rajeeyay naadigaasi horumar ka badan midkii sannadkii hore.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddii Xafladdaas oo sannadkaan ka duwnaeyd xafladihii hore ayaa waxaa qeyb ka ahaa \u201cDood Cilmiyeed\u201d ku saabsaneyd Kobcinta Afka iyo Hal-abuurkiisa, Dooddaas oo aad u xiisa badneyd ayaa waxaa ka qeyb-qaatey aqoonyahanno ku xeel dheer afka Soomaaliga, kuwaasi oo kala ahaa:- Bare Sare Mustafe Fayruus, Abwaan\u200e Barre Bangaladeesh, Qoraa Anwar Mayoow iyo Prof. Xasan Shiikh.<\/h4>\n<h4>Gaba-gabadii xafladdaasi ayaa naadiga Banaadir waxa uu ku baxiyay S<span style=\"line-height: 1.5;\">hahaadooyin iyo Abaal-marino kala duwan oo uu naadigaasi u gartay Hay\u2019addo iyo shaqsiyaad gaar ah, kuwaasi oo naadiga Banaadir gacan ku siiyay gudashada hawlahiisa.<\/span><\/h4>\n<h4><span style=\"line-height: 1.5;\">\u00a0<\/span>Sannad walba horaantiisa ayaa naadiga Banaadir\u00a0<span style=\"line-height: 1.5;\">waxa uu mar walba soo bandhiggaa waxqabadkii naadigaasi, sannadkaan ayaa noqonayo sannadkii\u00a0<\/span>Seddexaad ee uu naadigaasi sameeyo dhacdadaan oo kale.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2932\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87482644_631592470972422_8462858449720442880_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87482644_631592470972422_8462858449720442880_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87482644_631592470972422_8462858449720442880_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87482644_631592470972422_8462858449720442880_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2939\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88157928_631593454305657_8281890908941582336_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88157928_631593454305657_8281890908941582336_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88157928_631593454305657_8281890908941582336_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88157928_631593454305657_8281890908941582336_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2937\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87817940_631592067639129_4999563801964576768_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87817940_631592067639129_4999563801964576768_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87817940_631592067639129_4999563801964576768_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87817940_631592067639129_4999563801964576768_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2938\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87855833_631592207639115_4615352292705566720_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87855833_631592207639115_4615352292705566720_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87855833_631592207639115_4615352292705566720_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87855833_631592207639115_4615352292705566720_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2940\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88220520_631591684305834_5328460637871800320_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88220520_631591684305834_5328460637871800320_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88220520_631591684305834_5328460637871800320_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88220520_631591684305834_5328460637871800320_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2931\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/85181294_631591724305830_3606801256145747968_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/85181294_631591724305830_3606801256145747968_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/85181294_631591724305830_3606801256145747968_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/85181294_631591724305830_3606801256145747968_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2936\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87800638_631591897639146_7387298982675873792_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87800638_631591897639146_7387298982675873792_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87800638_631591897639146_7387298982675873792_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87800638_631591897639146_7387298982675873792_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2941\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88225259_631591860972483_3965631673348915200_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88225259_631591860972483_3965631673348915200_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88225259_631591860972483_3965631673348915200_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/88225259_631591860972483_3965631673348915200_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2935\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87691468_631592534305749_4618983863647993856_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"782\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87691468_631592534305749_4618983863647993856_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87691468_631592534305749_4618983863647993856_n-300x244.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87691468_631592534305749_4618983863647993856_n-768x626.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2933\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87506408_631592734305729_7844692534180708352_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87506408_631592734305729_7844692534180708352_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87506408_631592734305729_7844692534180708352_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87506408_631592734305729_7844692534180708352_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2934\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87663620_631591940972475_6579770110834114560_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87663620_631591940972475_6579770110834114560_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87663620_631591940972475_6579770110834114560_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87663620_631591940972475_6579770110834114560_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaflad lagu maamuusayay soo bandhiggidda wax-qabadkii sannadlaha ahaa ee Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir, ayna ka soo qeyb-galeen madax kala duwan ayaa 27\/2\/2020 waxaa lagu qabtay xarunta Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir Khadar Cabdi C\/llaahi {Deeqsi} oo furitaankii xafladdaasi ka hadlay ayaa sheegay in sannadkii 2019 uu naadiga Banaadir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2932,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo soo Bandhiggay Wax-qabadkii Naadigaas ee Sannadkii 2019 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo soo Bandhiggay Wax-qabadkii Naadigaas ee Sannadkii 2019 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xaflad lagu maamuusayay soo bandhiggidda wax-qabadkii sannadlaha ahaa ee Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir, ayna ka soo qeyb-galeen madax kala duwan ayaa 27\/2\/2020 waxaa lagu qabtay xarunta Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir Khadar Cabdi C\/llaahi {Deeqsi} oo furitaankii xafladdaasi ka hadlay ayaa sheegay in sannadkii 2019 uu naadiga Banaadir [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-01T16:44:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-03-01T16:52:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87482644_631592470972422_8462858449720442880_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo soo Bandhiggay Wax-qabadkii Naadigaas ee Sannadkii 2019\",\"datePublished\":\"2020-03-01T16:44:17+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-01T16:52:40+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/\"},\"wordCount\":284,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/\",\"name\":\"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo soo Bandhiggay Wax-qabadkii Naadigaas ee Sannadkii 2019 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-03-01T16:44:17+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-01T16:52:40+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo soo Bandhiggay Wax-qabadkii Naadigaas ee Sannadkii 2019\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo soo Bandhiggay Wax-qabadkii Naadigaas ee Sannadkii 2019 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo soo Bandhiggay Wax-qabadkii Naadigaas ee Sannadkii 2019 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Xaflad lagu maamuusayay soo bandhiggidda wax-qabadkii sannadlaha ahaa ee Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir, ayna ka soo qeyb-galeen madax kala duwan ayaa 27\/2\/2020 waxaa lagu qabtay xarunta Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir Khadar Cabdi C\/llaahi {Deeqsi} oo furitaankii xafladdaasi ka hadlay ayaa sheegay in sannadkii 2019 uu naadiga Banaadir [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-03-01T16:44:17+00:00","article_modified_time":"2020-03-01T16:52:40+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87482644_631592470972422_8462858449720442880_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo soo Bandhiggay Wax-qabadkii Naadigaas ee Sannadkii 2019","datePublished":"2020-03-01T16:44:17+00:00","dateModified":"2020-03-01T16:52:40+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/"},"wordCount":284,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/","name":"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo soo Bandhiggay Wax-qabadkii Naadigaas ee Sannadkii 2019 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-03-01T16:44:17+00:00","dateModified":"2020-03-01T16:52:40+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-soo-bandhiggay-wax-qabadkii-naadigaas-ee-sannadkii-2019\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo soo Bandhiggay Wax-qabadkii Naadigaas ee Sannadkii 2019"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2930"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2930"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2930\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2944,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2930\/revisions\/2944"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2932"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}