{"id":2916,"date":"2020-02-23T04:48:14","date_gmt":"2020-02-23T04:48:14","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2916"},"modified":"2020-11-03T14:08:13","modified_gmt":"2020-11-03T14:08:13","slug":"magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","title":{"rendered":"Magaalada Bolton ee Dalka Britain oo lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo"},"content":{"rendered":"<h4>Xaflad loogu tala-galay Xuska Maalinta Caalaimga ah ee Afka Hooyo, ayna si wadajir ah u soo abaabuleen bahda Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ee UK iyo Naadiga Qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed ee SSPEN, ayaa habeenkii 22\/2\/2020 waxaa lagu qabtay magaalada Bolton ee dalka Britain.<\/h4>\n<h4>Munasaabaddii Xafladdaas oo si wanaagsan loo soo qaabeeyay ayaa waxaa ka soo qayb-galay qaybaha kala duwan ee jaalliyadda Soomaalida ee magaalada Bolton, aqoonyahanno, qorayaal, hal-abuurro, haweenka iyo dhallinyarada Jaalliyaddaas ee magalada Balton.<\/h4>\n<h4>Masuuliyiintii ka hadshay xafladdaasi ayaa halkaasi ka soo jeediyay warbixinno isugu jirey muhiimda uu afku leeyahay, taariikha iyo sida uu ku dhashey xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo iyo dowrka AGA\/SPEN ee ku aadan hiilka afka hooyo iyo hal-abuurkiisa.<\/h4>\n<h4>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee wadanka Ingiriiska Prof. Cabdulqaadir Ruumi oo ka hadlay munaasabaddaasi ayaa si qoto dheer u iftiimiyay waxqabadka AGA ee ku saabsan dhinaca daryeelka iyo hiilka afka Soomaaliga, waxaana uu tibaaxay inay lagama maarmaan tahay sidii Akadeemiyada AGA gacan loogu siin lahaa nooleynta iyo xoojinta afka hooyo, isaga oo ku guubaabiyay bulshada Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool inay ka shaqeeyaan sidii ay caruurtooda u bari lahaayeen afkooda hooyo iyo dhaqankooda sooyaalka ah.<\/h4>\n<h4>Qaar ka mid ah madaxda Jaalliyadda Soomaalida ee magaalada Bolton oo gaba-gabadii xafladdaasi ka hadlay ayaa soo jeediyay talo iyo tusmo la xiriirta hiilka afka hooyo iyo in lagu bar-baariyo ubadka Soomaalida jacaylka afkooda hooyo.<\/h4>\n<h4>Xafladdaasi oo ku soo dhaamaatey jawi wanaagsan ayaa intii ay socotay waxaa lagu soo bandhiggay suugaan iyo carwo buugaageed aad loo jecleystay.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2920\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87382535_1053919241609397_777222126607269888_n.jpg\" alt=\"\" width=\"400\" height=\"304\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87382535_1053919241609397_777222126607269888_n.jpg 400w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87382535_1053919241609397_777222126607269888_n-300x228.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 400px) 100vw, 400px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2921\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87516244_132841498029344_8013509298946572288_n.jpg\" alt=\"\" width=\"408\" height=\"306\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87516244_132841498029344_8013509298946572288_n.jpg 408w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87516244_132841498029344_8013509298946572288_n-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 408px) 100vw, 408px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2922\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87520791_589319158590428_4525653519931277312_n.jpg\" alt=\"\" width=\"408\" height=\"306\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87520791_589319158590428_4525653519931277312_n.jpg 408w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87520791_589319158590428_4525653519931277312_n-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 408px) 100vw, 408px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2919\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87365312_553501945250522_2398418284794871808_n.jpg\" alt=\"\" width=\"408\" height=\"306\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87365312_553501945250522_2398418284794871808_n.jpg 408w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87365312_553501945250522_2398418284794871808_n-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 408px) 100vw, 408px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2918\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87365307_653050475430925_6188397576832679936_n.jpg\" alt=\"\" width=\"408\" height=\"306\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87365307_653050475430925_6188397576832679936_n.jpg 408w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87365307_653050475430925_6188397576832679936_n-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 408px) 100vw, 408px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2917\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87150902_560196081507097_8856060983387357184_n.jpg\" alt=\"\" width=\"408\" height=\"306\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87150902_560196081507097_8856060983387357184_n.jpg 408w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87150902_560196081507097_8856060983387357184_n-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 408px) 100vw, 408px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaflad loogu tala-galay Xuska Maalinta Caalaimga ah ee Afka Hooyo, ayna si wadajir ah u soo abaabuleen bahda Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ee UK iyo Naadiga Qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed ee SSPEN, ayaa habeenkii 22\/2\/2020 waxaa lagu qabtay magaalada Bolton ee dalka Britain. Munasaabaddii Xafladdaas oo si wanaagsan loo soo qaabeeyay ayaa waxaa ka soo qayb-galay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2922,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Magaalada Bolton ee Dalka Britain oo lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Magaalada Bolton ee Dalka Britain oo lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xaflad loogu tala-galay Xuska Maalinta Caalaimga ah ee Afka Hooyo, ayna si wadajir ah u soo abaabuleen bahda Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ee UK iyo Naadiga Qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed ee SSPEN, ayaa habeenkii 22\/2\/2020 waxaa lagu qabtay magaalada Bolton ee dalka Britain. Munasaabaddii Xafladdaas oo si wanaagsan loo soo qaabeeyay ayaa waxaa ka soo qayb-galay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-23T04:48:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-11-03T14:08:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87520791_589319158590428_4525653519931277312_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"408\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"306\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Magaalada Bolton ee Dalka Britain oo lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo\",\"datePublished\":\"2020-02-23T04:48:14+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-03T14:08:13+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\"},\"wordCount\":257,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\",\"name\":\"Magaalada Bolton ee Dalka Britain oo lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-02-23T04:48:14+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-03T14:08:13+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Magaalada Bolton ee Dalka Britain oo lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Magaalada Bolton ee Dalka Britain oo lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Magaalada Bolton ee Dalka Britain oo lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Xaflad loogu tala-galay Xuska Maalinta Caalaimga ah ee Afka Hooyo, ayna si wadajir ah u soo abaabuleen bahda Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ee UK iyo Naadiga Qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed ee SSPEN, ayaa habeenkii 22\/2\/2020 waxaa lagu qabtay magaalada Bolton ee dalka Britain. Munasaabaddii Xafladdaas oo si wanaagsan loo soo qaabeeyay ayaa waxaa ka soo qayb-galay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-02-23T04:48:14+00:00","article_modified_time":"2020-11-03T14:08:13+00:00","og_image":[{"width":408,"height":306,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87520791_589319158590428_4525653519931277312_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Magaalada Bolton ee Dalka Britain oo lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo","datePublished":"2020-02-23T04:48:14+00:00","dateModified":"2020-11-03T14:08:13+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/"},"wordCount":257,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","name":"Magaalada Bolton ee Dalka Britain oo lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-02-23T04:48:14+00:00","dateModified":"2020-11-03T14:08:13+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-bolton-ee-dalka-britain-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Magaalada Bolton ee Dalka Britain oo lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2916"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2916"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2916\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2925,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2916\/revisions\/2925"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2922"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2916"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2916"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2916"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}